Sooyaalka Dunida
Warbaahin madax bannaan
05/21/2026
Barnaamijkii aan Ka qabtay ilaah haw naxaristee Xirsi Magan Sannadkii 1997dii oo dhammaystiran
Barnaamijkii Xirsi Magan oo dhammaystiran Enjoy the videos and music you love, upload original content, and share it all with friends, family, and the world on YouTube.
05/16/2026
Halgamaa Maxamed Yusuf Aden “Muuro” waxa uu ka mid ahaa jiilkii h**e ee hal-abuurka iyo wacyigelinta Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwii ka qayb qaatay dhaqdhaqaaqyadii dhalinyarada ee horseeday aas-aaska ururkii SYL (Somali Youth League).
Xogwarran uu bixiyey, Muuro waxa uu si qoto dheer uga sheekaynayaa kulamadii ugu horreeyey ee sida qarsoodi ah uga dhici jiray magaalada Muqdisho, kuwaas oo ay isugu iman jireen dhalinyaro aragti fog leh oo ka dhiidhinaysay gumeysiga iyo kala qaybsanaanta dalka.
Waxa uu tilmaamayaa in kulamadaasi ahaayeen kuwo ku dhisnaa waddaniyad, midnimo iyo himilo fog, halkaas oo lagu falanqeyn jiray mustaqbalka Soomaaliya iyo sidii loo heli lahaa xorriyad buuxda. Muuro waxa uu xusuusinayaa Dhallinyarada in inkastoo ay jireen cabsi iyo cadaadis gumeysi, haddana dhalinyaradaasi waxa ay muujiyeen geesinimo iyo go’aan adag oo ugu dambayn horseeday dhalashada ururkii SYL—oo noqday tiir-dhexaadka halgankii xornimo-doonka Soomaaliyeed.
Alle haw naxaristee Muuro oo Ka sheekaynaya arrimo aadan h**e u ogeyn oo SYL oo la xuso maanta oo .. Enjoy the videos and music you love, upload original content, and share it all with friends, family, and the world on YouTube.
05/11/2026
Barnaamijkii 2aad we Talo Iyo Talisyada ee ilaah haw naxariistee Xirsi Magan Ciise. Enjoy the videos and music you love, upload original content, and share it all with friends, family, and the world on YouTube.
05/11/2026
Barnaamijkeenna Taariikhiga ah ee maanta waxa uu ku saabsan yahay qaybtii labaad ee aan kaga hadlayney Talo Iyo Talisyada ee aan kaga Qabtay Magasladda Bosaaso Sannadkii 1997dii ilaah haw naxaristee aqoonyahankii iyo halgamaagii weynaa Xirsi Magan Ciise.
Xirsi Magan Ciise waxa uu ka mid ahaa haldoorkii door weyn ka qaatay halgankii iyo dib-u-dhiska bulshada, isaga oo isku darsaday aqoon, waayo-aragnimo iyo karti hoggaamineed.
Fadlan subscribe si ayan kuu seegin barnaamijyo farabadan oo soo socda oo ku saabsan dhacdooyin aan h**e loo tebin.
Barnaamijkii 2aad we Talo Iyo Talisyada ee ilaah haw naxariistee Xirsi Magan Ciise. Enjoy the videos and music you love, upload original content, and share it all with friends, family, and the world on YouTube.
05/08/2026
Barnmijkii qaybtii 1aad ee Talo ee uu Qoray Alle hawnaxariistee Xirsi Magan Ciise Enjoy the videos and music you love, upload original content, and share it all with friends, family, and the world on YouTube.
05/08/2026
Waa Barnaamij taxane ah oo aan Sannadkii 1997 aan kaga qabtay magaalada Bossaso ilaah haw naxaristee Xirsi Magan Ciise
Qaybtii 1aad
Arragtidaada hoos noogu reeb.
Barnmijkii qaybtii 1aad ee Talo ee uu Qoray Alle hawnaxariistee Xirsi Magan Ciise Enjoy the videos and music you love, upload original content, and share it all with friends, family, and the world on YouTube.
Cashadii Aqalka Cad iyo weriyayaasha maxaa kala orod ka dhacay.
Dooxooyinka quruxda badan ee Qardho, oo mar ahaa astaanta dabiiciga iyo nolosha deegaanka, maanta waxay wajahayaan halis aamusnaan ah oo sii kordheysa. Caagadaha biyaha iyo bacaha la tuuray ayaa si xun ugu faafay dhulka, iyagoo wasakheynaya biyaha, carrada, iyo muuqaalka guud ee deegaanka.
Arrintan ma aha oo kaliya mid muuqaal xun ah—waa dhibaato dhab ah oo saameyn ku leh caafimaadka dadka, xoolaha, iyo nidaamka deegaanka. Bacaha iyo caagadaha waxay qaataan boqolaal sano si ay u burburaan, intaasna waxay sii daayaan walxo sun ah oo gala biyaha iyo cuntada.
Dhibaatada ugu weyn waa in wacyiga bulshada uu hooseeyo. Dad badan ma garanayaan in ficilladan yar yar ay sababi karaan burbur weyn oo mustaqbalka fog ah. Haddii aan tallaabo degdeg ah la qaadin—nadiifin, wacyigelin, iyo sharciyo adag—dooxooyinkii quruxda badnaa waxay isu beddeli karaan meel wasakh ah oo aan la aqoonsan karin.
Waa waajib wadajir ah: deegaanka waa nolol, ilaalintiisuna waa masuuliyad.
Denver Gaar ahaan Glendale oo aan sdaas iiga fogayn ayaa caawa gubabanysa.
12/26/2025
Somaliland Maxay tiri?
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the public figure
Telephone
Website
Address
9954 E Carolina
Denver West, CO
80247