AMOUD News
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from AMOUD News, Media/News Company, Atlanta, GA.
04/18/2021
DF Soomaaliya waxay sheegtay in ay gacanta ku dhigtay lacag fara badan oo laga keenay Kenya, taas oo si sharci darro ah la doonayey in lagu soo galiyo gudaha magaalada Muqdisho.
Lacagta ayaa lagu qabtay Madaarka magaalada Muqdisho, sida uu sheegay Taliska ciidamada Booliska Soomaaliya, waxay sheegeen in ay baaris ku wadaan lacagtan.
AMOUD News
Guri ku yaala jigjiga ayaa davqabsaday oo ku yaal xaafada Aayarhalka(qabalaha 12)
04/16/2021
Saadaq Cumar Xasan (Saadaq Jon) ayaa caawa dib ugu laabtay Xaafada Shiirkoole Ee degmada Hodan, Halkaas oo uu ka Sameystay Fariisin Ciidan.
AMOUD News
04/12/2021
DEG DEG
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa isku raacay in uu fashilmay Heshiiskii 17kii September ee Doorashada Faderalka, sidas oo kale mudo kordhin ayay u sameeyeen Hay'addaha baarlamaanka & Madaxtooyada, taas oo awood u siinaysa Guddiga doorashooyinka qabashada doorasho qof iyo cod h.
149 Xildhibaan ayaa u codeysay go'aankan oo laga daawanayay warbaahinta si toos ah.
GOOR DHAW LA SOCO 4 Caqabadood oo kahor imaanaysa, 4 Fursadood!
IS DULTAAG: Farmaajo, miyuu wareejiyey Awoodiisa Laamaha Amnig & Doorashooyinka? Warqadii Golaha Amniga QM loo diray maxay ka dhignayd?
هل نقل فارماجو مسؤوليته عن "أمن الانتخابات" إلى جهة اخرى؟ ما مغزى رسالة الخارجية الصومالية لمجلس الأمن؟
IS DULTAAG: Farmaajo, miyuu wareejiyey Awoodiisa Laamaha Amnig & Doorashooyinka? Warqadii Golaha Amniga QM loo diray maxay ka dhignayd?
Xigasho: Farah Abdulkadir Mohamed

04/10/2021
Caasimada Dawlada deegaanka soomaalida Jigjiga ayaa laga dareenayaa biyo la aan baahsan.
Waxaa is waydiin mudan caasimadii deegaanka haraadku ku laayaya xoolihii iyo dadkii dhamaantood.
Bisha barakaysan ee inagu soo foodle sidee looga bixi Biyo la'aantaa?
04/10/2021
Muqdisho casimada umada soomaaliyeed.
03/12/2021
Walaalkeen Abdilmalik Musa Coldoon Ayaa Maxbuus 20sano Xidhnaa Gudoonsiiyay Lacag 15Kun Oo Dolar ah, Wuxuuna Ugasoo Uruuriyay Walalo Somaliyeed,Marka Ethiopia birr Loo Badalana Waxaan Umalayn Inay Sagaal Boqol Oo Kun Kudhawaanayso.
Ilahay Garabkaga Hagalo🙏❤
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Atlanta, GA