Samo TV

Samo TV

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Samo TV, TV Channel, 3th, Louisville, KY.

06/21/2026

Xog Cusub: Madaxweyne Xasan Sheekh oo Naivasha Loogu Wado Fariimo Culus oo Ku Saabsan Siyaasadda Soomaaliya

06/20/2026

DEGDEG;Qoor Qoor oo wadadii Dhagey iyo Dhagdheer Marsiiyey Mahad Salaad, xogta qodobka ugu weyn ee leysku mari waayey, Xamse uu ka baa.....

06/20/2026

"Caburinta hala daayo shacabka sacdiyo bajaajna ha hesho xoriyadeeda"Ibrahim

06/20/2026

"Madaxweynow Sacdiyo Bajaaj sii daa oo ilahay ka xishoo xaq darro ayaad ku heysataane"Cabdifataax Qorane.

06/20/2026

Guddoomiyihii h**e ee Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur oo dhawaan loo doortay Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed ayaa maanta xilkii ku wareejiyey Guddoomiye Ku-xigee

06/20/2026

DEGDEG: Sacdiya Yaasiin Oo Si Ku-meel-gaar Ah Ula Wareegtay Guddoomiyaha Golaha Shacabka

06/20/2026

DEG-DEG: Puntland Oo Heegan Gashay, Kontoroollada Magaalooyinka Oo La Xiray, xili Meletariga Soomaaya ay u dhaqaa......

06/20/2026

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa daah-furay imtixaanka qaranka ee fasalka 12-aad ee sannad dugsiyeedka 2025–2026.

06/20/2026

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre "Waxbarashadu waa furaha sinnaanta dhaqaalaha, waxay furtaa albaabada ay xirto saboolnimada, waxayna caqabadaha u beddeshaa fursado, riyooyinkana waxay u beddeshaa xaqiiqooyin.”

06/19/2026

"Madaxweynaha waqtigiisu dhamaadayow weli riyo ayaad ku jirtaa. Xaqiiqada wajah k**a adkaan kartid dhalinyarada."
— Abuakr Moallim Mohamed, Gudoomiyaha Ururka SOYPA.

Want your business to be the top-listed Media Company in Louisville?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address


3th
Louisville, KY
40214