Gabaleey Travel Agency
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Gabaleey Travel Agency, Travel Agency, Maka Almukarama, Mogadishu.
11/07/2025
OGEYSIIS SHAQO | FURNAANSHAHA FURSADO SHAQO OO DALKA QADAR AH
Gabbaley Travel Agency, oo xarunteedu tahay magaalada Muqdisho, gaar ahaan Isgoyska Shaqaalaha β Wabari, waxay si rasmi ah ugu dhawaaqeysaa furitaanka fursado shaqo oo ka baxsan dalka, gaar ahaan Dalka Qadar.
Waxaa la raadinayaa shaqaale xirfad leh oo ka shaqeyn kara meelaha soo socda:
πΉ Xirfadlayaal Caafimaad β kalkaaliyeyaal, farmashiistayaal, iyo shaqaalaha kale ee caafimaadka
πΉ Injineerro β injineerrada dhismaha, korontada, iyo kuwa farsamada
πΉ Shaqaalaha Xirfadaha Gacanta β sida farsamayaqaannada korontada, birta, alxanka, nadiifinta, cunto karinta, iwm.
Shuruudaha Guud:
In aad leedahay waayo-aragnimo iyo xirfad la xaqiijin karo
In aad tahay qof daacad ah, waajib og, kana goβan horumar
In aad diyaar u tahay inaad u safarto dalka Qadar wakhti dhow
Fiiro Gaar ah:
Qiimeynta iyo xulidda shaqaalaha waxay si gaar ah diiradda u saari doontaa xirfadaha shaqsiga iyo waaya-aragnimadiisa. Tijaabooyin iyo wareysiyo shaqo ayaa la qaban doonaa inta aan la gudbinin codsiyada.
Goobta Codsiga:
Gabbaley Travel Agency
Isgoyska Shaqaalaha β Wabari
Muqdisho, Soomaaliya
Contact us
Tell: 615999142/615000247
[email protected]
Wadada Makka Almukarama, Shaqalaha
26/05/2025
Visada Masar β Mudo Kooban!
Ma rabtaa inaad u safarto dalka Masar si degdeg ah oo fudud? Gabbaley Travel Agency ayaa ku siineysa Visada Sticker muddo kooban gudaheed!
π Adeeg Degdeg ah
π Qiimo Macquul ah
π Kalsooni & Khibrad Sare
01/04/2025
Ogaysiis Muhiim ah.
Waxaan ogeysineyna shacabka Soomaaliyeed in mashrucii shaqoshiinta dibada uu noo bilabanayo, waxa iska kaashan doono Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya, Dowlada Sacuudi Arabia iyo Gabbaley Travel Agency hadaba wixii fafahin intaa dheer nagala soo xariir Tell num hoos ku xusan ama toos noogu soo booqo xaruunta xafiska dulimadyada ee Gabbaley Travel Agency wadada Makala Almukara Isgooska Shaqalaha, Wabari.
Address:
615000247
615999142
615408471
https://g.co/kgs/PkC5vyu
29/03/2025
Ciid Mubaarak! Umada Soomaaliyeed waxaan hambalyo iyo bogaadin guud ahaan bulshada Soomaaliyeed munaasabadda Ciidul-Fidriga awgeed. Eebbe ha inoo wada danbi-dhaafo, hana inagu gaarsiiyo ciidda xigta iyada oo aan ku suganahay hormar, barwaaqo, iyo nabad waarta. Amiin.
13/03/2025
Ogeeysiis Muhiim ah:
Shirkada Gabbaley Travel Agency waxa ay Bulshada Soomaliyeed ugu Bishareyneysa in aan dib u bilaawday shaqadii aan u haysay Umada Soomaliyeed ee Xaajj-k Iyo Cumradda waxaa sharaf inoo ah in qeeb kanoqonay Agency-da lasoo xulaly in arimaha Xajj-ka kashaqeyo Sanadkan.
10/03/2025
Guddiga tartansiinta Shirkadaha Shaqo-siinta Dibadda ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshadda kadib markii ay qiimeeyeen, hubiyeen dhammaan Shirkadaha soo codsaday Adeegga Shaqo-siinta Dibadda Araajidooda, waxa ay halkan ku shaacinayaan Liiska Rasmiga ah ee Shirkadaha ku Guuleystay Adeega Shaqo-siinta Dibadda.
DHAMAAD
Wixii faahfaahin ah, fadlan kala xiriir;
Hussein Idow Ali
Xafiiska Warbaahinta iyo Teknolojiyadda
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
Email: [email protected]
10/03/2025
Ramadan Kariim, Malinta 9aad ee Bisha Barakeysan Alle hanaga dhigo kuwii kawada fa'ideysta.
10/03/2025
COMING SOON.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Maka Almukarama
Mogadishu
SO