Galmudugmedia.com

Galmudugmedia.com

Share

067579418

Deg Deg ; Xiisad Coladeed oo saaka ka tagan degano ka tirsan Gobolka mudug 04/10/2015

http://galmudugmedia.com/2015/10/ deg-deg-xiisad-coladeed-oo-saaka-ka-tagan-degano-ka-tirsan-gobolka-mudug/

Deg Deg ; Xiisad Coladeed oo saaka ka tagan degano ka tirsan Gobolka mudug deegaanka camaara ee Goblka mudug oo mali ka hor ey yimaadeen dagaalamayaal ka tirsan kooxda shabaab ayaa hada waxaa ka taagan xiisad dagaal oo u dhexeysa dowlada galmudug iyo kooxda shabaab ururk...

Daawo Sawirada Wariyasha Putland iyo Galmudug oo markii uGu horeysay kulan yeshay ;kana hadlay... 04/10/2015

http://galmudugmedia.com/2015/10/daawo-sawirada-wariyasha-putland-iyo-galmudug-oo-markii-ugu-horeysay-kulan-yeshay-kana-hadlay-nabada-gobolkamudug/

Daawo Sawirada Wariyasha Putland iyo Galmudug oo markii uGu horeysay kulan yeshay ;kana hadlay... Hay,ada Cilmi Baarista Puntland Ee PDRC Ayaa Magaalada Gaalkacyo ku Qabtay kulan Aqoon iswedaarsi ah oo u dhaxeeya Wariyaasha ka Howlgala Galmudug iyo putland ee Magaalada Gaalkacyo Kulankan Aqoon...

Daawo Sawirada Wasiiro ka tirsan Dowlada Galmudug oo kulamo la Qaatay Shacabka Degmada hobyo 01/10/2015

http://galmudugmedia.com/2015/10 /daawo-sawirada-wasiiro-ka-tirsan-dowlada-galmudug-oo-kulamo-la-qaatay-shacabka-degmada-hobyo/

Daawo Sawirada Wasiiro ka tirsan Dowlada Galmudug oo kulamo la Qaatay Shacabka Degmada hobyo Wasiiro iyo xildhibaano ah oo ka tirsan galmudug oo malin ka hor gaaray magalada hobyo ee dhul xebeedka galmudug ayaa wax ay kulamo la qateen bulshada iyo masuliyinka degaankaas waxaana kulamada ...

Taliska Ceelbuur oo soo dhaweeyay isku dhafka ciidamada Galmudug 16/09/2015

http://galmudugmedia.com/2015/09/ taliska-ceelbuur-oo-soo-dhaweeyay-isku-dhafka-ciidamada-galmudug/

Taliska Ceelbuur oo soo dhaweeyay isku dhafka ciidamada Galmudug Taliska ciidamada magaalada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud ayaa sheegay inay soo dhaweynayaan qorshaha la isugu dhafayo ciidamada Galmudug. Maxamed Kaariye Dhagadheere taliyaha ciidamada magaalada C...

DHAGEYSO;Cabasho biyo.la.aan oo xiligaan ka tagan Degano ka tirsan Gobolka mudug 15/09/2015

http://galmudugmedia.com/2015/09/ dhageysocabasho-biyo-la-aan-oo-xiligaan-ka-tagan-degano-ka-tirsan-gobolka-mudug/

DHAGEYSO;Cabasho biyo.la.aan oo xiligaan ka tagan Degano ka tirsan Gobolka mudug Dadka Kunool Degmada Kalabayr Ee Dhacda Koonfurta Gobolka Mudug Ayaa Xiligan Waxay Ka Cabanayaan Biyo Yari Ka Jirta Deegaanka Taasi oo Saamayn Kuyeelatay Dadka Halkaa Kunool dadka ayaa cuduro kala ...

dhageyso Qeybta 3 aad ee sheekada dhib iyo dheef jeceyl ;Galmudugmedia.com 14/09/2015

http://galmudugmedia.com/2015/09/ dhageyso-qeybta-3-aad-ee-sheekada-dhib-iyo-dheef-jeceyl-galmudugmedia-com/

dhageyso Qeybta 3 aad ee sheekada dhib iyo dheef jeceyl ;Galmudugmedia.com dhageyso sheekada aadka uxiisaha badan ee dhib iyo dheef jeceyl waaa jilashii kooxada himila band ee xaruntodu tahay gaalkacyo lana socoda qeybaha kale ee sheekada waana sheeko taxano ah hoos ka dh...

