Shumac
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Shumac, Real Estate Company, Mogadishu, Muqdishow.
📌Follow nasoo dheh, Shumac Construction Waa shirkad fulisa dhismoyinka casriga soomaaliya ee hoostagta daladda Shumac LLC.
📍Naga soo wac +252 617492349
📌Mog-Somalia
✳️ https://wa.me/252617492349
11/04/2026
Waxaan si weyn ugu hambalyeynaynaa Garsoore Cumar Cabdulqaadir Cartan guusha taariikhiga ah ee uu usoo hoyay dalkeena, kaddib markii uu noqday garsoorihii ugu horreeyay ee Soomaaliyeed ee ka qayb gala tartanka caalamiga ah ee FIFA World Cup.
Guushan qiimaha leh waxay Soomaaliya u tahay sharaf iyo astaan cusub oo muujinaysa kartida, hufnaanta, iyo himilada dhalinyarada Soomaaliyeed ee gaari kara heerarka ugu sarreeya marka ay dadaalkooda mideeyaan.
Shirkadda 𝐒𝐡𝐮𝐦𝐚𝐜 𝐂𝐨𝐧𝐬𝐭𝐫𝐮𝐜𝐭𝐢𝐨𝐧 & 𝐆𝐞𝐧𝐞𝐫𝐚𝐥 𝐒𝐞𝐫𝐯𝐢𝐜𝐞𝐬 waxay had iyo jeer garab taagan tahay horumarka dalka, kobcinta sumcadda bulshada Soomaaliyeed, iyo taageeridda dadaallada horseedaya maalgashi, kobac waara, iyo horumar laga gaaro dhinac kastaba.
Hambalyo Cumar Cabdulqaadir Cartan, guulo sharaf leh oo kalena waan kuu rajeyneynaa.
19/03/2026
Ciid Wanaagsan Umadda Soomaaliyeed iyo dhammaan Muslimiinta meel walba oo aad joogtaan. Farxad iyo nabad ku ciida, Alle ha naga aqbalo Soonkii, Cibaadadii, iyo Ducadii. Sanadkan sanadkiisa Alle ha inooga dhigo sanad kheyr, Caafimaad, Barwaaqo, Isku Duubni, iyo Horumar. Ciid Mubaarak!
Part 106
Mashruuca Guri Sahal waa mashruuc casri ah oo ay hirgelisay shirkada Shumac.
Mashruucan wuxuu kuu fududeynayaa inaad hesho guriga riyadaada, adigoo:
✔️ Bixinaya 50% hormaris ah, iyo
✔️ 50% kalena si tartiib tartiib ah u bixinaya,
✔️ Iyadoo aan wax dulsaar ah jirin.
Guri Sahal waa fursad kuu ogolaanaysa inaad si sahlan ku yeelato guri qurux badan oo tayo leh.
Mogadishu: 0617492349
📲 WhatsApp: +252 617492349
🔗 https://wa.me/252617492349
📧 [email protected]
18/02/2026
Ramadaan Mubaarak umadda Soomaaliyeed iyo dhamaan Muslimiinta. Bisha barakeysan ha noqoto waqti aan ku xoojinno xiriirka Eebbe, ku dadaalno samir iyo cibaado joogto ah, isla markaana aan is-caawinno. Ilaahay ha aqbalo soonkeenna iyo ducadeenna - ha inoo barakeeyo adduun iyo aakhiro. Aamiin.
Part :105
Ma rabtaa guri qurux badan oo si xirfad leh loo dhisay?
Mashruuca Guri Sahal ka mid noqo.
SHUMAC CONSTRUCTION & GENERAL SERVICE CO
waxay kuu balanqaadaysaa:
✔️ Dhismo tayo sare leh
✔️ Qorshe casri ah (modern design)
✔️ Shaqo waqtigeeda ku dhammaata
✔️ Qiimo macquul ah
Design kasta oo aad doorato — annaga ayaa xaqiiq ka dhigeyna.
📍 Mogadishu: 0617492349
📲 WhatsApp: +252 617492349
🔗 https://wa.me/252617492349
📧 [email protected]
Part 104: Shub Salooto
Mashruuca Guri Sahal qeyb ka noqo.
Design kasta aad doorataba SHUMAC waxay kula diyaar tahay in ay kuu dhisto.
Hadii aad u baahantahay dhismooyin bilic qurxoon fadlan inagala soo xiriir:
Mogadishu: 0617492349
Whatsapp: +252 617492349
Whatsapp link: https://wa.me/252617492349
Email: [email protected]
SHUMAC CONSTRUCTION & GENERAL SERVICE CO
Part 103: Shub Salooto

Part 102: Shub Salooto

Part 101: Shub Salooto

Sanad cusub iyo u adeegida bulshadeena ayaa inoo balan ah insha allah.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Mogadishu
Muqdishow