Hiddo Tech
Hiddo Tech is a creative agency specializing in Graphic Design, Brand Design, Event Brand Design, Digital Marketing & Video Editing.
29/09/2026
๐Waxaan ku faraxsanahay inaan Kahfi Architects u sameynay summadooda.
Aan kuu dhisno astaan leh hal-abuur, isla markaana u noqon karta ganacsigaaga summad looga garto ganacsiyada kale.
Hadda si fudud ayaad noola soo xiriiri kartaa Macmiil:
๐ Wac ama WhatsApp: +252 61 4440496
โ๏ธ Email: [email protected]
๐ Website: www.hiddotech.com
29/09/2026
๐ข Waxaan badelnay baraha Xiriirka macmiisha ee Hiddo Tech
Hadda si fudud ayaad noola soo xiriiri kartaa Macmiil:
๐ Wac ama WhatsApp: +252 61 4440496
โ๏ธ Email: [email protected]
๐ Website: www.hiddotech.com
Aanu wadahadalno, oo aan aan ka bilowno inaan dhab ubadelno fikraddaada. ๐งก
28/09/2026
๐ฃ Social Media Posts Design | In qoraalka farshaxan lagu daro waa midka keena in macmiishaadu si dhugasho leh u arkaan adeegyadaada.
Hiddo Tech waa halka Badeecadaada kula horgeyn karta macmiishaada waliba si farshaxameysan, oo hal-abuur leh.
15/09/2026
Farxad ayay noo tahay inaan soo bandhigno adeegga Full Event Branding ee aan u qabanay Ururka Dhakhaatiirta Lafaha Soomaaliyeed (Somali Orthopaedic Association โ SOA), kaas oo loogu talagalay Shirweynaha 3-aad ee Ururka.
Hiddo Tech ahaan, waxaan diyaar u nahay inaan si xirfad, hal-abuur iyo masuuliyad leh kuugu adeegno marka aad na doorato.
Event Branding Service - Itus oo Itaabsii ah.
Hiddo Technology ร Somali Orthopaedic Association
Mogadishu, Somalia.
14/09/2026
๐
Hardwork Rewarded | After months of dedication and hard work, weโre proud to have successfully delivered the complete event branding and creative needs for the SOA Conference (Somali Orthopedic Association).
From concept to final ex*****on, every detail was carefully crafted to create a strong and consistent event experience.
The full project reveal is coming soon - stay tuned!
10/09/2026
Nala soco!
25/08/2026
Waxaan Summad usameynay Maamus Dermatology & Aesthetics Center.
Macmiil Hiddo Tech waxay kaa caawinaysaa in fikradaada ay ubadesho Summad dhab ah, ayna kuu dhisto summad dhameystiran oo dhanwalba leh.
Need our services? Get in touch:
๐ง Email: [email protected]
๐ฑ WhatsApp: +252682109704
๐ .so
๐ฌFikraddaada u beddel muuqaal saamayn leh!
Hiddo Tech waxay kuu qabanaysaa adeegyada Motion Graphics iyo Video Editing oo casri ah, soo jiidasho leh, kuna habboon ganacsigaaga iyo baraha bulshada.
Nala soo xiriir:
๐ +252 682 109704
๐ฉ [email protected]
Hiddo Tech - Fikraddaada u beddel muuqaal saamayn leh.
21/08/2026
Waxaan ku faraxsanahay inaan soo bandhigno shaqo aan u qabanay Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha & Tacliinta Sare Ee Galmudug kuna saabsaneyd shaacinta natiijada imtixaanka dugsiga dhexe ee Dowlad goboleedka Galmudug.
waxaan diyaar unahay inaan ka shaqeyno mashruucaaga, noqo mashruuca kan ku xiga.
Mahadsanidiin agaasimaha imtixaanaadka iyo shahaadooyinka Ahmed Hussein Khaire iyo Agaasimaha Macalimiinta iyo horumarinta Manhajka Zakarie Abdullahi oo noo doortay inaan noqonno doorkooda koowaad ee kala shaqeyn kara mashruucaan.
18/08/2026
Waxaan si rasmi ah idiinku soo bandhigaynaa Engr. Abdinor Ahmed (Abyarisow), Co-founder of Hiddo Tech.
Engr. Abdinor wuxuu door muhiim ah ka qaadan doonaa maamulka, kobcinta iyo horumarinta shirkadda. Waxa uu sidoo kale hoggaamin doonaa mashaariicda waaweyn iyo hawlaha hal-abuurka, isaga oo korjoogteyn iyo taageero siinaya shaqaalaha.
Ku soo dhawoow hoggaanka Hiddo Tech.
Engr. Abdinor Ahmed Abdullahi
Co-founder | Hiddo Technology
Category
Contact the business
Telephone
Address
Mogadishu
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when Hiddo Tech posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.