Zaak Design
Cash
16/11/2025
🚀 Ma rabtaa in ganacsigaaga uu ka muuqdo Social Media?
Zaak Design ayaa kuu diyaarinaya xal dhammaystiran!
⭐ 1. Sidee Social Media u qaadi kartaa ganacsigaaga?
Waxay ku kordhinaysaa iibka, macaamiisha, iyo sumcadda ganacsigaaga.
⭐ 2. Xalka saxda ah maxaa noqonaya?
Brand muuqda + Design xirfadle + Qoraal soo jiidasho leh.
⭐ 3. Haddaba meesha kuugu habboon?
👉 Waa Zaak Design – meesha hal-abuurka iyo tayada ay isku daraan.
⭐ 4. Xalkaaga annagaa daboolayna!
Waxaan kuu samaynaa:
🎨 Posters & Social Media Designs
📌 Logo & Branding
📈 Ads Designs
⚡ Delivery degdeg ah
📩 Nala soo xiriir maanta oo bilow horumarka ganacsigaaga!
12/11/2025
Zaak Design waxay raadinaysaa qof Digital Marketing ah!
Ma tahay qof hal-abuur leh oo jecel suuq-geynta onlaynka ah?
Hadda waa fursaddaada!
Waxaan raadineynaa:
Khabiir ama qof karti u leh Digital Marketing
Aqoon u leh Social Media Ads, SEO, Content Creation iyo Brand Promotion
Qof hal-abuurnimo leh, daacad ah oo diyaar u ah inuu la shaqeeyo koox xirfad leh
12/11/2025
Macmiil qiimo leh,
Ha welwelin — waan kuu samayn karnaa si xirfadle ah oo tayo sare leh.
Kooxdayadu waxay hubin doontaa in adeegga aad hesho uu noqdo mid degdeg ah, nadiif ah, oo ka turjumaya xirfad dhab ah.
Ku kalsoonow, natiijadu waa kaamil! ✅
04/11/2025
Saadaali kulanka caawo waxaa tabagalinaayah
Haleel Real Estate nasiib wacan
26/10/2025
Sadaali ciyaarta maantay waax tabagaliyaya HELEEL REAL ESTATE nasiib wacan
19/10/2025
Saadaali oo kugulay sow $15 ciyaarta caawa
03/10/2025
CHUMA KARIIM "Ku soo dhowaada Zaak Design 🎨✨
Halkaan waxaad ka heli doontaa naqshado qurux badan oo tayo sare leh, ku habboon baahidaada iyo ganacsigaaga."
23/09/2025
Macaamiil kasta oo cusub waa sheeko cusub — aad ayaan ugu mahadcelinaynaa kalsoonida iyo fursadda
17/09/2025
✨ Ma u baahan tahay social media poster soo jiidasho leh?
✅ Waxaan kuu sameyneynaa posters xirfad leh oo casri ah
✅ Ku habboon Instagram, Facebook iyo TikTok
✅ Soo jiita macaamiishaada isla markaana kor u qaada ganacsigaaga
👉 Dalbo maanta si aad uga dhex muuqato tartanka!
07/09/2025
Ku soo dhawaada Zaak Design – meesha hal-abuurka iyo xirfadda ay isugu yimaadaan si ganacsigaaga loo kobciyo. Waxaan halkan u joognaa inaan ku caawino adigoo helaya design-yo tayo sare leh oo saamayn joogto ah ku yeesha macaamiishaada.
Adeegyadeena waxaa ka mid ah: 🎨 Logo Design 🖼️ Poster Design 📱 Social Media Design 📄 Flyer Design
Ha ka welwelin – kaliya nala soo xiriir, annaga ayaa ka shaqaynayna naqshaddaada
📞 WhatsApp:0906593337 / 0905230889
คลิกที่นี่เพื่อเป็นสมาชิก?
ประเภท
เว็บไซต์
ที่อยู่
Amrica
Amphoe Bang Phli