Khaalid Ali

Khaalid Ali

Share

One day all of your dreams will come true ❤

15/11/2024

Allah haw naxariistee Madaxweynihii h**e ee Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa caawa ku geeriyooday magaalada Hargeysa.

12/06/2024

Ruug cadaaga xisbiga kulmiye oo hadal ka jeediyay isusoo bixii degmada sheikh hadaladiisi waxaana ka mid ahaa

Photos from Khaalid Ali's post 21/02/2024

Somaliland iyo Ethiopia ayaa maanta kala saxeexday heshiiska is dhexgalka dhallinyarada iyo ciyaaraha.

❤️❤️❤️❤️❤️

Photos from Khaalid Ali's post 21/02/2024

Golaha Wasiirrada Soomaaliya, ayaa maanta ansixiyay heshiis dawladda Soomaaliya la gashay Dowladda Turkiga, kaas oo ku saabsan iskaashiga dhinaca difaaca iyo dhaqaalaha.

Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo shir guddoomiyay kulan deg-deg ah oo ay isugu yimaadeen Golaha, ayaa ku tilmaamay heshiiska mid masiiri ah oo dhaxalgal u ah ummadda Soomaaliya – isaga oo ka hadlay ahmiyadda heshiiskani u leeyahay dalka.

“Heshiiskani waa mid masiiri ah oo dhaxalgal, waa go’aan Soomaaliya u jeexaya waddo cusub oo aan h**ey u suurtoobin, waa go’aan Soomaaliya ka saaraya madi-nimadii iyo walaal la’aantii, waa go’aan Soomaaliya u sameynaya saaxiib dhab ah oo ay caalamka ku yeelato” Ayuu yidhi Ra’iisul Wasaare Xamse.

❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

Photos from Khaalid Ali's post 21/02/2024

Daah-furka dalladda Caynu Nasiixa ee Horumarinta Haweenka iyo Dacwadda.wadanka somalida❤️

Photos from Khaalid Ali's post 21/02/2024

Hambalyo garaad

11/12/2023

Kee tagerta

Photos from Khaalid Ali's post 28/08/2023
Photos from Khaalid Ali's post 11/08/2023

Waaxda Arimaha Bulshada Dawlada Hoose ee Degmada Sheikh oo uu Hogaaminaayo Agaasimaha Waaxda Arimaha Bulshada maxamud jibril yusuf, ayaa maanta oo khamiis ka fuliyay olole nadaafadeed Qaybo ka mida Xaafada Muj. Xabeeb.
Ololahan oo ka mid kuwa u Qorshaysan Waaxda Arimaha Bulshada inay Khamiis kasta ku Nadiifiso Degmada Sheikh ayaa waxa si wayn uga Qayb Qaatay Dhamaan Madax waaxeedyada iyo Shaqalaha Waaxda Arimaha Bulshada.
Ugu Dambayn waxa ay waaxda Arimaha Bulshadu ugu baaqaysaa Bulshada "inay Dhawraan nadaafada iyo bilicda Degmadeena".

Photos from Khaalid Ali's post 11/08/2023

Sawiro lagasoo qaaday Mudaharaadka Burco ka socda.

Photos from Khaalid Ali's post 31/07/2023

SESA organization
Ayaa saaka dagmada sheikh kadaahfuray barnaamijka waxbarashada dadka waawayn

Waxaanay ugu talo galeen inay kafaaiidaystaan oo ay qoraalka akhriska iyo xisaabta kubaraan hooyooyinka ku ganacsada sariibada dagmada sheikh.

Side uaragta?

Photos from Khaalid Ali's post 31/07/2023

The best snaps from our pre-season tour! 📸

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Sheikh?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Sheikh