IMAM University
Waa bogga rasmigga ah ee Jaamacadda IMAM
20/06/2026
Dhammaan ardayda Soomaaliyeed ee maanta u fariistay ๐๐ฆ๐ญ๐ข๐ฑ๐๐๐ง๐ค๐ ๐๐๐ซ๐๐ง๐ค๐ ๐๐ ๐ ๐๐ฌ๐๐ฅ๐ค๐ ๐๐-๐๐๐, waxaan idiin rajaynaynaa guul iyo in Alle SWT idiin fududeeyo imtixaanka. Sidoo kale, waxaan idiin rajaynaynaa inaad heshaan natiijooyin wanaagsan oo aad ku faraxdaan, Insha'Allah.
๐๐ฎ๐ฎ๐ช๐๐๐ฅ ๐ค๐จ๐๐๐ง| ๐
๐ข๐ง๐๐ฅ ๐๐ฑ๐๐ฆ ๐๐๐๐โ๐๐๐๐
Imtixaanka k**a danbeysta (๐๐ถ๐ป๐ฎ๐น ๐๐
๐ฎ๐บ) ee semester-ka ๐๐๐๐ sanad dugsiyeedka ๐๐๐๐-๐๐๐๐ , ayaa ka soo idlaaday xaruumaha kala duwan ee jaamacadda.
Dhamaan ardayda waxaan u rajeynaynaa guul iyo natiija wanaagsan.
๐๐ข๐๐๐๐ง ๐๐ ๐ฎ ๐๐ข๐ฒ๐๐๐ซ ๐๐๐ซ๐จ๐ฐ๐ง๐๐ ๐๐ฆ๐ญ๐ข๐ฑ๐๐๐ง๐ค๐ ๐๐๐ซ๐๐ง๐ค๐?โฃ
Dardaran iyo taloyin ay muhim tahy in uu ogado arday walba oo imtixanka qaranka u fadhisanaya
11/06/2026
waxaa manta si habsami leh uga bilowday xarumaha Jaamacadda IMAM University ๐ข๐ฆ๐ญ๐ข๐ฑ๐๐๐ง๐ค๐ ๐๐๐ง๐๐ (๐
๐ข๐ง๐๐ฅ ๐๐ฑ๐๐ฆ) ee ardayda ๐ฉ๐๐ซ๐ญ ๐ญ๐ข๐ฆ๐ ka, semester-ka labaad ee sanad waxbarasheedka 2025โ2026.โฃ
โฃ
โฃ
Waxaan dhammaan ardayda u rajeynaynaa guul, dadaal iyo natiijooyin wanaagsan.โฃ
โฃโฃ
06/06/2026
waxaa manta si habsami leh uga bilowday xarumaha Jaamacadda IMAM University ๐ข๐ฆ๐ญ๐ข๐ฑ๐๐๐ง๐ค๐ ๐ฎ ๐๐๐ง๐๐๐ฒa (๐
๐ข๐ง๐๐ฅ ๐๐ฑ๐๐ฆ) ee ardayda Full-time-ka, semester-ka labaad ee sanad waxbarasheedka 2025โ2026.โฃ
โฃ
โฃ
Waxaan dhammaan ardayda u rajeynaynaa guul, dadaal iyo natiijooyin wanaagsan.โฃ
โฃ
01/06/2026
IMAM University-Distance Learning Center
๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ โ ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐โฃ
Jaamacadda ๐๐๐๐ ๐๐ง๐ข๐ฏ๐๐ซ๐ฌ๐ข๐ญ๐ฒ oo aad uga barateen waxbarasho tayo sare leh iyo nidaam waxbarasho oo casri ah, waxay dib u bilowday diiwaangelinta fasallo cusub oo Online ah sanadka 2026.โฃ
โฃ
Barnaamijyadan online-ka ah waxay ku siinayaan fursad aad waxbarashadaada jaamacadeed ku sii wadan karto adigoo jooga gurigaaga, goobta shaqada, ama meel kasta oo aad joogto.โฃ
โฃ
๐ ๐๐ฏ๐๐ข๐ฅ๐๐๐ฅ๐ ๐๐ง๐ฅ๐ข๐ง๐ ๐๐๐๐ก๐๐ฅ๐จ๐ซ ๐๐ซ๐จ๐ ๐ซ๐๐ฆ๐ฌ:โฃ
โฃ
1๏ธโฃ Bachelor of Public Administrationโฃ
2๏ธโฃ Bachelor of Social Workโฃ
3๏ธโฃ Bachelor of Human Resource Managementโฃ
4๏ธโฃ Bachelor of Business Administrationโฃ
5๏ธโฃ Bachelor of Accountingโฃ
6๏ธโฃ Bachelor of Banking and Financeโฃ
