Amana Bank
Amana Bank is a fully fledged Shariโah compliant bank to be approved by the Central Bank of Somali
26/05/2026
waxaan hambalyo iyo duco u diraynaa macaamiisheena, iyo bulshada Soomaaliyeed munaasabadda Ciidul Adxaa iyo maalinta barakeysan ee Carafo awgeed. ๐ค๐
๐คฒ Ilaahay ha inaga aqbalo dhammaan camalka suuban.
๐๐ Ciid wanaagsan, sanad walbana bashbash, barako, iyo farxad ku gaara adiga iyo qoyskaagaba. โจ๐
๐ Eid Mubarak ๐
26/05/2026
Maalinta Carafo waa maalin weyn oo barakeysan.
Waxaa laga weriyey Nabi Maxamed (SCW) in ducada ugu khayrka badan ay tahay ducada maalinta Carafo, isla markaana isaga iyo anbiyadii ka horreeyey ay ku ducaysan jireen ducadan weyn ee tawxiidka xambaarsan:
โูุง ุฅูู ุฅูุง ุงููู ูุญุฏู ูุง ุดุฑูู ููุ ูู ุงูู
ูู ููู ุงูุญู
ุฏ ููู ุนูู ูู ุดูุก ูุฏูุฑโ
Maalintan fadliga badan aan ku badino:
๐ค Ducada iyo istiqfaarka
๐ค Xuska Alle iyo akhriska Qurโaanka
๐ค Samafalka iyo isu naxariisashada
๐ค Ducada waalidka, qoyska, iyo ummadda Muslimiinta
Ilaahay ha inaga aqbalo soonka, salaadda, ducada, iyo dhammaan camalka suuban. Hana inaga yeelo kuwa lagu mannaystay naxariistiisa iyo dambi dhaafkiisa maalintan qiimaha badan.
01/05/2026
Amana Bank wuxuu dhamaan shaqaalaha Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaa munaasabadda 1-da May oo ku beegan maalinta shaqaalaha aduunka.
01/04/2026
Amana Bank waxaan si wanaagsan u soo dhaweyneynaa ku-biirista Bangiga Dhexe ee Soomaaliya nidaamka PAPSS, tallaabo muhiim ah oo fududeynaysa lacag-wareejinta Afrika isla markaana xoojinaysa horumarka maaliyadeed ee dalka.
Tani waa guul qaran oo furaysa fursado cusub oo ganacsi iyo maalgashi.
๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐ ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ ๐๐ข๐ข๐ซ๐ญ๐๐ฒ ๐๐๐ง๐ง๐๐๐ง๐ค๐ ๐๐๐๐๐ -๐๐ข๐ฑ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐๐ซ๐ข๐๐ (๐๐๐๐๐)
Bankiga Dhexe ee Soomaaliya (BDhS) wuxuu si rasmi ah ugu biiray hannaanka lacag-bixinta ee loo yaqaan PAPSS (Pan-African Payment and Settlement System), oo ah nidaam isku xira lacag-wareejinta ee waddamada qaaradda Afrika.
Tallaabadan muhiimka ah waxay qayb ka yahay dadaallada lagu dhisayo nidaamka maaliyadda dalka, si'uu u noqdo mid casri ah, oo dunida ku xiran, isla markaana fududeynaya:
โ Adeegga lacag-bixinta dalka iyo dibeddaba.
โ Isku xirnaanta nidaamyada maaliyadeed ee heer qaaradeed.
โ Kor u qaadista ganacsiga iyo is-dhexgalka dhaqaale ee qaaradda Africa.
โ Soojiidashada Maalgashiga ee Soomaaliya.
Soomaalidu waa dad caan ku ah hal-abuurka ganacsiga iyo maalgashiga, lehna taariikh dheer oo ku saabsan isku la macaamilka suuqyada dibedda. Ka midnoqoshada hannaanka PAPSS waxay sii xoojinaysaa dhaqdhaqaaqa ganacsiga ee aynu la leenahay qaaradda, iyadoo u sahleysa ganacsatada Soomaaliyeed in ay si sahlan oo degdeg ah, ula macaamilaan suuqyada Afrika, kana faaโiidaystaan fursadaha ganacsi ee sii kordhaya.
Bankiga Dhexe waxaa ka go'an horumarinta kaabayaasha maaliyadeed ee dalka, si loo helo hannaan maaliyadeed oo xasilloon, isla markaana waafaqsan nidaamka maaliyadeed ee caalamka.
24/03/2026
Adiga oo isticmaalaya AmanaPay, waxaad si fudud oo degdeg ah ugu heli kartaa adeegga SIPS, kaas oo kuu sahlaaya inaad lacago si degdeg ah ugu kala dirto dhammaan bangiyada dalka. ๐ณโจ
โ๏ธ Degdeg
โ๏ธ Ammaan
โ๏ธ 24/7
๐ la soo deg AmanaPay maanta, oo la soco adeegyada casriga ah ee lacag dirista!
Halkaan kala soo deg: https://onelink.to/4azb2h
19/03/2026
Bulshadeenna Soomaaliyeed iyo saaxiibbada qaaliga ah ee halkaan nagala socda,
Waxaan idinla wadaageynaa hambalyo diirran oo ku aaddan munaasabadda barakaysan ee Ciidul-Fidriga. ๐๐
Ilaahay ha inaga aqbalo soonkii, salaadihii iyo camalkii suubbanaa, hana inoo barakeeyo ciiddaan farxaddeeda.
Waxaan Alle ka baryeynaa in uu nagu gaarsiiyo sannado badan oo barwaaqo, caafimaad iyo nabad leh.
ุนูุฏ ู
ุจุงุฑูุ ูู ุนุงู
ูุฃูุชู
ุจุฎูุฑ ๐ค
17/02/2026
๐โจ Bisha barakaysan ee Ramadaan way timid.
Waa bil naxariis, dambi-dhaaf iyo ajar badan leh.
Ilaahay ha naga aqbalo soonka, salaadaha iyo camalka suubban, hana ina siiyo awood iyo samir bishan barakaysan. ๐คฒ
Hadaljeedinta Guddoomiyaha Hayโadda Duulista Hawada, Ahmed Moalim,
Munaasabadda furitaanka Darmad Business Park
๐ Aden Adde International Airport โ Muqdisho
Hadaljeedinta Maareeyaha Garoonka Aadan Cadde, Abdinaasir Maxamuud Gureey,
Munaasabadda furitaanka Darmad Business Park
๐ Aden Adde International Airport โ Muqdisho
Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta, Daahir Shire,
" Waxaan soo dhaweynayaa Darmad Business Park , Waana bogaadinayaa Amana Bank oo maalgelisay Parking-kaan "
Munaasabadda furitaanka Darmad Business Park
๐ Aden Adde International Airport โ Muqdisho
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Trepiano
Mogadishu
Opening Hours
| Monday | 08:00 - 16:00 |
| Tuesday | 08:00 - 16:00 |
| Wednesday | 08:00 - 16:00 |
| Thursday | 08:00 - 16:00 |
| Saturday | 08:00 - 16:00 |
| Sunday | 08:00 - 16:00 |