Safa Technical Institute

Safa Technical Institute

Share

Safa Technical Institute waa Dugsi Hoy ah (Boarding) laguna barto farsamada gacanta sida birra laabka dhismayaasha, Korontada, dhismaha iyo Biyo gelinta.

23/12/2022

Ardayad qalab ka heshay haayadda Adra

22/12/2022
17/08/2022

Macallin iyo ardaygiisa

Photos from Safa Technical Institute's post 15/06/2022

C/qadir kobra oo kasocday rajo project ayaa dhowaan dugsiga farsamada gacanta ee Adhicaddeeye nagu soo booqday

Photos from Safa Technical Institute's post 28/01/2022

Shirweynaha waxbarashada 2022

Photos from Safa Technical Institute's post 22/11/2021

Waxaan u hanbalyaynaynaa adraya labada dugsi ee safa iyo farshaxanba

Photos from Safa Technical Institute's post 20/11/2021

Safa technical institute nd farshaxan domestic school production

Photos from Safa Technical Institute's post 19/11/2021

Ardayda safa technical institute qayb ahaan

19/11/2021

Ardaysa safa technical institute

19/11/2021

Dugsiga Farsamada gacanta Safa Technical Institute Adhicaddeeye ee Gobolka Sool.
Ayaa xaflad qalin jabin ah u qabtay adray baratay Farsamada gacanta Korontada Dhismaha guryaha Biyo Galinta iyo Harqaanka.
Ardaydan aayaa qaarkood waxaa waxabarashada ka caawisay Hay'ada ADRA iyadoona siiyey qalabka ay ku shaqaysan lahaayeen.
Wasaaradda waxbarashada Gobolka Sool ayaa bogaadisay ardaydan la baray xirfadaha kaladuwan.

Want your school to be the top-listed School/college in Sool?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address

Adhi-cadeye
Sool


Impact-Site-Verification: 5f7e650c-011a-4d7e-b989-d3fe8f74c47e