Goodlight Energy
Trusted distributor of GoodWe products | Experts in solar panels, inverters & more | Committed to sustainability & a greener future.
Good Light Energy is a leading provider of innovative renewable energy solutions in Somalia and Somaliland. We are dedicated to transforming the energy landscape in the Horn of Africa through sustainable, reliable, and affordable energy services. Our Specializations:
Solar Panel Installations: We offer cutting-edge solar panel solutions to harness the power of the sun. Power Inverters: High-effic
Waxaan si guul leh u soo gabagabaynay Wajiga 1-aad ee mashruuc 120 kW Solar Mini-Grid ah oo aan u hirgelinnay Degmada Wadamagoo. Mashruucan wuxuu bulshada u horseedayaa koronto nadiif ah, la isku halayn karo, isla markaana waarta, isagoo xoojinaya horumarka deegaanka iyo adeegyada aasaasiga ah sida caafimaadka, waxbarashada, biyaha, iyo ganacsiga.
๐ +252 63 888 8586/ +251 613331193
๐ง [email protected]
15/06/2026
Warshadda ๐ฆ๐ฎ๐น๐ฎ๐ ๐๐ฐ๐ฒ ๐๐ฎ๐ฐ๐๐ผ๐ฟ๐ waxaan u xirnay nidaam tamarta qorraxda ah oo ka kooban ๐ฏ๐ฑ ๐ธ๐ช ๐ฆ๐ผ๐น๐ฎ๐ฟ ๐ฆ๐๐๐๐ฒ๐บ ๐ถ๐๐ผ ๐ฐ๐ฌ ๐ธ๐ช๐ต ๐๐ฎ๐๐๐ฒ๐ฟ๐ ๐ฆ๐๐ผ๐ฟ๐ฎ๐ด๐ฒ, si loo xoojiyo wax-soo-saarka warshadda loona daboolo baahideeda tamareed.
๐๐ผ๐ป๐๐ฎ๐ฐ๐ ๐จ๐
๐ง [email protected]
๐ +252 613 331193 | +252 63 888 8586
๐ Goodlight Energy Ltd โ Renewable Energy Solutions for Somalia.
Waxaan u xidhnayJaamacadda Burco nidaam tamarta qoraxda ku shaqeeya oo awooddiisu tahay 15 kW, kaas oo siin doona jaamacadda tamar nadiif ah, la isku halayn karo, isla markaana waarta.
Mashruucan wuxuu gacan ka geysanayaa horumarinta waxbarashada iyadoo la adeegsanayo xalal tamareed oo casri ah oo deegaanka u wanaagsan.
๐ง [email protected]
๐ +252 613 331193 | +252 63 888 8586
01/06/2026
Waxaan Warshadda Barafka Osobow u xirnay nidaam Solar ah oo awooddiisu tahay 150 kW, Nidaam-kaan waxu warshadda siinaya tamar ku filan oo la isku haleyn karo, waxuu hoos u dhigayaa kharshaadka, waxuu kor u qadayaa wax soo saarka warshadda.
๐ฃ๐ผ๐๐ฒ๐ฟ๐ถ๐ป๐ด ๐ฎ ๐๐ฟ๐ถ๐ด๐ต๐๐ฒ๐ฟ ๐๐๐๐๐ฟ๐ฒ. โ๏ธโก
๐ง [email protected]
๐ +252 613 331193 | +252 63 888 8586
26/05/2026
Eid Mubarak from Goodlight Energy ๐
Wishing you peace, happiness, and endless blessings.
Nala daawo muuqaal kooban oo ku saabsan nidaam 50kW ah oo ku shaqeeya tamarta cadceeda, kaas oo si toos ah u shaqeynaya ceel biyood, una suuragelinaya bulshada inay helaan biyo nadiif ah oo joogto ah. ๐งโ๏ธ
๐ +252613331193
๐ง [email protected]
19/03/2026
Ciid wanaagsan dhammaan umadda Muslimiinta ๐โจ
Gaar ahaan umadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan.
Waxaan idiin rajeynaynaa inaad ku ciidaan farxad, nabad, caafimaad iyo barwaaqo.
Ilaahay ha inaga aqbalo acmaasha wanaagsan.
Ciid Mubarak ๐ค
26/01/2026
๐โจ ๐๐ฎ๐ฝ๐ฝ๐ ๐๐ป๐๐ฒ๐ฟ๐ป๐ฎ๐๐ถ๐ผ๐ป๐ฎ๐น ๐๐ฎ๐ ๐ผ๐ณ ๐๐น๐ฒ๐ฎ๐ป ๐๐ป๐ฒ๐ฟ๐ด๐๐
๐๐ฎ๐ป๐๐ฎ๐ฟ๐ ๐ฎ๐ฒ
Clean energy means a healthier planet, lower energy costs, and brighter futures for our communities ๐ฑโก
At Goodlight Energy, weโre proud to be part of the clean energy movement providing reliable solar solutions that make a real difference every day.
Letโs continue choosing energy thatโs clean, smart, and sustainable ๐๐
20/01/2026
Waxaan ku faraxsanahay inaan ku dhawaaqno in aan si guul leh u hirgalinay nidaam casri ah oo ku shaqeeya tamarta cadceedda,loona xiray ๐๐ผ๐๐ฒ๐น ๐๐ผ๐น๐ผ๐น โ ๐๐ต๐ผ๐ฏ๐น๐ฒ๐, ๐ธ๐ฎ๐ฎ๐ ๐ผ๐ผ ๐น๐ฒ๐ต ๐ฎ๐๐ผ๐ผ๐ฑ ๐ฑ๐ต๐ฎ๐ป ๐ฎ๐ฌ๐ธ๐ช.
Nidaamkan waxa uu xaqiijinayaa:
โ
๐ง๐ฎ๐บ๐ฎ๐ฟ ๐ท๐ผ๐ผ๐ด๐๐ผ ๐ฎ๐ต ๐ฎ๐ฐ/๐ณ
โ
๐๐ผ๐ผ๐ ๐ ๐ฑ๐ต๐ฎ๐ฐ ๐ธ๐ ๐๐ถ๐บ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐ธ๐ต๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐๐ต๐ธ๐ฎ ๐๐ต๐ถ๐ฑ๐ฎ๐ฎ๐น๐ธ๐ฎ ๐ถ๐๐ผ ๐ธ๐ผ๐ฟ๐ผ๐ป๐๐ฎ๐ฑ๐ฎ
Haddii aad tahay ganacsi, hoteel, ama xarun cafimaad oo raadinaysa xal koronto oo la isku halayn karo isla markaana kharashkiisu hooseeyo, Goodlight Energy waa doorashadaada koowaad.
๐ Nala soo xiriir maanta:
+252 613 331193 | +252 638 888586
๐ www.goodlightenergy.com
๐ง [email protected]
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Mogadishu