Al-fathi school
scientific subjects
02/27/2026
Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun
Maamulka, macalimiinta iyo ardayda dugsiga hoose, dhexe iyo sare ee Alfathi waxa ay tacziyo tiiraanyo iyo xanuun badan la qeybsanayaan qoyska reer cabdiqaadir maxamuud reer qaaqaab geeridii ku timid walaalken/ wiilkeena Bakar cabdiqaadir maxamuud raximahu laaah Allah unaxariisto qabrigiisa waasic Allah uga dhigo beer beeraha janada ka mid ah Allah uga dhigo runtii bakar waxa uu kamid ahaa ardaydii sandkan 2024_2025 ufariisatay na ka gudubtay imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiga sare fasalka form 4ka bakar runtii waxa uu ahaa arday aad u wanaagsan ixtiraam badan af gaaban na xushmeeya macalimiintiisa iyo saaxiibadiisa faslka rabbi waxann uga baryeeynaa inuu ku arzaaqo jannatul fordowsa aamiin Allahuma amiin.
06/15/2025
Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun. Dhamaan macaliminta iyo maamulka dugsiga hoose dhexe iyo sare ee AL-FATHI waxay tacsiyo tiiranyo xambaarsan la qeybsanyaan qoyska iyo ehelka reer diiriye cabdi oo ay ugu h**eeyaan cabdisalaan diiriye cabdi, cabduqaadir diiriye cabdi, cabdiqani diiriye cabdi, cumar diiriye cabdi iyo dhamaan reer diriye cabdi
Geeridii ku timid Aabbe diiriye cabdi Allah unaxariisto qabriga Allah unuuriyo rowdatan min riyaadil jannah Allah uga dhigo marti la mecelyahay Allah ka dhigo.
05/19/2025
Inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun dhamaan macaliminta iyo maamulka dugsiga hoose, dhexe iyo sare ee AL-FATHI waxay tacsiyo tiiranyo xambaarsan la qeybsanyaan ubadka iyo qaraabada uu ka baxay Aabe daahir gaastoon rabi naxariistii jano haka waraabiyo qabrigiisa rowdatan min riyaadil jananh Allah uga dhigo ehelada iyo qaraabda samir iyo iimaan Allah kasiiyo kullu Nafsin daaiqatul mowt naf walbaa geeri ayee dhadhamin doontaa.
11/25/2024
Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun maamulka iyo dhamaan macaliminta dugsiga hoose, dhexe iyo sare ee AL-FATHI PRIMARY AND SECONDARY SCHOOL waxa ay udirayaan tacsi tiiraanya leh reer muxumed cismaan geeridii ku timid ustatkeena Al ustat yusuf muxumed cismaan oo saaki oo ay taarikhda ku beegantahy 25 /11/2024 ku geeriyooday degmada bulaburte waxaa leenahay ustat yusuf naxariistii jano Allah ka waraabiyo.
08/27/2024
Marka h**e Allah ayaa mahadda iska leh ee innaga dhigay dad muslimiin ah sido kale innoo qadaray in aan soo gaarno maalintaan farxadda badan waxaan u hambalyeeynayaa lana qeybsanayaa farxadda iyo damaashadka dhamaan macalimiinta ,iyo ardayda dugsiga hoose , dhexe iyo sare ee AL-FATHI ♥ gaar ahaan ardayda ka aflaxday ee kaqalin badashay kana gudbay dugasiga sare iyagoo ka gudbay imtixaankii ay qaaday wasaaradda waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ee soomaaliya waxaan idiin leeyahay hambalyo hambalyo hambalyo guusha aad gaarteen waa mid aan wada sugeynay.
AL-FATHI SCCHOOL ugu imow waxbarasho tayeeysan, macalimiin qibrad buuxda u leh maadooyinka ay ku barayaan, maamul waji furan kuna wanagsan so dhaweynta iyo qancinta bulshada hadaba ballanteenu waa DUGISGA HOOSE , DHEXE IYO SARE EE AL-FATHI waxii faahfaahin ah kala xiriir numberadan 0614.06 12 55 / 0615388203/0615046183
09/28/2023
Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun kulu nafsin daaiqatul mowt naf kastaa geeri aye ku xukumantahy Dugsiga Alfathi macalimiintiisa iyo ardaydiisa waxey tiiranyada iyo murugta la qeybsanayaan reer xuriye dhoore. Geeridii ku timid ardayad ka tirsaneyd ardayda dugsiga Alfathi ee sanadkaan ka qalin jabisay faslka 4aad ee dugsiga sare janatul firdowsa Allah kugu arsaaqo gacan kaa gardaran aya ku dishay
Guud ahaan intii ku dhimatay Allah unaxariisto inta dhawaca ahana Allah u booga dhayo
08/07/2023
05/31/2023
Manta oo ay taarikhda ku beegantahay 31/05/2023 waxa si farxadi ay ku dhehanatahy noogu so idlaaday imtixankii qaranka ee fasalka 12aad ee dugsiga sare waxa urajeynaa dhamaan ardayda somaliyeed guud ahaantood mustaqbal wacan iyo natiijo ay ku farxaan.
Gaar ahan waxaan halkaan uga hambalyeeynayaa dhamaan ardayda dugsiga hoose, dhexe iyo sare ee AL-FATHI si gaar ah waxan farxadda la qeybsanayaa ardayda manta so gabegebeysay imtixanka form 4 ee ka qalin jibisay AL-FATHI school Bulaburte waxan idiin leeyhay keep on learning halkiina kasii wada waxbarashada ilaa heerka ugu sareeeyo PHD degree insha Allah.
05/31/2023
Manta oo ay taarikhda ku beegantahay 31/05/2023 waxa si farxadi ay ku dhehanatahy noogu so idlaaday imtixankii qaranka ee fasalka 12aad ee dugsiga sare waxa urajeynaa dhamaan ardayda somaliyeed guud ahaantood mustaqbal wacan iyo natiijo ay ku farxaan.
Gaar ahan waxaan halkaan uga hambalyeeynayaa dhamaan ardayda dugsiga hoose, dhexe iyo sare ee AL-FATHI si gaar ah waxan farxadda la qeybsanayaa ardayda manta so gabegebeysay imtixanka form 4 ee ka qalin jibisay AL-FATHI school Bulaburte waxan idiin leeyhay keep on learning halkiina kasii wada waxbarashada ilaa heerka ugu sareeeyo PHD degree insha Allah.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the public figure
Telephone
Website
Address
Harlem, NY
Opening Hours
| Monday | 9am - 5pm |
| Tuesday | 9am - 5pm |
| Wednesday | 9am - 5pm |
| Saturday | 9am - 5pm |
| Sunday | 9am - 5pm |