SDM

SDM

Share

Somali Digital Media(SDM) is a Digital Multimedia Platform that Serves as the gateway of true journalism.

06/07/2026

Qodobada Ugu Muhiimsan Bayaanka ONLF

ONLF waxay si cad isaga fogaysay sheegashooyinka ah inay JWXO xidhiidh la leedahay kooxo hubeysan ama isbahaysi doonaya inay xoog ku riddaan dowladda Itoobiya.

​Ururku wuxuu markale cadeeyay sida ay uga go'an tahay fulinta iyo ixtiraamka heshiiskii nabadeed ee Asmara (Oktoobar 2018), isagoo dowladda Itoobiyana ka dalbaday inay dhankeedii ka soo baxdo ballanqaadyadii heshiiska.

​ONLF Waxay cadaysay in shirweynihii Jigjiga ee bishii June, 2025 xilka looga qaaday guddoomiyihii h**e Mudane Cabdiraxmaan Mahdi, si sharci ahna loo doortay guddoomiyaha cusub ee rasmiga ah oo ah Mudane Cabdikariin Sheekh Muuse.

​Waxaa bayaanka JWXO lagu sheegay in qoraalada uu soo saaro guddoomiyihii h**e Mudane Cabdiraxmaan Mahdi aysan matalin ururka, sidoo kalena Ciwaanka barta X (Twitter) ee uu yahay mid uu shaqsi isticmaalo islamarkaana aan ka turjumaynin siyaasada iyo ahdaafta ONLF.

ONLF waxay si cad u qeexday in yoolkeedu yahay u halgamidda xuquuqda iyo horumarka Deegaanka Soomaalida, iyadoo adeegsanaysa jid nabadeed, dimuqraadi ah, iyo wada-hadal.

Nuxurka Bayaan Kasoo Baxay Xafiiska Gudoomiyaha JWXO. Mudane. Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi-dhagax

06/07/2026

Sawirka Fhabta ah Ee Deegaanka Soomaalida Ee Maanta.

06/07/2026

Hambalyo Xildhibaan Goobe oo Helay Codadka Ugu Badan Deegaanka Soomaalida!

Kadib markii ay soo dhamaatay cod bixinta doorashada 7aad ee dalka iyo deegaanka waxaa baraha bulshada hadheeyay tartan cusub oo dhanka tirada iyo sawirada AI, ah kuwaas oo nin waliba adeerkii ama inaadeerkii sawirkiisa sabuurad kusoo dhajinayo, iyo Xildhibaan Goobe ayaa helay codadka deegaanka Ugu badan. Xitaa kuwii mucaaradka sheegan jiray.

Fahan darada ugu wayn ee ololahan cusub ka muuqda ayaa ah kala garabsho waaga codadka uu heli karo Xildhibaan heer deegaan ah oo hal degmo ama magaalo ka tartamaya iyo Xildhibaan heer federaal u tartamaya oo cod ka helaya degmooyin tiro badan iyo magaalooyin xitaa kala gobolo ah. Kuwaas oo lays barbar dhigayo.

Mida kale ee fahan darada ah ayaa ah in 5 Xildhibaan oo isku degmo ka tartamayay loo qaato in mid waliba 100kun oo cod helay taasoo tirada cod bixiyeyaasha degmadaas ka dhigayso 500kun oo qof (Degmo Laandheere ah) Iyadoo ay xaqiiqadu tahay in codka degmada yaalaa uu yahay hal tiro oo jaan go,an laakiin waxyar lagu kala horayn karo.

Waxaa xusid mudan in deegaanka iyo dalka midna aan mudo 20 sano ku dhawaad ah laga samaynin tirakoob taasoo keenaysa in kuraasta baarlamaanka heer federaal haba u daraadee ay isku raranyihiin degmooyin iyo gobolo kala duwan.

Ugu dambayna tiradan lala ruclaynayo Xildhibaanka xasaanad u kordhin mayso xilna siin maysee xisaabta yaan lagu margan.

SDM
Xidigle Xoog

06/07/2026

Subax Wanaagsan Iyo Waaberi-san.

SDM

06/06/2026

Dadaal Xukuumaddeed Iyo Isku Duubni Bulsho Ayaa Lagu Gaadhay.

06/06/2026

Jigjiga waxay martigelinaysaa hoggaaminta ugu sarraysa dalka. Tani waa natiijada nabadda, xasilloonida iyo horumarka la taaban karo ee ka hirgalay magaalada.

Jigjiga waxay qaaday jidkii loo qorsheeyey, iyadoo hiigsanaysa inay noqoto xarunta ganacsiga, maalgashiga iyo siyaasadda Geeska Afrika.

Hadal yar iyo hawl badan.
Eng. Shaafi Axmed Macalin
Duqa Caasimada

06/06/2026

Waan Haynaa Natiijada Siyaasada Miyirka Qabta Ee Madaxwayne Mustafe Muxumed Cumar iyo Xisbiga .

06/06/2026

Cusbitaalkii Ugu Waynaa Ee Ciidan Deegaan Yeesho oo Laga Hirgaliyay . Guulaysta Geeshkeenoow.

06/06/2026

Shabeelley, Faafan

Photos from SDM's post 06/06/2026

Kormeerka Xarunta Dhexe Ee Xisbiga Barwaaqo Ee , Beerta Sayidka Iyo Bilicda Caasimada Geeska Afrika Ee Jigjiga.

SDM
Qalinka Soo-jeeda

Want your business to be the top-listed Media Company in Boston?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


Boston, MA