Hussein Sahnuni

Hussein Sahnuni

Share

Waa Page-ka Rasmiga ah ee wariye Xuseen Saxnuuni

Hussein Sahnuni is a senior Somali Journalist who used to work with prominent media platforms including Television, Radio, Newspapers as well as online media for the last 20 years. Hussein Sahnuni worked with independent STN TV and Radio, Shabelle Radio, Bar-kulan and Frontier Radio as a reporter and program producer. Currently, Hussein Sahnuni works with VOA Somali section as stranger Journalist, and he is the Founder of Saxnuuni Media Inc.

04/10/2026

Waa Taariikh iyo horumar lagu xusuusan doono MD Hassan Sh Maxamuud in Soomaaliya markii ugu horeysay laga qodo Ceel shidaal.

Sidoo kale MD Xasan wuxuu ku amaanan yahay isaga iyo xukuumadiisa sida Caadimada Amniga uga dhigeen.

Waxaase ka sii farxad badan oo taariikh weyn noqon doonta in Soomaaliya ay ka hirgasho doorasho qof iyo cod ah oo shacabka si dimuqraadi u doortaan cida xukumi lahayd.

02/26/2026

Qof iyo Cod waa wadiiqada kaliya oo xal siyaasadeed u ah Qaranka Soomaaliya. Dadka Soomaaliyeed ma hilmaami doonaan Madaxweynihii hirgiliya hanaankaas.

09/07/2025

Madaxweyne Xasan Sh Maxamuud ma xaqiijin doonaa Himiladiisa Doorashada qof iyo cod?

09/02/2025

Mayo clinic northwest

09/01/2025

Maalin ama habeen wanaagsan guud ahaan asxaab iyo qaraabo.

Isku soo noqod wanaagsan iyo gorfeynta Siyaasada Soomaaliya iyo Caalamka

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Rochester?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address


Rochester, MN
55901