Midnimo Technology & Development Center

Midnimo Technology & Development Center

Share

Development and Technology Company

15/09/2020

Asc dhamaaan umada somaliyeed gaar ahaan bahda waxbarashada jecel waxaa la idinkugu bishaareynaa ineey idiin keentay deeq waxbarasho oo free ah arday walbo oo somalia joogo gudaha iyo dibadaba
Jaamacadaha eey idinkaga heysana waa kuwaan hoos ku qoran

Waxii aqbaar ah kala xariira

Tell:613865743 ama 618543038

12/04/2019

Ogeysiis ogeysisiis shaqo banan

Midnimo technology &Development center waxa kabanan shaqo suuq geyn eh
Sharudaha loga bahanyay qofka so codsana
1.in o muslim suni eh yahay
2.in o somali yahay
3.in o dugsi sare dhameeyay
4.in o fursad hayo
5.in o dulqaad leyahay
Wixi fahfahin eh kala xarir WhatsApp 618543038\618460706
Fadlan share si loga fa idesto

22/02/2019

Asc jimca wanagsan

01/02/2019
17/01/2019

Ogeysis waxay hesa Midnimo minxoyin heer jaamaded o dalka turkiga eh
Wixi fahfahin eh kala so xariir tel
618543038 ama 618464706 fadlan la wadag asxabtada

Photos from Midnimo Technology & Development Center's post 22/11/2018

Midnimo Development center o o
qabatay
Soo jediye
Goobta
Waa noo bari iyo ciwana kale inshallah
Ka fa idesi wacan
La wadag asxaabtada

03/05/2018

Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis Midnimo group waxey ogeysiinee ardada soomaaliyeed gaar ahan kuwa dugsigsig sare ka qalin jabiyay in ey minxoyin u heso minxoyin waxii faahfahin eh
Wac 0618543030 ama 0618460706

Share si loga fa iidesto

Want your business to be the top-listed Computer & Electronics Service in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Mogadishu