Duale Focus
Vidoe Creator
Maxaa ka jira in afhayeenkii ururka Al-shabaab Cali Dheere uu u geeriyooday dhaawac ka soo gaaray dagaalkii ka dhacay G/Hiiraan.
Xildhibaan Jeesow “Cali Jeyte k**a aqbalayno in uu hal reer (Gaaljecel) dusha u saaro wixii ka dhacay Beledweyne”
DEG DEG:- Xildhibaanada Baarlamaanka aqalka hoose ee Wajeer oo gacanta iskula tagay.
Salaad Cali Jeelle muxuu ka aaminsanyahay dhaqanka Soomaalida ku nool Qurbaha.
Dib u milicso: Sidee ayuu ku bilowday burburkii dowladdii AUN Maxamed Siyaad Barre, Waxaa sharaxaya weriye Cagmadhige.
MW Dabageed “Reer Hiiraan hurdada way ka kaceen wayna iska kiin dhicinayaan ,Al-shabaab waxaan leeyahay isku tashta annaga waan isku tashanaye”
Guddoomiye Madaale “Al-shabaab waxay isku badaleen Mooryaan baadda umadda Soomaaliyeed, ganacsatadane waa in ay iska diidaan”
Madaxweyne Xasan Shiikh “La iga lama hadli karo qof loo haysto tuhun shabaabnimo, Ninkii nin shabaab ah u tagana waa shabaab kalkaal”
DAAWO: Sheekh Umal oo ka sheekaynaya markii uu la kulmay hogaamiyihii Al-shabaab iyo arrin la yaab leh uu kala soo kulmay.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Muqdisho