Lababaar Media

Lababaar Media

Share

lababaar media waa Codka Shacabka

Lababaar Media waa warbaahin madaxbanaan oo ka howlgasha Ethiopia iyo Somalia, waxayna si joogtaa uga hadashaa Arimaha Bulshada, Amaanka, Siyaasada iyo Dhacdoonyinka caalamka ka dhaca.

06/22/2026

: Ciidamo ka tirsan Maamulka Waqooyi bari oo markale lagu eedeeyay in Degmada Adhicaddeeye ay ku Xasuuqeen dad shacab ah.

LM24TV

06/21/2026

: Dagaallo culus oo u dhaxeeya ciidamada liyuu police iyo shacab xoolo dhaqato ah oo ka dhacay gobalka doollo ee dowlad deegaanka Soomaalida.

Isku dhacyadan ayaa yimid kadib markii ay cirka isku shareertay xiisad colaadeed oo u dhaxeysay beelo walaalo ah oo wada dega gobolka, taas oo sababtay in laamaha amaanka ku baxaan, hase yeeshee arrintaas ayaa isu beddeshay isku dhac toos ah oo dhex maray ciidamada iyo shacabka deegaanka.

Waxaa durba lasoo wariyay dhimashada ku dhawaad 15 Qof iyo dhaawacyo tiro beel ah oo iskugu jira dhinacyada dagaalamay

Xaaladda gobolka ayaa weli kacsan, iyadoo la dareemayo cabsi iyo barakac ay sameynayaan qaar ka mid ah dadka rayidka ah.

LM24TV

06/21/2026

: Mid ka mid ah Beelaha Dega Cadaado oo Cudud ciidan soo bandhigay ayaa sheegay in ay Garab u yihiin Madaxtooyada Galmudug.

LM24TV

06/21/2026

Galmudug oo Dhaqdhaqaaq Ciidan ka wadda Magaalada Cadaado.

LM24TV

06/20/2026

: Shil Naxdin leh oo ka dhacay Duleedka Degmada Shilaabo.

LM24TV

06/17/2026

: Waxaa Deegaanka Cadaad lagu dilay Shaqsi lagu magacaabi jiray Axmed Daahir Cali kaasi oo ka mid ahaa Dhalinyarada deegaanka waxaana dilka gaystay ruux kale oo isaguna deegaanka ah.

Dilka oo loo adeegsaday Birta loo yaqaano Gudinta ayaa dhacay Xalay siq dhexe iyadoo marxuumka lagu weeraray Hoygiisa oo ka ag dhawaa Qabalaha Cadaad ee Bariga Degmada Lababaar.

LM24TV

06/16/2026

: Dowladda Federaalka oo Go'aan lama filaan ah ka Gaartay Arrimaha doorashooyinka.

LM24TV

06/14/2026

: Wararkii ugu dambeeyay Xaaladda Degmada Caabudwaaq iyo Dad ku geeriyooday.

LM24TV

06/02/2026

Odayaasha Dhaqanka Beesha Ceyr oo shir muhiim ah ku yeeshay Dhuusamareeb, kana hadlay adkeynta Nabadda, Xasilloonida iyo Hormarka Galmudug.

LM24TV

Photos from Lababaar Media's post 06/02/2026

Shacabka Degmada Lababaar ayaa si weyn ugu soo baxay goobaha cod bixinta doorashada 7aad ee Xisbiga Barwaaqo.

Dadweynaha ayaa safaf dhaadheer u galay goobaha codbixinta si ay u gutaan waajibaadkooda muwaadinimo.

LM24TV

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Burnsville?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Address


Burnsville, MN
55306