Manan

Manan

Share

I MAKE THIS PAGE TO MOTIVATE THE PEOPLE WHO NEED TO WIN FROM THE LIFE

28/03/2022

Yaab anagaa aragnay

02/10/2021

Xikmad 90-jir waa xigmad ka turjumaysa waqtiga iyo u jeedada waqtiga taasoo waano u ah dhalinta

01/10/2021

3/1000

Dhambaal kale oo aan oogu talo galay inay wax ku fahmaan umada somaliyeed waxa lagu wareeriyay dimuquraadiyad waana taas aad u jeedaan waxaana loogu talo galay in lagu dhoco masaakiinta laguna xukmo iyaga waana sababta ay umadda somaliyeed lugaha oga xirantahay waa qorshe la dagay ee somaliyeey baraarug

23/09/2021

2/1000

Fariin kale oo ku socoto shacabkayga somaliyeed oo ka turjumaysa xaalada ay ku sugantahay mustaqbalka shalinta somaliyeed iyo meel aanan lala rabin nolol inay taasho oo lala rabo qax iyo meel lagu dheeldheelo oo dhaqaalaheeda la iska gurto somaliduna u fikirto inay nolosha yaasho meelal kale oo aan dalkooda ahayn

21/09/2021

1/1000

Xaalada wadankkena maanta uu ku jiro ilaahayow wadankeena noo hagaaji
Faafi sawirkaan wuxuu ka turjumayaa xaalada wadankeena maanta

Mahadsanidiniin dhamaan

28/02/2021

Dhiirigalin | faa'iidada iyi khasaaraha social media | macalin maxamed xirsi

27/02/2021

Dhiirigalin | ha noqonin qof caajis badan | arimaheena

12/02/2021

Isbadal samee h**e u soco

12/02/2021

Hadda samee. Bari mahan. Sabtida ma ahan. Hadda ficil samee oo go'aan samee

Telephone

Website

Opening Hours

Monday 06:00 - 10:00