Xog;; mamulka Galmudug oo Qorshe cusub la soo baxay & Ahlusuna oo Xalad xun soo wajahday ;Akhrsio; 14/09/2015

http://galmudugmedia.com/2015/09/ xog-mamulka-galmudug-oo-qorshe-cusub-la-soo-baxay-akhrsio/

Xog;; mamulka Galmudug oo Qorshe cusub la soo baxay & Ahlusuna oo Xalad xun soo wajahday ;Akhrsio; Wararka ay heyso galmudugmedia ayaa sheegaya in galmudug qorshe cusub la soo baxday kaasi oo ku wajahan mamulka ahlusuna ee fadhigiisu yahay guraceel iyo dhusamareeb Malin ka hor ayey aheyd markii ...

dhageyso Qeybta 1 aad ee sheekada dhib iyo dheef jeceyl ;Galmudugmedia.com 13/09/2015

http://galmudugmedia.com/2015/09/ dhageyso-qeybta-2-aad-ee-sheekada-dhib-iyo-dheef-jeceyl-galmudugmedia-com-2/

dhageyso Qeybta 1 aad ee sheekada dhib iyo dheef jeceyl ;Galmudugmedia.com dhageyso sheekada aadka uxiisaha badan ee dhib iyo dheef jeceyl waaa jilashii kooxada himila band ee xaruntodu tahay gaalkacyo lana socoda qeybaha kale ee sheekada waana sheeko taxano ah hoos ka dh...

Warbixin; Maxaa Lagu Taageerayaa ;m.wene. Guuleed Oo Lagu Diidayaa Axmed Madoobe? 12/09/2015

http://galmudugmedia.com/2015/09/ warbixin-maxaa-lagu-taageerayaa-m-wene-guuleed-oo-lagu-diidayaa-axmed-madoobe/

Warbixin; Maxaa Lagu Taageerayaa ;m.wene. Guuleed Oo Lagu Diidayaa Axmed Madoobe? Aduunka ninba subax buu u taagnaa taariikh baxda ama dhacday, saaka waxaan u taagan nahay ama marqaati ka ahay dadkii Axmed Madoobe mucaarday ee ka soo horjeeday oo taageraya durbaana u tumaya Cabd...

Madaxweunaha Galmudug oo ka dhawajiyey Arin aad u.muhiim ah ;aqriso. 07/09/2015

http://galmudugmedia.com/2015/09/ madaxweunaha-galmudug-oo-ka-dhawajiyey-arin-aad-u-muhiim-ah-aqriso/

Madaxweunaha Galmudug oo ka dhawajiyey Arin aad u.muhiim ah ;aqriso. Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa sheegay in iyaga iyo Ahlusunnada ku sugan Magaalada Dhuusa-mareeb ay u socdaan Wadahadallo ku Aaddan sidii Maamulkiisa ay ugu soo biirin lahaayeen...

M.weyne Gaas" waan soo dhaweynaynaa mamulka Galmudug " 11/08/2015

http://galmudugmedia.com/2015/08/m-weyne-gaas-waan-soo-dhaweynaynaa-mamulka-galmudug/

M.weyne Gaas" waan soo dhaweynaynaa mamulka Galmudug " Madaxweynaha M,aamulka Puntland ayaa markii ugu horreeysay soo dhaweeyay dhismaha maamulka Galmudug ee lagu dhisay Magaalada Cadaado. Cabdi Wali gaas ayaa sheegay in ay soo dhaweeynayaan Maamulka ...

Daawo Sawirada Hay’ada Deeqasan foundation oo Deeq daawo ah u qeybisay dad uu ku dhacay cudurka... 09/08/2015

Daawo Sawirada Hay’ada Deeqasan foundation oo Deeq daawo ah u qeybisay dad uu ku dhacay cudurka Jilifta ee ku nool Cadaado
http://galmudugmedia.com/2015/08/

Daawo Sawirada Hay’ada Deeqasan foundation oo Deeq daawo ah u qeybisay dad uu ku dhacay cudurka... Hay’ada Deeqasan foundation ee ka shaqaysa gobolada kala duwan ee Somaaliya ayaa Deeq dawo ah ka qaybisay Magalada Cadaado ee xarunta ku Meel gaarka ah Dowlad goboleedka Galmudug. Deqa cali maxamed...

Want your school to be the top-listed School/college in Muqdishow?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Somaliya
Muqdishow
907340956