Iftin Development Organization

Iftin Development Organization

Share

Community Organization

Photos from Iftin Development Organization's post 03/06/2026

DAY THREE 03/06/ 2026

𝗗𝗔𝗔𝗛𝗙𝗨π—₯π—žπ—” π—’π—Ÿπ—’π—Ÿπ—”π—›π—” 𝗑𝗔𝗗𝗔𝗔𝗙𝗔𝗗𝗔 𝗧𝗒𝗗𝗒𝗕𝗔𝗗𝗔 𝗫𝗔𝗔𝗙𝗔𝗗𝗒𝗒𝗗 π—˜π—˜ DEGMADA GALKACYO
Urururka Horumarinta Arimaha Bulshada ee Iftiin Development Organization oo Qayb laxaadle kaqadanaya Ololaha Nadaafada Ee Socda.
Balanteenu Waa shaqo

Photos from Iftin Development Organization's post 02/06/2026

DAY TWO. 06/02/ 2026

𝗗𝗔𝗔𝗛𝗙𝗨π—₯π—žπ—” π—’π—Ÿπ—’π—Ÿπ—”π—›π—” 𝗑𝗔𝗗𝗔𝗔𝗙𝗔𝗗𝗔 𝗧𝗒𝗗𝗒𝗕𝗔𝗗𝗔 𝗫𝗔𝗔𝗙𝗔𝗗𝗒𝗒𝗗 π—˜π—˜ DEGMADA GALKACYO
Urururka Horumarinta Arimaha Bulshada ee Iftiin Development Organization oo Qayb laxaadle kaqadanaya Ololaha Nadaafada Ee Socda.
Balanteenu Waa shaqo

02/06/2026

𝗗𝗔𝗔𝗛𝗙𝗨π—₯π—žπ—” π—’π—Ÿπ—’π—Ÿπ—”π—›π—” 𝗑𝗔𝗗𝗔𝗔𝗙𝗔𝗗𝗔 𝗧𝗒𝗗𝗒𝗕𝗔𝗗𝗔 𝗫𝗔𝗔𝗙𝗔𝗗𝗒𝗒𝗗 π—˜π—˜ DEGMADA GALKACYO.

Urururka Horumarinta Arimaha Bukshda ee Iftiin Development Organization ayaa Maanta 01 June 2026 qayb weyn kaqaatay Furitaanta iyo oloha Nafaada Todobaadka Ee
Duqa Degmada Gaalkacyo, Xuseen Cabdinuur Maxamed, ayaa saaka si rasmi ah u daahfuray olole ballaaran oo nadaafadeed, isla markaana si joogto ah looga fulin doono dhammaan toddobada xaafadood ee magaalada Gaalkacyo.

Ololahan nadaafadeed ayaa socon doona in mudo ah, waxaana looga golleeyahay kor u qaadista bilicda, nadaafadda iyo Horumarinta magaalada, iyadoo hawlaha nadaafadda laga hirgelin doono laamaha kala duwan ee xaafadaha Magaalada si loo helo magaalo nadiif ah oo qurux badan.

Munaasabadda daahfurka ololaha ayaa waxaa goob joog ka ahaa Guddoomiye Ku-xigeenka Degmada Maxamed Ciise Xuseen, Xoghayaha Dowladda Hoose Shaafici Cawil, Agaasimayaasha Waaxyaha Dowladda Hoose, Xildhibaannada Golaha Deegaanka, Maamulka Xaafadaha, Ururrada Dhalinyarada iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.

Mas’uuliyiintii iyo bulshada ka qayb-gashay munaasabadda ayaa soo dhaweeyay ololahan.

Bahda Iftiin Development Organization
Waxaa ka go.ay horumarinta Arimaha Bulshada.
Xafiiska warbaahinta
Urururka Horaminrinta Bulshada Ee Ifttin Development Organization.

