ONTV

ONTV

Share

Nearby media companies

Remie Longbrake
Remie Longbrake
Kenton 43326

Ilays waa Codka shacabka kallasoco warbixino xaqiiqa ah dhexdhexad

Ilayspodcast Waa Warbaahinta Casriga Ah Ee Ku Hadasha Codka Shacabka Somaliyed Marwalba Melwalba Kalasoco Warbixino Xaqiiqo Ah Dhexdhexaad

02/20/2025

Geenyada madow Maxaa ku dhacay

02/20/2025

Bashiir oo ahaa Sarkaal katirsan ciidamada Puntland oo la noolaa xanuunka HIV Aids ayaa hadda shaaciyey in uu gabi ahaanba xanuunkii jidhkiisa kabaxay sida ay dhakhaatiirtu usheegeen.

Bashiir oo ahaa Sarkaal katirsan Booliiska magaalada Garoowe ayaa waxaa xanuunkan qaadsiisay gabar uu guursaday balse isagu wuxuu sheegay in uu cafiyey.

Bashiir wuxuu yiri " Awoodda llaahay iyo ducadiina ayaan caafimaadkan kuhelay "..

02/16/2025

70 ruux oo maydkooda galay helay Saxarahaha liibiya waa dhalinyaro soomaaliyed…….

02/05/2025

XUDUUDA DDS B**B & DHAC

Inta uu Dhaxaysa Labada Degmo Awaare & Gashaamo, dablay Hubaysan ayaa b**b hanti iyo Bililiqo ka gaystay waxayna halkaas ku dhawaceen Darawaladii & Dad la socday gadidka la b**bay!!

Malayshiyaada b**bka gaysatay ayaa ah kuwa horay ula dagaalamay Ciidanka Deeganka Soomalida.

Malayshiyaadka Beesha Arab ee laga saari wayay Dacawaley & Laanqaynta ayaa Hadda Bilaabay b**b hanti iyo Bililiqo.

01/26/2025

MAANTO KALE 1991
Dagaaladii sokeeyay ee Soomaaliya waa dagaalo aan dhamaad laheen, kaasi oo bilaamay 1991di. Dagaalkaan waxoo dhaliyay degenaasho la'aan iyo nolol la'aan oo 20sano gaartay.Dagaalada intaas oo sano soo jiray, maalinbo maalinteeda kale woo isbedelaayay. Maanta dagaalka waxoo u dhaxeeyaa, dowlad aad u liidata iyo arkagixiso rabto in ee dalka qabsato.

01/26/2025

ISMAMULADA SOMALI WAXAA MATASHA DAWLADA SOMALIA 🇸🇴,
SOMALIA JABUUTI & KENYA WAY MAHADSANYIHIIN

01/18/2025

DHAMAN WAA ETHIOPIAN MAJEERTEN, MAREXAN,DHULBAHANTE,ISAAQ, SAMARON, OGADEN

01/12/2025

ONLF MA GUULAYSAN

01/11/2025

GURIGA KALIGII KASOO HADHAY DABKII

01/09/2025

RIYAALE XAAMUD SOMALIYEEY ETHIOPIA WAXABA IDINMA HAYSO

01/02/2025

TAALO AYAAN UDHISI DOONA MADAXWAYNAHA DDS MUSTAFE OMER

12/31/2024

LIYUU POLICE OGADEN AYAY LAAYEEN 90%

Want your business to be the top-listed Media Company in Columbus?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Address


4690 Red Flower Lane Apt 203
Columbus, OH
43230