Aabaha Nabda

Aabaha Nabda

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Aabaha Nabda, xassasi, Muqdishow.

26/02/2021

wall cawi wilkan yar kaa waxa so wajahay xald cfimad daro

share gareey pls

06/05/2019
26/02/2019

qaarbaa duliya
Waliba aan damiir laheen
walashiso
daddnimo laheen
kuwi dilow,
Ku doxayow
miyiina damir laheen
dareen laheen
waa duliya
walashiin dishaan
Miyeey dadnimadu tahy
somaliyeey
sidaa
Ku hadlayaa
miyuu aqbly
inladilo
miyuu aqbly
Kufsiga in lagu dhillo
miyuu aqbly
Jawn inlagu dubo oo
Darbiga lasodhigo
Miyiinan ka dhihinen
xanuun kaa
waliba dhacayee
dhawacy
miyiinan ka dhiidhineen
caruuti
iyo dhuwba
waa dhamadee
Miyiinan ka dhihinen
qabaha yeelaa
Ku dhumana
Miyiinan ka dhihinen
kufsiga iyo
Dillalkaan qorsheeysne
jogtadaa
dhamaye
Miyiinan ka dhihinen
wad isdhibteen
waad wada dhugtaan
wa dhbinyihii
waa dhanbal
meeysee ogoow
alle loo dhawn
aan wax lagu dhaqin
aan la qabban
aaan loo dhimrin

Abwaan .xogside

and like

21/03/2018

Allha unaxariiso sxbkeey Marne walalkeey tahliil Xasn ciid kiitaabkiisa mdigta allha ka siiyo samir iyo iimaan Allaha naga siyo qasatan ehelkiisa iyo qarabadiisa Amiin Aamiin illohw u naxariiso

19/11/2017

Intaa MD ka dooro

SAWIRRO: Khasaaraha ka dhashay qaraxii ka dhacay Sacuudiga oo sii kordhay 02/06/2017

SAWIRRO: Khasaaraha ka dhashay qaraxii ka dhacay Sacuudiga oo sii kordhay Ugu yaraan labo ruux ayaa ku dhimatay gaari ku qarxay magaalada Qatif ee ku tala bariga dalka Sacuudi Carabiya. Warbaahinta Sucuudiga ayaa ku waramaysa in magaalada Qatif ee uu qaraxu ka dhacay oo xeebta ku taalla ay u badan yihiin Shiicadu. Wakaaladda wararka ee AFP ayaa iyaduna soo xigatay q

War deg deg ah-Xiisad culus oo taagan ciidamo kusii qulqulaya iyo dagaal laga cabsi qabo inuu maanta 02/06/2017

War deg deg ah-Xiisad culus oo taagan ciidamo kusii qulqulaya iyo dagaal laga cabsi qabo inuu maanta Wararka naga soo gaaraya magaaladda Baardheere ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in halkaas saaka ay ka taagan tahay xiisad xoogan. Xiisadan ka taagan magaaladdaas ayaa lasoo sheegayaa iney timid kadib markii xabsiga loo taxaabay Ganacsato iyo Odayaal dhaqameedyo. Wararka ayaa tilmaamaya inĀ  Maamu

Photos 02/06/2017
Want your business to be the top-listed Computer & Electronics Service in Muqdishow?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Xassasi
Muqdishow
12345