IMAAM Academy
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from IMAAM Academy, College & University, Suuqbacaad, Mogadishu.
19/03/2026
تهنئ إدارة أكاديمية إمام بمناسبة حلول عيد الفطر المبارك، أبعث إليكم أحرّ التهاني وأصدق التبريكات، سائلًا الله أن يعيده عليكم وعلى أحبابكم بالخير واليُمن والبركات، وأن يتقبل منا ومنكم صالح الأعمال، ويجعل أيامكم أفراحًا وسعادةً دائمة.
كل عام وأنتم بخير، وعيدكم مبارك 🌙✨
15/03/2026
Hambalyo Ardayda kaalimaha h**e ka galey
Tartanka qur'aanka kariimka bisha barakeysan ee Ramadaan 2026
Aad baan ugu mahad-naqaynaa dhammaan macallimiinta kusoo dadaashey waxaan leenahay halkaa kasii wada dadaalkiina
0615482348. 0619138080
بسم الله بسم الله أردد دوما ً بسم الله
03/03/2026
Maalinta ugu dambeysey Ee Tartanka qur'aanka kariimka Bisha barakeysan ee Ramadaan.
Waa qeybta 15-ka Juz iyo qeybta 10-ka juz hoose ee qur'aanka kariimka.
Waxaana ardaydaas iyo Macallimiintoodaba u rajeyneynaa guul inshaa allaah.
0615482348. 0619138080
02/03/2026
Maalinta Seddexaad Ee Tartanka qur'aanka kariimka Bisha barakeysan ee Ramadaan.
Waa qeybta 5-ta Juz hoose ee qur'aanka kariimka.
Waxaana ku tartamey 27 arday kamid ah ardayda Dugsiga ayagoo ay kakala socdeen Fasallada kala duwan ee dugsiga kajira.
Waxaana ardaydaas iyo Macallimiintoodaba u rajeyneynaa guul inshaa allaah.
0615482348. 0619138080
01/03/2026
Maalinta labaad Ee Tartanka qur'aanka kariimka Bisha barakeysan ee Ramadaan
Waa qeybta 3-da Juz hoose ee qur'aanka kariimka.
Waxaana ku tartamey 21 arday kamid ah ardayda Dugsiga ayagoo ay kakala socdeen Fasallada kala duwan ee dugsiga kajira.
Waxaana ardaydaas iyo Macallimiintoodaba u rajeyneynaa guul inshaa allaah.
0615482348. 0619138080
28/02/2026
Maalinta koowaad Ee Tartanka qur'aanka kariimka Bisha barakeysan ee Ramadaan
Waa qeybta 2-da Juz hoose ee qur'aanka kariimka.
Waxaana ku tartamey 17 arday kamid ah ardayda Dugsiga ayagoo ay kakala socdeen Fasallada kala duwan ee dugsiga kajira.
Waxaana ardaydaas iyo Macallimiintoodaba u rajeyneynaa guul inshaa allaah.
0615482348. 0619138080
28/02/2026
Waxaa goordhow inoo bilaaban doona Tartanka qur'aanka kariimka Bisha barakeysan Ee Ramadaan sanadkiisa 4-aad
Tartanku waa tartan aan ugu tala galney ardayda Dugsiga
Waxay ku tartami doonaan qeybaha kala ah
1. 15-ka juz hoose ee qur'aanka kariimka
2. 10-ka juz hoose ee qur'aanka kariimka
3. 5-ta juz hoose ee qur'aanka kariimka
4 2-da juz hoose ee qur'aanka kariimka
Dhammaan aradayda iyo macallimiintooda waxaan u rajeyneynaa guul insha allaah
0615482348. 0619138080
دعاء الإفطار Ducada la akhristo marka la afuro
اللهم إني لك صمت وبك آمنت وعليك توكلت وعلى رزقك
أفطرت. ذهب الظمأ وابتلت العروق وثبت الأجر إن شاء الله.
مرحبا يا رمضان
17/02/2026
تهنئ أكاديمية إمام لجميع المسلمين في أنحاء العالم بحلول شهر رمضان المبارك.
أعان الله عليكم صيامه وقيامه.
Kelimadda Maamulaha Guud ee Akadeemiyadda IMAAM ACADEMY
Dr. Abdulkadir Mo'allin Shriif Weydow
Oo uu kajeediyey Xafladda Dufcada 8-aad ee Dugsiga IMAAM Academy Mahadsanid ayaan leenahay
0615482348 0615933238 0619138080
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Suuqbacaad
Mogadishu