Photos from Iftin Development Organization's post 01/06/2026

09/02/2026

_*KULAN*

URURKA IFTIN DEVELOPMENT ORGANIZATION

Ayaa kaqayb galay kulan ay xalay laqaateen Ururada kahowl kala Gobolka Mudug wasiirka wasarada deeganka isbadalka cimilada puntland Mohamed Abdirahman Faroole
iyo Agasimaha wasarada deegaanka isbadalka
cimlida gobolka mudug Mohmed mohamud.

Kulankaas oo looga gol lahaa in la helo xog ku saabsan deeganka iyo sida wax looga qaban karo nabaad guurka deeganka
Kulankaas oo laysku xog waraystay waxaana laysla qaatay in deeganka si wada jir ah looga wada shaqeeyo lana sameeyo wacyigalin kusaabsan deegaan.

Kulanku wuxuu kusoodhamaaday is af garad wanagsan.

Kulanka waxaa Soo agaasimay Agaasimaha deegaanka iyo isbadalka cimilada Gobolka mudug

Mohamed Mohamuud. Canjeex.

(Xafiiska warfaafinta Iftin Development Organization .)

19/01/2026

Ugu Danbayn Rug Cadaagii Soo Rogaal Celi

19/01/2026

Wax Qabad H**e
13/12/2024
Dhalinyarada isxilqaamayaasha ee ururka Iftin Development Organization ayaa maanta ka sameeyey olole nadaafadeed xaafadda Yamayska Biyaha ee magaalada Gaalkacyo. Ololaha ayaa diiradda lagu saaray gubista qashinka iyo nadiifinta deegaanka.

Intaa waxaa dheer, dhalinyaradu waxay sidoo kale ka shaqeeyeen jarista geedka Yuhuudka oo ku fiday wadooyinka qaar, kuna noqday caqabad dhanka isu socodka gaadiidka iyo dadweynaha.

Howshan ayaa ah mid qeyb ka ah dedaallada ururka Iftiinka ee ku aaddan kor u qaadista nadaafadda iyo wacyigelinta bulshada.

Ololahan ayaa loo arkaa tallaabo muhiim ah oo lagu dhiirrigelinayo isku-duubnida bulshada iyo ilaalinta deegaanka guud ahaan magaalada Gaalkacyo.

19/01/2026

Wax Qabad H**e
31/12/2024
"Waxaan ugu baqqayaa dhalinyarada iyo bulshada rer Gaalkacyo qaybohooda kala duwan inay ka qaybqaataan shaqada baaxada leh ee kasocota magaalada" Gudoomiyaha Iftin Development Organization Abdikariim Abdisalaan Gabax

Xafiiska Warfaafinta

19/01/2026

Wax Qabad H**e
25/12/2024
"Nadaafaddu Waa Furaha Bilicda iyo Caafimaadka Gaalkacyo"

Ururka Iftin Development Organization oo kaashanaya Dawlada Hoose ee Gaalkacyo, wuxuu bulshada Gaalkacyo ugu baaqayaa inay kaalin mug leh ka qaataan nadaafadda iyo ilaalinta deegaanka. Waa mas’uuliyad saaran qof kasta inuu ku dadaalo bilicda iyo nadiifnimada magaalada si loo abuuro nolol caafimaad qabta iyo horumar waara.

Waa wakhtigaaga, ku biir dadaalka nadaafadda magaalada Gaalkacyo!

Xafiiska Warfaafinta

19/01/2026

Wax Qabad h**e
15/2/2024

Ururka Dhalinyarada isxilqaamayaasha Iftin Development Organization oo kaa shanaya Dawlada hoose ee Degmada Gaalkacyo iyo Maamulka xaafada israac ayaa olole nadaafadeed waxa ay ka sameeyeen wadada Cirjiife ilaa buulo dooro.

Inta qashinku kuujiro ayuu cudurku kuu jiraa

Xafiiska Warfaafinta

Want your organization to be the top-listed Non Profit Organization in Bukasa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address

Bukasa

Opening Hours

Monday 08:00 - 22:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00