Said adam

Said adam

Share

Soo dhawada asxabay page ka like iyo follow fadlan thanks

06/23/2026

Odoyal sida ay sheegen ku hayb ah dad shalay lagu laayay deekanka ari cadeeye ee gobolka sool ayaa mamulka waqooyi bari u diray baaq nabadeed iyo hanjabaad

06/21/2026

Garaad jamac garad cali oo baaq nabaded kasoo saaray beelo walalo ah oo isku dilay gobolka doolo Garaad ka ayaa si xigmad leh uula hadlay meelaha shegayna in uu walal kaa intuu kuu nool yahay kaliya wax kuu tari karo

06/21/2026

Maalintan ilduufnay

Waxay ahayd bisha April 28-30 keeda 2022 markii la doortay gudoonka barlmanki waqtigisu dhamaday,
Maahayn dad ku cusbaa saxada siyasada dalka oo ugu yaraan adan madobe horay buu gudoonka u soo qabtay sacdiyo qof caana bay ahayd oo baraha bulshada magacyo looga yaqaan, runtii maahayn dad wanaag lagu yaqaanay ama lagu xushay oo aadan madobe xiligii h**e xilka waa laga qaaday,

Nasiib xumo waxay ka faaiidaysten marxaladi iyo musuqii markaa jiray oo dalka waxaa laga abuuray marin habaabin shaati qabiil loo galiyay iyo barlaman lagu soo xulay noocii ugu xumaa adunka oo musuq ah,

Horaa loo yiri hal xaaraan ah nirig xalaal ah ma dhasho,
Barlaman siduu ku yimid la ogaa inay aadan madoobe iyo sacdiyo gudoon u doortaan waa mid laga shaqeyay ee iskama imaan, isla barlaman kaas iyo gudoon kooda ayaa inoo dooray XSM oo horay talada dalka ugu fashilmay caana ku ahaa musuq iyo dhul b**b heer uu gaaray in qaar hada wasiiradisa kamida ugu yeeraan ayax aan waxba reebin,

XSM ayaa isna inoo keenay xamze oo caan ku ahaa Dorashadi axmed madoobe 2019 kii uu Gudomiye gudi dorasho ka ahaa ee 3 ii keen aan mid kala baxo e xamze malahayn tarikh kale intan ka ogahay lakin intaas ayaba fashil ugu filan,
Aan is waydiino marka maxan ka faaiidnay Dorashadi xiligaas aan kor kusoo sheegay ee April 28-30/2022

halkan kuma soo koobi karo fashil kii iyo bur burinta ay dalka u gaysten oo qofki ku eega indho caafimad qaba oo ka fiyaw qabyalad iyo dan shaqsi wuu ogyahay lakin hadan dhawr ka shego,

Adan madobe
1 wuxu ka mid noqday xukumada, isla xisabtan maleh
2 wuxu noqday godoon kii ugu h**eyay ee ansixya waxan barlaman ku arag
3 wuxu ku caan ansax asago barlamanka ka dhigtay sidu kula heshiyo XSM

Xasan shikh maxamud
1 waa Madaxwayne hii ugu xumaa dhanka musuqa iyo dhul b**bka barakicin ta
2 bur burinta ciidanka qaranka gaar ahan ciidanki Eritrea 🇪🇷 iyo ciidanki lagu mishimay meelo badan sida cawswayne iyo xawaadlay
3 wuxu ku suntan yahay in dalka kala jaray oo qayb yuhud u gashay

Xamze bare
1 xukumad fadhid ah oo kulli hoos tagta xafiska Madaxwayne ha
2 heshiski emirates loogu saxixay galka amniga qaranka taas oo keentay in ciidankii qaranka shabab loo shirqoolay

Waxa laga yaabaa in dadka qaar dhahan dawladan xamar bay nabad ka dhigtay nabada xamar iyo dalko dhan waa farxad lkn shabab ayaa bedelay qorshihi h**e oo hunguri waxaa galay inay dalka dhan u qabsadan sidii Afghanistan taas waxaa kugu dalil ah meeye dilal kii iyo qarax yadii kismayo baydhabo afgoye baladwayne jawhar Galkacyo garowe bosaso iyo laascaanood,

Shalay waxay isku warejiyen xilki godoonka oo aadan madoobe laga dhigay Madaxwayne koofur galbeed oo mamulki ka jiray xoog looga tuuray

Waxii tagay tiigsimaad maleh lakin qofka Muslim ka ah 2 jeer god lagama qaniino markaas waa inaan ka fiirsanaa cida aan u dooranayno talada dalka waa qofki ay soo marto fursadaas mar uun.

06/20/2026

Madaxwayne XSM oo aad uga xun siyaasiyinta ka aragti ayaa isku dayaya inuu difaaco siyasadisa marooqsiga ah “waxaan isku daynay inan la fariisano qofkasta, markan kursiga doonaynay balan qaadyan samaynay waa fulinay”
MD XSM asagoo og in shacabku ogyahay nooca barlaman iyo xukumad aan haysano ayuu hadana rabaa hadal ku qanciyo

06/20/2026

Madaxwayne said DENI ayaa caawa la hadlayay dhalin yaro ayaa wax lala yaabo ku tilmamay nin shalay wasiir ahaa ama xil dawlada u hayay oo xilki laga qaaday inta lasoo waco la dhahayo ciidan samayso oo qori qaado
Deni wuxuu ka walaacsan yahay maleshiyo beledyo malmahan dambe dawlada XSM ka qoranaysay qaybo kamida puntland

06/19/2026

Wasiirki h**e ee puntland xassan shire abgaal oo asagu qortay inuu MD deni keenay kursiga marna ahaaba shaqsiga ugu dhaw deni lkn damaca siyasadu kala kexeyay ayaa manta umada reer puntland u sheegaya inan ciidan dawladed ka jirin puntland balse maleshiyo beeledyo ay ka jiraan,
Hadaba arinkan wuxu ina tusaya in siyasiga somaliga ah kasokaw kala aragti duwananta iyo is jiid jiidka siyasada inuusan dalka ciidanka calanka iyo sharafka dhuleed u aqoon sanayn mid ka madax banan qofka ay is hayaan ee markaa jooga,

Xassan abgaal waxaa lagu xasuusta in asago hangool wata oo ah wasiirka maaliyada puntland uu ahaa ninka haya galka ciidanka puntland waliba markaas uu ku faani jiray inuu dhisayo ciidan haybad leh oo puntland yeelato

06/19/2026

Ambassador taarsan oo sheegay in XSM uu rabo inuu dawlad nimada dalka hoos geeyo beeshisa hawiye waa siduu hadlka u dhigay e “maxaa southwest loo weeraray oo hirshabelle loo weerari waayay” ayuu ku sii daray

06/18/2026

Madaxwayne h**e shikh sharif oo la hadlayay dhalin yaro ayaa si adag u naqdiyay dawlada XSM ee waqtigu ka dhamaday heer uu gaar siiyay inuu dhaho illahay idanki asagaa naga hor dhiman oo uula jeedo XSM

06/17/2026

Qaar ka mida xildhibanada barlamanka puntland oo rabay in said Deni suaalo laga waydiiyo xaalada puntland ayaa loga cod batay u yeerista MD DENI,
Xildhiban siciid jamac ayaa war baahinta u inan xaaladan lagu Xalin karin xamar baa nalooga soo duulay

06/17/2026

Waw wariyahan baa ku qarxiyay reerki gooni goosadka ahaa

Want your business to be the top-listed Media Company in Columbus?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address


Columbus, OH
43219