dhexkujire.com

dhexkujire.com

Share

Waa Page-ka rasmiga ah ee shabakada Dhexkujire Media Fadlan ku xidhnoow Fadlan Like saar Share dheh

10/09/2022

Madaxweynaha horyaalka waddanka Spain ee LaLiga ayaa la sheegay in uu diyaarinayo dacwad ka dhan ah Premier League oo uu u gudbinayo UEFA, kaddib markii horyaalka Premier League uu xagaagii tegay suuqa geliyey lacag ku dhow Β£2 bilyan oo Gini oo ay kooxihiisu ku iibsadeen ciyaaartooyo cusub, taas oo ay suurtogal tahay in ay jabiyeen sharciga dhaqaalaha.

Photos from dhexkujire.com's post 01/08/2022

Bishaan August waxaa la baasan doonaa kubadda cagta qaar kamid ah horyaalada ugu xiisaha badan dunida AUGUST = FOOTBALL 😍
Xigasho : Awil Ali Jama Soona

13/06/2022

Halkaan uga wac Taageere Manchester United !
Lawadaag asxaabtaada!

13/06/2022

Kooxaha Liverpool Iyo Manchester City ayaa qasnadahooda u jabiyey xagaagan sidii ay mid waliba u heli laheyd xiddigo weerarka ka cayaara (No. 9) iyada oo ay Horyaalka Premier league keeneeen.

Darwin NΓΊnez iyo Erling Haaland oo ay kasoo kala qaateen kooxaha Benfica iyo Dortmund.

Awil Ali Jama

05/06/2022

FT: Argentine 5 - 0 Estonia
Shan gool ayuu shabaqa gaarsiiyey Lionel Messi.
βš½β€” Messi (8’)
βš½β€”Messi (45’)
βš½β€”Messi (47’)
βš½β€”Messi (71’)
βš½β€”Messi (76’)

πŸ‘‘

02/06/2022

Rasmi: Rudiger waa ciyaaryahan Real Madrid ah.

Xiddigaan ayaana beeca xorta ah kaga wareegay kooxda Blues Chelsea.

Awil Ali Jama

Photos from dhexkujire.com's post 02/06/2022

β–ͺ️ 51 gool , 47 caawin 285 kulan oo uu saftay kooxda
β–ͺ️ waxa uu la qaaday koobabka FA Cup, League Cup, Europa League winner
β–ͺ️ Class act
β–ͺ️ waxaa lagu xasuustaa goolkii cajiibka ahaa oo uu liverpool garoonkeeda Anfield uga dhaliyey.

Kooxda Manchester United ayaana shaacisay in xiddiga Juan Mata ka tagayo xagaagan πŸ”΄
✍️ Awil Ali Jama

30/05/2022

Lionel Messi waxa uu leeyahay Ballon d’Or sanadkaan Karim Benzema ​​cidina k**a xigto🀝

29/05/2022

Sanadkaan cusub iyo kooxaha ka cayaaraya horyaalka Premier League 2022-23 :

FG: waxaa sanadkaan kusoo biiray kooxaha kala ah Bournemouth , Fulham iyo kooxda Nottingham Forest.

Kooxdee taageertaa adiga?

Arsenal
Aston Villa
Bournemouth ⬆️
Brentford
Brighton
Chelsea
Crystal Palace
Everton
Fulham ⬆️
Leeds
Leicester
Liverpool
Man City
Man Utd
Newcastle
Nottingham Forest ⬆️
Southampton
Tottenham
West Ham
Wolves

✍️ Awil Ali Jama Soona

28/05/2022

πŸ† 1956
πŸ† 1957
πŸ† 1958
πŸ† 1959
πŸ† 1960
πŸ† 1966
πŸ† 1998
πŸ† 2000
πŸ† 2002
πŸ† 2014
πŸ† 2016
πŸ† 2017
πŸ† 2018
πŸ† 2022

28/05/2022

Thibaut Courtois ayaa noqday gool-hayihii ugu horeeyay ee rikoor sameeyay isagoo 9 badbaadinood hal kulan . Sidaasna ku noqday ciyaartooygii ugu fiicnaa garoonka.

28/05/2022

REAL MADR14πŸ‘

Want your business to be the top-listed Media Company in Istanbul?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


Esenyurt
Istanbul
146