ABKA FIT
πͺ Stay fit. Stay strong. Stay consistent.
Shanta mashiixdo mataqaana ππββοΈ
05/04/2026
Goorme kugu danbeysay shilin somali gacanta ku qabatid
05/04/2026
Markaan camal dadka sports ka ah waxay dhihi jireen keene gish πββοΈπ
05/03/2026
Madaxweyne Cabdullahi Yuusuf wuxuu u dhintay Burukiito Aadan Madoobe dartiis ugu dhacday" : Laftagareen ayaa sidaas yiri. Oo sidaas dhan muu u jilicsanaa ninka πββοΈπ
β€οΈπ
Jiingadaha waxa karuuza ka dhigay wa xasan ππββοΈ
05/01/2026
β€οΈπ«Άπ»
04/27/2026
Joogteynta ayaa ka muhiimsan bilaawga π«‘β€οΈ
Mar kastoo aad dadka kale ku mashquushid waxba ma qabsan kartid mar kasta taada kaliya raac oo bilaaw safar kaaga jir dhiska
04/26/2026
Weli facebook ma iska daawata kaliya mise waxad kamid tahay dadka wax ka raadiyo hada mudo aan ka maqnaa page keyga waxan arkaa 2 jaanis ay so dhigeen isbuuc kasta fursad aye isoo bandhigaan
Hada kuwaan waa inaan post soo dhigo kadibna groups ku share gareeyo ugu yaraan 6 group kuwaas oo aan postiga delete gareenin 6$ bey igu siinayan tan xigtana waa inaan 3 muuqaal oo 20 second ka badan so geliyo reels ka iyagana mid kamid ah kaliya 50 qof daawato 1$ bey igu siinayan πbal kawaran stories iyo reels iyo text waa gooni hadii aan wax soo dhigo war meshan lacagaa taalo saaxibyaal ka faaideysta
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Portland, OR
97213