SEDSO
Ururku waxa uu ka dhisanyahay gobolka Saaxil gaar Ahaan degmada Sheikh , Waxaana la Aas-Aasay 4 April 2020 waxaana lagu Aas-Aasay isla degmada sheikh.
SEDSO (sheikh Education Development Society Organisation Waa Urur ka kooban dhalinyaro Si Mutadwacnimo ah uga shaqaysa Arimaha bulshada, Gaar Ahaan Horumarinta Waxbarashada. Sedso organisation waa urur loogu talagalay kobcinta maanka iyo garaadka yadoo lala saxiibayo dhiganayaasha faa'iidada leh ee wax ku oolka ah. Ka faa'iidayso kumanaanka dhigane ee madasha ku jira. Start reading today to change your life...!
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Nuura Village
Sheikh
252