Somali PDF Library

Somali PDF Library

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Somali PDF Library, Library, muqdisho, Muqdisho.

Macaamiisha iyo Isticmaalayaasha Somali PDF Library
Assalaamu calaykum waraxmatullaahi wabarakaatuh,
Waxaan idinla wadaagaynaa in Somali PDF Library uu yahay goob online ah oo lagu faafiyo buugaag PDF ah oo kala duwan, kuwaas oo loogu talagalay in lagu ib

20/05/2026

Qaanuunka 13aad: Jacaylka Dhabta ahi Caddayn uma Baahdo!

“Dadka qaar ayaa ku raaxaysta in ay dareemaan in uu qof xiisaynayo, inta ay jeclaanayaan qofka jecelna waxa ka badan inta ay jeclaanayaan jacaylkaas laftiisa, waxana ay macaansi ku dareemaan in ay noqdaan kuwa la daba ordayo. Marka qofkaas jeceli uu ku daba xiiqo ee dedaalkiisa oo dhanba uu geliyo in uu hantana waxa aad arkaysaa isaga oo u samaynaya qaab kale oo uu u sii daba ordo sidii in uu hilib solayo oo marba uu dhan dabka ugu rogayo! Ha la yaabin xaalkoodaas, marka ay ugaadh si buuxda gacanta ugu wada dhigaan markaaba way ka daalaan oo mid kale oo xamaasad ay ku dareemaan ayay raadiyaane!
Xidhiidhada noocaas ahi waa maskax–daalis, waana karaamo–dil, qofkuna waa in uu ka feejignaadaa in uu noqdo ugaadha cid kale. Laakiin ugaadhsaduhu badanka waa bukaan nafsi ah oo uu Nerjesi hayo!”

19/05/2026

Somali PDF Library
Halkan waxaad ka heli kartaa buugaag PDF ah oo keliya. Waxaan kuu haynaa buugaag tayo leh oo ku saabsan:
📖 Diinta Islaamka
💼 Ganacsiga
🧠 Horumarinta Nafta
🏗️ Farsamooyinka iyo Xirfadaha
📚 Waxbarashada
✅ Buugaagta oo dhan waa PDF. ✅ Si fudud ayaad uga iibsan kartaa ama uga heli kartaa online. ✅ Waxaa laguugu soo diri karaa Telegram ama WhatsApp.
📩 Haddii aad u baahan tahay buug gaar ah, fariin noo soo dir.
Somali PDF Library Aqoon • Horumar • Faa’iido

19/05/2026

Macaamiisha iyo Isticmaalayaasha Somali PDF Library
Assalaamu calaykum waraxmatullaahi wabarakaatuh,
Waxaan idinla wadaagaynaa in Somali PDF Library uu yahay goob online ah oo lagu faafiyo buugaag PDF ah oo kala duwan, kuwaas oo loogu talagalay in lagu hormariyo waxbarashada iyo aqoonta bulshada.
Buugaagta aan bixino waxaa ka mid ah:
Buugaag waxbarasho (English, Science, Math)
Buugaag diini ah
Buugaag horumar nafeed
Buugaag ganacsi iyo xirfad
Ujeedkayagu waa: ✔️ In aan fududeyno helitaanka aqoon
✔️ In aan taageerno ardayda iyo dadka wax baranaya
✔️ In aan dhiirigelinno akhriska iyo horumarka
Waxaan mar walba u shaqeynaa si hufan, daacadnimo leh, iyo ujeeddo waxbarasho.
Haddii aad qabto su’aalo ama codsi buug: 📩 Nagala soo xiriir WhatsApp / Facebook
Mahadsanidiin.
Somali PDF Library
💙 Aqoontaada waa mustaqbalkaaga

Photos from Somali PDF Library's post 19/05/2026

Ku soo dhawada somaali pdf lipary

Book pdf ah

Photos from Somali PDF Library's post 19/05/2026
Photos from Somali PDF Library's post 29/04/2026

Kuso dhwada dhalanayro waa book infacaysa pdf

Want your organization to be the top-listed Government Service in Muqdisho?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address

Muqdisho
Muqdisho