Xogside
Xog ku Xiiso Galisa
Buuhoodle : Ciidamo cusub oo qayb ka noqon doona Halganka SSC Khaatumo oo ka baxay Xerada ciidanka ee Gen. dalbac kuna wajahan Laascaanood .
(Ninba tamartiis talaabsay)
Garad Cabdirisaaq Garaad Soofe"Waxaan maqalnay Siyaasiyiinta kasoo jeeda dadka na leynaya qaarkood in ay ku faraxsanyihiin waxaan leenahay kasoo laabta walaalyaal oo reerbaa nagusoo duulay ee anagu dhibka ma jecelin,Reer Muqdisho Madax iyo Shacaba Dareen ayay noo muujiyeen"
28/03/2023
Way adagtahay ina la helo hogaamiye noocan ah
Xiligan adag,hadaan xildhibaan aqoon&capacity lahayn la helen bulshada degaamada SSC
Waxay ka anban lahayen indhaha beesha calamka.
*Wuxu hakiyay masharicdi somari jirey mamul goboledyada deriska,isago fogaan arag kuwada hadalsiyay madax dhaqamedka&hayada USAID
*wuxu la kulmay ambasadorka turki isago la wadagay xalada degaanka wuxu dalka turkigu dadka degaanka ugu deqay 400 oo tan oo raashin ah
*wuxu la kulmay ambasadorka maraykan isago la wadagay dhibtada ay snm ku hayso degaanka uu matalo xildhibaanku dawlada mareykan waxay jawaab ahan uga bixiyen in dhibatada halkas ka dhacday dusha loo sari dono muse bihi koxdisa lagulana xisaabtami doono
Waxqabad muuqda.
Mohamed Keyse
Halkan waxan kaso gudbin doona horgalada wali ka qaata lalushka snm ee ku nool buhodle.
Waxa jira horgalo badan oo bulshada ku dhex nool iyago leh xilkaas waan iska casilnay walina aan is casilin
Dhamantood waxan idin so gudbin dona liiskoda,sido kale kuwa leh wanu is casilnay walina aan snm udirin warqadi ruqsada ama xil ka tagista iyagana waxan la wadaagi doona bulshada.
"Cadceed so baxday sacabo laguma qarin karo"
Hon Mohamed keyse wuxu la dareen ahaa dadkisa dhibatada lagu hayo,isago besha caalamka tusay in sool waxa ka socda uh xasuuq shacab ahaa.
Wuxu toos isugu xidhay AAmbassador Larry E. André, Jr &isimada dhaqanka iyo hogaanka ssc.
Hon mohamed keyse, xildhibaan la dareen ah dadkisa
Farxia hajji adam oo kamid ahayd ganacsatada ka shaqaysta magalada muqdisho,ayaa iska xadiriyay jiidaha h**e ee dagaalka lascanod
“Si loo gaadho talo fiican oo lagu noolaado 100 ka sano ee soo socota ayaanu shirkan ugu baaqnay, taladana meel xun dhigi maynee nagu kalsoonnaada” Sh Maxamuud Salaad Gudoomiyaha guddiga aaya ka talinta SSC.
Way doogsan isha iyo qalbigii oomanaan jiraye👁🇸🇴
Bidhaan Media
Halgankii Xornimo U dirirka ayaa Caasimada Muqdisho si weyn looga dareemayaa
Diyaar garawgi udanbeyay ee xoraynta ssc
Gutada 3aad ee cidanka jamahada ssc
"Wa ino dagaaaal"
Dabaylihii kacdoonka ayaa dalka dibadiisa ku sii xoogaysanaya
Deg-Deg Gabar ka soo jeeda Gobolada SSC ayaa Lagu diley gudaha Hargeysa
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Ankara
252