Awil academy for training
AQOONTA WAA FURAHA GUUSHA
ASC dhamaan ardayda akademiyada waxaan ogeesiineenaa in aan bilaawi doono korso kusaabsan shaqada iyo shaqaalaha kaasi aad ku baran doonto luqadaada hooyo
INSHA ALLH
20/08/2019
Akadamiyada Awil waxay idiin bilaaweesaa barashada waxa lisku yiraahdo office
kaasi aad kubatan doontaan qaab online ah
Wax lacaga lagaama rawo (free)
Shahaadana waa free
Hadaba isqorista waa ay socotaa waxayna Ku egtahay 26 August
Fiiro gaar ah tirada ardayda laqaadanaayo wey xadidantahay
Kala xariir mob: 0619939191ama 0613071540
Fadlan gaarsii walalkaa
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Abuuhureyra
Muqdisho
252