Sool post

Sool post

Share

🖐️

02/03/2026

Muuqaal muujinaya Diyaaradaha Mareykanka ee lagu raro ciidamada iyo saanadaha Hubka oo isaga sii baxaya Imaaraadka Carabta.

02/03/2026

Mas’uul Sacuudi ah ayaa Al Jazeera u sheegay in difaaca Maraykanku uu si buuxda diiradda u saarayo Israa’iil, "mudnaanta siinayo" aana tixgelin ah la siinin difaaca dalalka Khaliijka Carabta, xataa iyagoo martigeliyey saldhigyo milatari oo Maraykan ah.

Sacuudiga, isha dhaqaalihiisa ugu weyn ayaa la taabtay saaka oo la qarxiyey, taas oo keentay in si KMG ah u joojiyo shaqada shidaal-sifeynta qaarkeed.

Khaliijka waxay toos baylah ugu noqdeen duqeymaha Iran, oo ilaa hadda dhankooda diyaarado Drone ah u ridaysa, halka gantaalaha guuxooda ku dheereeya Israa`iil u badan yihiin, waxayna tani muujinaysaa in Carabtu ay cidlo kusoo dhaceen.

29/06/2025

MADAXTOOYADA KHATUMO
GUUX AYAA KA JlRA

Want your business to be the top-listed Media Company in Istanbul?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Istanbul