7๏ธโฃ Bachelor of Logistics Managementโฃ
8๏ธโฃ Bachelor of English Literatureโฃ
9๏ธโฃ Bachelor of Public Healthโฃ
๐ Bachelor of Nutritionโฃ
1๏ธโฃ1๏ธโฃ Bachelor of Midwiferyโฃ
1๏ธโฃ2๏ธโฃ Bachelor of Nursingโฃ
1๏ธโฃ3๏ธโฃ Bachelor of Biology and Chemistryโฃ
1๏ธโฃ4๏ธโฃ Bachelor of Shariaโฃ
1๏ธโฃ5๏ธโฃ Bachelor of Al-Fiqh wa Usuluhโฃ
1๏ธโฃ6๏ธโฃ Bachelor of Arabic Languageโฃ
1๏ธโฃ7๏ธโฃ Bachelor of Information Technology (IT)โฃ
โฃ
๐ Buuxi form-ka codsiga:โฃ
https://forms.gle/C8Wjfb6ToyEkLB9s5
๐ Macluumaad dheeri ah kala xiriir:โฃ
614307242 / 617401957โฃ
๐ฏ Is-diiwaangeli maanta, oo dhis mustaqbalkaaga xirfadeed!
๐ฅ ๐๐ข๐ ๐ก๐ฅ๐ข๐ ๐ก๐ญ๐ฌ | ๐๐๐ฅ๐ฑ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐ข๐ข ๐๐ข๐ข๐๐๐ ๐๐๐๐โฃ
โฃ
Maalintii labaad ee Ciidda, Xukuumadda Ardayda Jaamacadda IMAM-XAJiwaxay ku qaateen waqti farxad, isbarasho iyo madadaalo leh xeebaha Nimow iyo Cara Guduuda.โฃ
โฃ
Dalxiiskan wuxuu ahaa fursad lagu xojinayay wadajirka, iskaashiga iyo xiriirka wanaagsan ee ardayda.โฃ
โฃ
โฃ
30/05/2026
Maalintii labaad ee Ciidda waxay Ardayda Xukuumadda Jaamacadda *IMAM (XAJI)* u ahayd maalin farxadeed, ka dib dalxiis iyo isbarasho heer sare ah oo ka dhacay xeebaha *Nimow iyo Cara Guduuda.*
Waxaan u mahadcelineynaa Xafiiska Arrimaha Ardayda oo fududeeyay hawshan baaxadda leh.
Guddoomiyaha Jaamacadda IMAM University ๐๐ซ. ๐๐๐๐๐ข๐ซ๐๐ฑ๐ข๐ข๐ง ๐๐๐๐๐ข๐ช๐๐๐๐ข๐ซ ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐๐ wuxuu guud ahaan ummadda Muslimiinta ah, iyo ummadda Soomaaliyeed iyo gaar ahaan bahda Jaamacadda Imam University ugu hambalyeynayaa munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adha.โฃโฃ
โฃโฃ
โฃโฃ
๐๐ข๐ข๐ ๐๐๐ง๐๐๐ ๐ฌ๐๐ง โ ๐
๐๐ซ๐ฑ๐๐, ๐๐๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐ซ๐ฐ๐๐๐ช๐จ ๐ค๐ฎ ๐๐ข๐ข๐๐.โฃ
โฃ
26/05/2026
๐๐ถ๐ถ๐ฑ ๐ช๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฎ๐ด๐๐ฎ๐ป.! ๐๐ถ๐ฑ ๐ ๐๐ฏ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ธ.!
Dhammaan ummadda islaamka ah, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed waxaan idin kugu hambalyeyneynaa Munaasabadda ciida al adha.
Ciid Wanaagsan Caafimaad iyo Farxad ku Ciida.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Hodan/dhanka Waqooyi Ee Carwada Qaranka Taleex
Mogadishu