Mfc Productions
Plz like and shere nore video uploaded
18/07/2025
Noo Ogoloow Maalin taada farxada Si Hagar La’aan Inaan kugu duubno Muuqaal Ku Farxad Galiya contact me 0615793051
🇸🇴❤️😍🇸🇴❤️ 🇸🇴
21/10/2021
Waqtikii nin rag ciilay doqon buu sasabayaa
14/10/2021
Waan bilaabnay sawirada naga wada sugeyseen macamiisheena dadkii ubaahan luuqa hasoo galaan
🇸🇴❤️😍🇸🇴❤️ 🇸🇴
01/07/2021
Fadlan Hadaad Ka Hesho Shere Gareee
Fikir cajiib ah ayaan idin la wadaagayaa:
Marwalba Masaajidda waan ku arki jiray biyo la cabo oo gees ka yaalla Masaajidka, balse maanta anigoo Masaajid Magaalada ku yaalla ku jiro, ayaan qeybta biyaha laga cabo ku arkay, biyo loo bixiyay qof Xaaji ah oo Marxuum ah.
Isla markiiba biyaha markaan cabay ayaan niyadda ka dhahay Xaajiga Allaha u naxariisto.
Marka fikirkaasi anigoo ka duulayo ayaa waxaa igu soo dhacday, dadka daneenaya inay Waalidiintooda Sadaqo Jaariya ah u baxsadaan inay sidaasoo kale sameyn karaan, oo hal Masjid oo dalkii hooyo ku yaalla ugu yaraan biyo geyn karaan, korontadana dhinac ka bixin karaan.
Waxaa laga yaabaa bishii dhan inay lacag yar qofka uga baxdo, dad badan oo Masaajidka Salaad u yimidna uu sidaasi ku haraad bixiyo, marxuumkii ama marxuumaddii biyahaasi loo sadaqeeyayne uu Ajir badan ka helo.
Xataa biyaha warqad yar baad ku ag dhejin kartaa inay waqaf u yihiin Marxuum hebel, dadka ayagaaba duco niyad ah iyo mid af ahba isugu dari lahaa.
Waalidka marka uu nool yahay oo keliya xaqiisa kuma eka, haddii uu geeriyoodayana in wax loo bixiyo, loona duceeyo wuu istaahilaa.
Kawarama bal arrinkaas? ❤
Galab wanaagsan 💚
Qoraalka Iyo Sawirka Waxaa Iska Leh
Ahmed Kadiye Alha Barakeeyo
16/06/2021
Noo Ogoloow Maalin taada farxada Si Hagar La’aan Inaan kugu duubno Muuqaal Ku Farxad Galiya contact me 0615793051
🇸🇴❤️😍🇸🇴❤️ 🇸🇴
15/06/2021
Noo Ogoloow Maalin taada farxada Si Hagar La’aan Inaan kugu duubno Muuqaal Ku Farxad Galiya contact me 0615793051
🇸🇴❤️😍🇸🇴❤️ 🇸🇴
14/06/2021
Full names: mohamed fuad aidarus
Address: Muqdisho
Phone number 00252615793051
Occupation: cameraman
Age: 27
Nearest airport: aadan Adde airport
Country: Somalia
Profession: filim making
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Address
Shibis
Mogadishu