Midnimo Somali Muslim /MSM/
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Midnimo Somali Muslim /MSM/, Media/News Company, Chicago, IL.
Nabad galiyada Shacabka iyo Degaanka halaga shaqeeyo
Xumaanta baraha bulshada la isdhax wado ee shacabka walaalaha ahan xumaanta lagu dhex abuuri rabo wax wanaagsan ma ahan.
Baraha bulshada hadaad xumaan soo dhigto waxaad ogataa inaad inad shacab Muslim ahan isku dilayso
Ilahay halaga baqo.
Ciidanka Booliska Deegaanku ciidan qabiil ma ahan ee wa ciidanka shacabka DDS.
11/16/2024
Magaaloyinka Maraykanka oo Banan baxyo Falastiniinta lagu taagerayo ay ka socdaan
Oo Xasuuqa ay Madaxda isra'iil iyo Maraykan wadaan lagagaso horjeedo
10/10/2023
Aduunka waxaa ugu daran adigoo Hooyadaa, Aabahaa, ciyaalkagii iyo xaaskagii la xasuuqay oo waliba na aadan aasan karaynin.
Yahuuda ayaa kuwada Duqaymo isdaba jooga oo lagu beegsanayo Shacabka Falastiin
tirada dadka dhintay lama ogaan karo dhaawaca lama qaadi karo
Xataa xarumihii Caafimadka oodhan wa la duqeeyay
Biyo majiro Cunto mahaystaan oo shacab dhinac kasta lagaga Xidhay xero ku jira
Meel ay u cararaana ma haystaan runtii wa arin xanuun badan.
Caalamkii islaamkuna way ka indha tirteen dhagaha ayay ka xidheen oohinta Shacabka la xasuuqayo.
Ilahay ha ugargaaro
Ilahay mucjisadiisa haku jabiyo Cadawga
Umadaasna ilahay dhibkan haka dhax saaro
Walal uducee markasta
Wa boqol yahuuduye
Ragbaa biirinaya.
Yahuuda aya ahan dadka aduunka uugu kibir badan
Dawladaha Caalamka ee Dulmiga ku heshiiyay ayaa Tageersan mujrimiinta Yahuuda ee umada Falastiniinta Xaqoodii iyo Xaquuqdodiiba duufsaday.
Dhulka Falastiin waxaa ku yaala masaajidka Barakaysan ee Masjidul-Aqsa waana Masaajidka 3 aad wana Masajidkii Xabiibkeenu (SCW) ku tujiyay Ambiyadoo dhan waana masajidka habenkas Micraajka lagasii qaaday.
Falastiniintu wa shacab Dulman oo laga qaatay wadankodii guryahodii inta laga dumiyo ayaa guryo Yahuud lagu dhisaa
Caalamkuna iyagoo arka way ka indho qarsadeen.
Wadamada islaamka ayaa iyaguna Cabsi ay Yahuud ka qabaan darteed anan
Runtii waxay naga mudan yihiin inan kucaawino waxaan karo
Bal fiiri sida dhulkooda loo qaatay.
Uducee bacda Salaad kasta
10/02/2023
BREAKING NEWS
Ciidaanka liyu booliska Oromada ayaa 4 qof ku dilay tiro kalena ku dhawaacay weraar ay saaka ay ku soo qaaden qabalaha biyokulul ee degmada Biki ee gobolka Sitti.
Sidaan wada ognahayna todobadkii lasoo dhaafay Barakaca Qoloji weraro ay kusoo qaadeen inay ku layeen shacab badan hadana waxay weerar kusoo qaadeen Gobolka Sitti
Dawlada Oromada maxaa ku dhacay ma awooda Fedraalka ee ay hada haysato ayay inoo isticmaali rabtaa.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Website
Address
Chicago, IL