Taleh Training Center
Taleh Training Center waa xarun u taagan Barashada Xirfadaha kala duwan & Hormarinta Dhalinyarada
19/03/2026
HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO
Maamulka iyo macalimiinta Taleh Training Center waxay hambalyo diiran oo ku aaddan munaasabadda Ciidul Fitriga u dirayaan dhammaan umadda Muslimiinta meel kasta oo ay joogaan.
Ciid Mubaarak, farxad ku ciida
13/03/2026
π MA DOONAYSAA INAAD BEDESHO MUSTAQBALKAAGA? KU SOO BIIR TALEH TRAINING CENTER! π
Ma ogtahay in barashada xirfadda ay tahay jidka ugu gaaban ee loo maro guusha dhaqaalaha? Taleh Training Center waxay kuu haysaa fursado qaali ah oo aad ku baranayso xirfadaha farsamada iyo gacanta (TVET,
Ha moogaanin fursadan! Barashada xirfadda waxay si toos ah u yareysaa shaqo la'aanta, waxayna kobcisaa dhaqaalaha qoyskaaga iyo bulshadaba
12/03/2026
FURSAD QAALI AH: BARO DHAR-TOLLIDA (TAILORING) SI BILAASH AH
Ma jeceshahay inaad noqoto qof ku shaqaysta farsamada gacanta? Taleh Training Center waxay kuu diyaarisay koorso dhar tollida oo socon doonta mudo 4 bilood ah, taasoo isugu jirta aragti iyo ficil.
Waxa aad baran doonto - What You Will Learn
β
Introduction to Garment Making (Hordhaca Dhar-Tollida)
β
Safety Awareness in Garment Making (Badbaadada Goobta Shaqada)
β
Tools, Equipment & Materials (Agabka & Qalabka Dhar-Tollida)
β
Basic Garment Sketching (Naqshadaynta Dharka)
β
Drafting & Pattern Making (Qaab-dhigga & Naqshad-goynta)
β
Quality Control & Maintenance (Hubinta Tayada & Dayactirka)
Habka Waxbarashada - Course Delivery
β’ Duruus aragti ah (Theoretical sessions)
β’ Tababar gacan-qabasho ah (Hands-on practice)
β’ Booqashooyin goobaha shaqada (Field visits)
Macluumaadka XiriirkaβContact Info
π Goobta: Xarunta Taleh
π La xiriir: 0907951564
π§ Email: [email protected]
11/03/2026
FURSAD DAHABI AH: BARO XIRFADDA CUNTO KARINTA (BILAASH!)
Ma jeceshahay inaad noqoto Cunto kariye Xirfad sare leh, Taleh Training Center waxay kuu haysaa koorso BILAASH ah oo lagu baranayo Cunto Karinta (Cooking Course) taasoo aad ku baran doonto dhamaan siraha cunto karinta casriga ah.
πΉ Muddada: 4 Bilood
πΉ Habka: Theoretical & Practical (Gacan-ku-qabasho)
πΉ Meesha: Xarunta Aroley
Maxaad baran doontaa muddada 4-ta bilood ah?
β
Hordhaca Warshadaha Cuntada (Cooking Industry)
β
Badqabka iyo Nadaafadda Jikada (Safety & Sanitation)
β
Barashada Qalabka Jikada (Tools & Equipment)
β
Diyaarinta Cabitaannada kulul iyo kuwa qabow
β
Samaynta Macmacaanka iyo Buskutka (Sweets & Biscuits)
β
Diyaarinta Hilibka Cas iyo Midka Cad (Red & White Meat)
Habka Waxbarashada:
Koorsooyinkeennu waa kuwo isugu jira Theory (Aragti), Practical (Tababar gacanta ah), iyo layliyo lagugu hagi doono si aad u noqoto qof ku dhiirran jikada.
π La xiriir: 0907951564
π§ Email: [email protected]
Hadda is-diiwaangeli si aad booskaaga u xajisato!
11/03/2026
Ma doonaysaa inaad barato xirfadaha aasaasiga ah ee kombuyuutarka?
Taleh Training Center waxay kuugu bishaaraynaysaa koorso cusub oo FREE ah (Introduction to ICT), taas oo socon doonta muddo 4 bilood ah.
π Goobta: Xarunta Taleh
π
Muddada: 4 Bilood
π Wixii faahfaahin ah, nala soo xiriir:
Tel #: 0907951564
Email: [email protected]
Ha moogaan fursadan dahabiga ah ee lagu dhisayo mustaqbalkaaga dhijitaalka ah.
05/03/2026
FURSAD QAALI AHβTALEH TRAINING CENTER 2026! ππ
Ma rabtaa inaad barato xirfado noloshaada wax ka beddelaya? Xarunta Tababarada ee Taleh Training Center waxay ugu bishaaraynaysaa dhammaan dhalinyarada iyo dadka jecel horumarka in la bilaabay koorsooyin xirfadeed oo BILAASH AH 100%.
Ha moogaan fursadan dahabiga ah!
18/02/2026
RAMADAAN KAREEM
10/08/2025
HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO
Maamulka, macallimiinta iyo shaqaalaha Xarunta Barashada Xirfadaha ee Taleh Training Center waxay hambalyo u dirayaan ardayda dhamaystirtay dufcadda afaraad (Batch-4) ee sanadka 2025. Waxaan idiin rajaynaynaa guul iyo mustaqbal ifaya.
19/01/2025
HAMBALYO, HAMBALYO, HAMBALYO
Maamulka, Macalimiinta, iyo Shaqaalaha Xarunta Tababarada Farsamada Gacanta ee Taleh Training Center waxay hambalyo diiran u dirayaan ardayda Dufcaddii Saddexaad (Batch-3) ee sanadka 2024, kuwaas oo ku guuleystay qalin-jabinta xirfadaha Korontada, Cunto Karinta, iyo Dhar Tolida. Barnaamijkan oo socday muddo lix bilood ah ayaa lagu qabtay xarumaha iskuulka ee Taleex iyo Carooely.
Waxaan idiin rajeynaynaa mustaqbal ifaya oo guulo hor leh ku dhisan.
Hawl-wadeenada Xarunta Tababarad ee Taleex.
15/09/2024
ASC,
Ardayda horey uga qalin badalatey Xarunta Taleh Training Center, waxaa lagu qalabeeyey xirfado la taaban karo kuwaaso u horseedaya inay helaan shaqooyin deg deg ah.
12/09/2024
ASC,
Dhalinyaro barta xirfado aad ku heli kartaan shaqooyin mustabalka. Xarunta Farsamada Gacanta ee Taleh Training Center, waxay idiin haysaa tababaro 100% bilaash ah. Fadlan halaga faaiidaysto lana xiriira maamulka xarunta:
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Taleex
Opening Hours
| Monday | 09:00 - 21:00 |
| Tuesday | 09:00 - 21:00 |
| Wednesday | 09:00 - 21:00 |
| Thursday | 09:00 - 21:00 |
| Saturday | 09:00 - 21:00 |
| Sunday | 09:00 - 21:00 |