Somali Stream

Somali Stream

Share

A Reliable Source of Information From The Somali Peninsula and The Greater Horn of Africa. ๐“๐ˆ๐๐’: [email protected] Connecting the HORN to the WORLD

08/09/2026

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka kooban 9 xubnood, ayna ku jiraan labadiisa wasiir ee Arrimaha Dibadda iyo Maaliyadda ayaa todobaadkan u safraya dalka kanada.

Ujeedada safarka Raโ€™iisalwasaaraha ayaa ah inuu ka qaybgalo xaflad casho ah oo qorshaysanka 14-ka bishan, taas oo ay qabanayso Xarunta Hiddo oo ah urur Soomaaliyeed oo ka jiro dalka kanada.

08/09/2026

Maxaa kasoo cusboonaaday Wadahadalladii la xiriiray doorashada?

Xogtii u danbaysay waxaa falanqaynaya Abdinur Mohamed Ahmed iyo Abdikani Abokor

08/08/2026

DEG DEG: Musuq-maasuqa Guddiga Doorashada Gudoomiyaha Golaha Shacabka iyo Dacwad Culus oo la gudbiyay.

Musharraxa tartanka loo diiday Xildhibaan Saalax Shariif Sayd Cali

08/08/2026

Barnaamijkeena caawa ee doodda Somali Stream, waxaan ku faaqidaynaa, Caqabadaha Ku Gudban Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee waqtigiisu dhammaday.

Caawa, Xspace, 10pm waqtiga Geeska Afrika.

08/08/2026

โ€œAn inclusive, time-bound, and nationally owned political settlement remains the most credible pathway for consolidating these achievements and securing a peaceful, stable, and resilient future for Somalia.โ€ Abdi Gashan Egal

โžก๏ธ https://somalistream.com/somalia-at-a-strategic-crossroads-navigating-constitutional-contestation-security-transition-and-political-settlement/

08/08/2026

Midowga difaac ee Maka oo hadal-hayn xooggan dhaliyey โ€“ Maxaynu kala soconnaa heshiiska iskaashiga difaac ee ay kala saxiixdeen Turkey-ga Sacuudiga iyo Pakistan.

Warbixintan waxay dulmaraysaa heshiiska iyo saamayntiisa.

08/07/2026

๐—๐ฎ๐›๐ง๐š๐ก๐š ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐…๐ฎ๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ž๐ž ๐‰๐’๐ ๐ž๐ž ๐‡๐ข๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐›๐ž๐ž๐ฅ๐ฅ๐ž ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ ๐ฌ๐ก๐ข๐ซ๐š๐ฒ๐š ๐Œ๐ฎ๐ช๐๐ข๐ฌ๐ก๐จ

Xubnaha Guddiga Fulinta ee Ururka JSP ee ka soo jeeda dowlad-goboleedka Hirshabeelle ayaa berri la isugu yeeray kulan degdeg ah, kaas oo looga arrinsanayo arrimaha doorashooyinka maamulkaas.

Sida ay horay u shaaciyeen Guddiga Doorashada dhammaadkii bishii h**e, waxaa la qorsheeyay in 20-ka Ogoosto, 2026, si rasmi ah loo guda-galo qabashada doorashooyinka Golaha Deegaanka iyo kuwa Golaha Wakiillada.

In kasta oo aan si rasmi ah loo sheegin ajandaha kulanka, haddana xogta laga helayo ayaa tilmaamaysa in qayb noqon karto ka hadalka arrinta Musharaxa Madaxweynaha, kaas oo maalmahan ololihiisu si xooggan uga socday magaalada Muqdisho.

Madaxtooyada Soomaaliya ayaa wali ku dhiirran laโ€™ xulashada musharaxa rasmiga ah ee calanka u qaadi doona Ururka JSP. Loolanka ugu adag ayaa haatan u dhaxeeya labada beeleed ee horay u soo qabtay madaxtinnimada Hirshabelle, kuwaas oo mid walbaaba ay doonayso in ay hoggaanka u qabto maamulkaas.

08/07/2026

โ€œThe future, strong or unstable, of the Nation, depends on the decisions of the Nation's political, institutional and public leaders over the next few months and years. The decision is easy: build stronger national institutions that can face and support the Nation's future, or be subject to outsiders' conditions. The fate of Somalia will depend on what it does now.โ€ Abdifitah Mahat

โžก๏ธ https://somalistream.com/opinion-somalia-at-a-crossroads/

08/07/2026

โ€œQorshihii Xasan Keyd ee ahaa in ciidamo la geeyo Gacan Libaax ee uu hilmaamay markii danbeโ€

https://youtu.be/_1HoPq8GIzo?si=uSm5EIhyG3ih8OBk

Want your business to be the top-listed Media Company in Minneapolis?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Address


Minneapolis, MN
55029