Skillbridge.

Skillbridge.

Share

Skillbridge home of skills

11/05/2026

digital marketing waa fursad balaaran oo aad helli karto Skillbridge.

12/04/2026

Skillbridge waxay si sharaf leh kuu ogeysiineysaa inay diyaar u tahay koorso cusub oo ku saabsan **Video Editing**.

Kooras-kan waxaa loogu talagalay qof kasta oo doonaya inuu barto sida loo tafatiro muuqaalada si xirfad leh—laga bilaabo aasaaska ilaa heer sare. Waxaad baran doontaa sida loo isticmaalo qalabka casriga ah, loo hagaajiyo muuqaalka, loona abuuro videos soo jiidasho leh oo tayo sare leh.

Marka aad si guul leh u dhammaysato koorsadan, waxaad heli doontaa **shahaado rasmi ah** oo caddeyneysa xirfadaha aad baratay.

Ka faa’iideyso fursaddan si aad u bilowdo ama u horumariso xirfaddaada Video Editing!

11/04/2026

Skillbridge. Waxa ay kuu diyaarisay course kii Vedio editing kaas oo aad ku noqoneyso muuqaal sameeye aad u sareeya

Wixii faahfaahin kala xariir
61 4666694

13/11/2025

Hirgal waxa kuu diyaarisay adeeg IDSL PLUSKA xirmooyinka Arday iyo 5G Hormuud oo aad qiimo jaban ku heli karto

Si aad u dalbato hadda nala soo xiriir
61 4666694
Ama lasoo deg appka hirgal data👇
https://play.google.com/store/apps/details?id=com.adwaar.wadar.hirgal&

Hirgal Data - Apps on Google Play 07/11/2025

Hirgaldata service waxaad si deg deg ah ugu iibsan kartaa internate iyo ku hadal raqiis ah.
Shirkadaha iyo

Playstore hadda kala deg👇 https://play.google.com/store/apps/details?id=com.adwaar.wadar.hirgal&

, ,
iyo

soo xiriir 61 4666694

Hirgal Data - Apps on Google Play

07/11/2025

Hirgaldata service waxaad si deg deg ah ugu iibsan kartaa internate iyo ku hadal raqiis ah.
Shirkadaha iyo

Playstore hadda kala deg👇 https://play.google.com/store/apps/details?id=com.adwaar.wadar.hirgal&

, ,
iyo

soo xiriir 61 4666694

Photos from Hirgal Data service's post 16/10/2025

Subax wanagsan mahadcelin

Alle ayaa inoo suurtagaliyey in dadaal aad u dheer kadib uu gaaro appka Hirgal Data 1000 qofood oo isticmaalayaal ah.(playstoredowload)

Waxa ay aheed dadaal aad u dheer oo aan ku bixinay waqti maskax iyo maal taas oo noo sahashay in aan manta 1k ugu horeysay gaarnay

Subax wanagsan qof walbaha allaha ka aqbalo cibaadada iyo camalka suuban intii haleeshay.

10/10/2025

Chalange cusub 70% oo qiimo dhimis internate ah

Tusaale bilaha Hormuud 20$ haddii aad tahay macmiil Hirgal data waxaad ku heli kartaa 14$ oo kaliya. Shirkadaha kalana waa la mid

Sharuudaha
1. Lasoo deg appka hirgal data
https://play.google.com/store/apps/details?id=com.adwaar.wadar.hirgal&
2. 1 ilaa 20 lambar qabso
3. Waa in aad halmar xitaa horay uga iibsatay internate Hirgal data
4. Follow dheh facebook Hirgal Data service

Chalange maalin kasta qof ayaan ku abaal marineynaa.

10/10/2025

Waxaad hadda la dagi kartaa appka Hirgal data

Raac linkigaan hoose
https://play.google.com/store/apps/details?id=com.adwaar.wadar.hirgal&

Waxaad hali kartaa internate raqiis haddana la isku haleyn karo. SOMTEL, SOMNET IYO HORMUUD
La xariir wixii faahfaahin ah 61 4666694

09/10/2025

Marka aadan internate raqiis hirgal Data ka iibsan quraacdaadu waa sidaan.LOl

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Ankara?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Address


Ankara