Redm Construction Group

Redm Construction Group

Share

Redm Construction Group aims to provide high quality construction solutions by adhering to sound ethical business principles and practices

Redm Construction Group Company (Shirkadda Dhismaha iyo Guriyeynta ee Redm) was incorporated in 2019 with the objective of providing a world class Construction services, affordable housing and office solutions.

Photos from Redm Construction Group's post 28/09/2022

Project cusub mardhow filo Insha allah

Dagmada yaqshiid .

Cabirka dhulka : 12x12

Shirkada dhismaha ee Redm Construction Group ugu imaw shaqo tayo leh 🙏✨

Photos from Redm Construction Group's post 24/09/2022

Project cusub mardhow filo Insha allah

Dagmada howlwadag Bakaaraha.

Cabirka dhulka : 13x13

Shirkada dhismaha ee Redm Construction Group ugu imaw shaqo tayo 🙏✨

Photos from Redm Construction Group's post 06/09/2022

Waa mid kamid ah shaqoyinka hada socda :-

Goobta: Banaadir,Howlwadag, sayidka .

Nooca: Deegaan , saddex dabaq.

Bedka: 410m²

Ka kooban: wuxuu ka kooban yahy: 9 Qol,3 Kushiin,6 musqul, Hall, iyo parking 🛻.

La bilaabay: 26/05/2022

Waxaa diyaar idiin la ahay nashqado qurxoon, qiima jaban iyo shaqo tayadeedu sarayso.

Photos from Redm Construction Group's post 06/06/2022

Goobta: Mogadishu , Dagmada Hodan

Nooca: Deegaan , Apartments (4 Qeybood).

Bedka: 375m²

Ka kooban: wuxuu ka kooban yahy: 4(3Qol, 1Kushiin, iyo 2musqul).

La bilaabay:03/06/2022

Waxaa diyaar idiin la ahay nashqado qurxoon, qiima jaban iyo shaqo tayadeedu sarayso.

Photos from Redm Construction Group's post 05/06/2022

Goobta: Mogadishu , Daarusalaam.

Nooca: Deegaan , Villa 2 qeybood .

Bedka: 300m²

Ka kooban: wuxuu ka kooban yahy: 2(4Qol, 1Kushiin, 3musqul, iyo parking 🛻).

La bilaabay:21/05/2022

Waxaa diyaar idiin la ahay nashqado qurxoon, qiima jaban iyo shaqo tayadeedu sarayso.

Photos from Redm Construction Group's post 04/06/2022

Goobta: Banaadir,Howlwadag, sayidka .

Nooca: Deegaan , saddex dabaq.

Bedka: 410m²

Ka kooban: wuxuu ka kooban yahy: 9 Qol,3 Kushiin,6 musqul, Hall, iyo parking 🛻.

La bilaabay: 26/05/2022

Waxaa diyaar idiin la ahay nashqado qurxoon, qiima jaban iyo shaqo tayadeedu sarayso.

Photos from Redm Construction Group's post 02/06/2022

Milkiile: Suleyman Abdi

Goobta: Daarusalaam, Mogadishu .

Nooca: Deegaan , Labo dabaq.

Bedka: 610m²

Ka kooban: wuxuu ka kooban yahy: 5 qol, 2 kushiin, 4 musqul, qol fadhi, parking

La bilabay: 01/06/2022

Waxaa diyaar idiin la ahay nashqado qurxoon, qiima jaban iyo shaqo tayadeedu sarayso.

Photos from Redm Construction Group's post 02/06/2022

Milkiile: Qadra dhicis

Goobta: Banaadir,Warta-nabada, Mogadishu .

Nooca: Apartments , saddex dabaq.

Bedka: 400m²

Ka kooban: wuxuu ka kooban yahy: 5 apartments:
5x(3 Qol, 2 musqul, kushiin).

La dhamestiray: 3/2020

Waxaa diyaar idiin la ahay nashqado qurxoon, qiima jaban iyo shaqo tayadeedu sarayso.

Want your business to be the top-listed Contractor in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address

Sayidka Street
Mogadishu
17