Wadani Press
kusoo dhowoow bogan
Somalidu ma carab baa mise waa Soomaali
Soomaali Ceeb bay ku tahay arintaasi. Hooyadaan allaha karaameeyo waa qof wax garanaysa
13/02/2021
Jubbaland ,
Wax doorashaa gali mayno hadaan Gedo nalagu wareejin 60 bari gudahood.
05/02/2021
jamacada Sirdonka Qaranka Ethiopia oo 200 Saraakiil Ka Hawl Gali Doona Laanta duulista Dalka ay ka qalan Jabiyeen Maanta.
labada Boqol ee Saraakiisha ayaa Qaadanayay tababaro iyo Casho La Xiriira Laanta Duulista Dalka.
Taliyaha Sirdonka Qaranka Ethiopia Temasgan Thiruno Ayaa kalla Qayb Galay Munsabad lagu Dhiiri Galinayay shaqalahani Hawl Gali Doona.
Sawir Qaadaha Laanta Sirdoonka Ee Qaadayay Sawiradani Xirfadaha uu u Adeegsanayo Sawir Qaadista waxay Ku Tusaysaa in Xeelada iyo Tabo Badan oo Xirfadi Ku dheehantahay uu uleeyahay Shaqooyinka Loo Igamaday.
Maxaad ka xasuusataa xaalka sirdoonka Soomaaliya iyo warbaahinta ?
Xigasho wariye Jaamac Ukun
13/09/2020
Waa kaalin shidaal oo gubtay , fuustooyinkii shidaalka oo holcayaa sidii madfacii xaafadaha u dhaw dhaw ku dhacaya.
Waxay muujinaysaa halis kaalimada shidaalka ka dhalan karta hadaan qorshe laga yeelan
Magaalady waa bosaaso iyo shala
21/08/2020
HADII XANAQAGU BADAN YAHAY SAMEE ARINTAAN WAA HUBAAL INAAD KU LIMANIDOONTO. Hi my beautiful people Make sure you subscribe to my channel, comment and Like Also don't forget to click the bell button to be notified every time I post. T...
04/08/2020
Waakan Isago Dhameystiran Muuqaalka Looga Been Abuurtay Sh'Mohamed Idris Laguna Sheegay Inu Yahay... Hi my beautiful people Make sure you subscribe to my channel, comment and Like Also don't forget to click the bell button to be notified every time I post. T...
01/08/2020
Xus loo sameeyay injineer yarisow iyo masuuliintii la geertootay. Hi my beautiful people Make sure you subscribe to my channel, comment and Like Also don't forget to click the bell button to be notified every time I post. T...
29/07/2020
Madaxweynaha Xaq u dirika ee jubaland marwo Suban Dirir oo mar kale ka hadashay arimo muhiim ah. Hi my beautiful people Make sure you subscribe to my channel, comment and Like Also don't forget to click the bell button to be notified every time I post. T...
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Muqdishow
28/07/2020