Taako Media

Taako Media

Share

War iyo wacyigelin

05/14/2026

Shariif Xasan oo dagaal iclaamiyey kadib doorashadii Baydhabo ee looga adkaaday...

05/14/2026

Ciidan xoog badan oo ka amar qaato Laftagareen ayaan si wayn isugu diyaariyey duleedka baydabo iyadoo dagaalo qasaaro badan gaystay oo ay ku dhinteen saraalkiil ka tirsanaa dowlada....

Dhanka kale bannaan baxyo xoogan aya kasoconayo baydhabo tasoo looga soo horjeedo doorashada socoto...

Photos from Taako Media's post 05/14/2026

Labadaan Sargaal oo kala ah Taliyihii Guutada 9-aad ee Qeybta 60-aad ahaana kusimaha Taliyaha Qeybta Ciidanka Xoogga Dalka Yoonis Aadan, iyo Taliyihii Guutada 8-aad ee Qeybta 60-aad Cali Cadow ayaa lagusoo waramayaa inay ku dhinteen dagaal ka dhacay Duleydka Baydhaba .

Sida ay nala wadaageen qaarkamida Masuuliyiinta Maamulka KGs iyo Ilo Xog ogaal ah dagaalka ayaa looga shakisanyahay inay kujirto Kooxda As halka warar soobaxaya ay sheegayeen in ay yihiin ciidanka dagaalamaya kuwii laftagareen daacada u ahaa.!

05/13/2026

Markiisii koobaad ayuu arkay qof cadaan ah wuuba yaabay😂🤣🤣

05/13/2026

2026 waxaan marqaati ka noqonay guri sharciyeysan in la burburiyo ama lacag baad ah laga qaado.

Tani waa maamo Ijaabo Sugule oo halgan dheer iyo taariikh qurux badan ku lahayd dalkaan ilaa Leego soo shaqaysay waana 98jir hoygeedii sharciga ahaa laga burburiyey

Miyaan ka aamusi karnaa inkaartan.....

05/12/2026

Gantaal aan horey noociisa dunida loogu arkin oo uu tijaabiyey ruushka......

Magaciisa waa Sarmat wuxuu qaadi karaa culays dhan 10k tan wuxuuna jari karaa masaafo ka badan 18k aduunka ayaa yaaban....

05/10/2026

Daraasiin banaanbaxayaal ah oo iskasoo aruursaday deegaanada Bangalo, Ifis, iyo Warlaliska ee degmada Deyniile ayaa isku fidiyay inta u dhexeysa Jaalle Siyaad, Warshadda caanaha, Xero-ruushka illaa iyo Tarbuunka.

Ree Deyniile maanta wacdarey dhigayaan runtii.

05/10/2026

Mid ka mid ah masuuliyiintii Farax taageerada u muujiyay.

05/10/2026

Qaybta labaad ee hadal jeedinta Muwaadin Maraykan ah oo u tartamaya xilka Madaxwaynaha dowlada Federaalka Soomaaliya.

05/10/2026

Qaybta koowaad ee hadal jeedinta Muwaadin Maraykan ah oo u tartamaya xilka Madaxwaynaha dowlada Federaalka Soomaaliya.

05/09/2026

Warbixinadii ugu danbeeyay ee dowladda Maraykanka oo shaacisay inay jiraan dad lagala laabanayo sharciga Maraykanka.

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Columbus?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Address


2021 E Dublin Granville Road
Columbus, OH
43229