Datifay
Data Insights and Research: Transforming raw data into actionable insights for businesses, government, and non-profits.
We offer tailored solutions using advanced technologies to drive success and economic growth.
14/09/2025
๐๐ฉ๐ฉ๐จ๐ซ๐ญ๐ฎ๐ง๐ข๐ญ๐ฒ ๐๐จ๐ซ ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข ๐๐ญ๐ฎ๐๐๐ง๐ญ๐ฌ & ๐๐ซ๐๐๐ฎ๐๐ญ๐๐ฌ
Datifay Data Insights is now accepting applications for the Full Stack AI Engineer Internship. This six-month, part-time program is designed to equip aspiring talent with practical skills in Artificial Intelligence, guided mentorship, and a recognized certificate. Participation is limited to only four selected candidates.
๐๐ฉ๐ฉ๐ฅ๐ข๐๐๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐๐๐๐๐ฅ๐ข๐ง๐: 10 October, 2025
๐๐ฉ๐ฉ๐ฅ๐ฒ ๐ก๐๐ซ๐: https://forms.gle/RHTS6PRi2HW4rhP48
This is a unique chance to gain hands-on experience in AI and contribute to the digital transformation of Somalia.
๐๐'๐ซ๐ ๐ฅ๐จ๐จ๐ค๐ข๐ง๐ ๐๐จ๐ซ ๐๐ ๐๐ง๐ญ๐๐ซ๐ง๐ฌ! (๐๐ง๐ญ๐๐ซ๐ง๐ฌ๐ก๐ข๐ฉ ๐๐ฉ๐ฉ๐จ๐ซ๐ญ๐ฎ๐ง๐ข๐ญ๐ฒ ๐๐ญ ๐๐๐ญ๐ข๐๐๐ฒ)
Are you learning to code and want to build real AI projects?
Weโre offering an AI Engineer Internship at Datifay โ a company building AI and data tools for the future.
๐๐ก๐๐ญ ๐ฐ๐ ๐ง๐๐๐ ๐๐ซ๐จ๐ฆ ๐ฒ๐จ๐ฎ:
1. You speak English well
2. You know Python, C++, Java or JavaScript
3. Youโve built something before (projects, GitHub, anything!)
๐ต๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐: React, Vue, or API experience
This is a chance to learn, grow, and build with a team working on real-world AI problems.
Deadline to apply: 30 April 2025
Fill this form to apply:
https://forms.gle/JPVu8FQrxbC4p6FV7
We love creative minds. Show us what you can do.
Datifay Data Insights and Research: Transforming raw data into actionable insights for businesses, government, and non-profits. We offer tailored solutions using advanced technologies to drive success and economic growth.
01/04/2025
We are pleased to announce a new survey to assess Somalia's readiness for Artificial Intelligence. As Somalia embraces new opportunities for growth, AI is expected to enhance public services and governance, and boost our economy. Our survey focuses on key areas such as infrastructure, digital skills, sector priorities, policy frameworks, and sociocultural factors.
We invite you to share your insights and help shape the future of AI in Somalia. Please take a few minutes to participate by clicking the link below.
https://forms.gle/dxXzd3Vv2addBVTg8
Thank you for your contribution!
Assessing AI Readiness in Somalia Invitation to Participate in Somalia's AI Readiness Survey Somalia is set to harness Artificial Intelligence (AI) to drive economic growth, enhance public services, and improve governance. This survey evaluates our AI readiness, focusing on infrastructure, digital skills, sector priorities, policy f...
25/11/2024
Waxaa xalay si habsami leh inoogu soo dhamaaday tababar aan uga hadleenay mawduuca la xiriira ๐๐ฎ๐ฅ๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐ญ๐ ๐๐จ๐ ๐ญ๐ (๐๐๐ญ๐ ๐๐๐ข๐๐ง๐๐), si hufan oo qiimo badan waxaa kasoo qeyb galayaasha ay faa'iideen ama faham ka qaateen Culuumta Xogta iyo taariikhdeeda, isticmaalkeeda, waxa ay ka kooban tahay iyo waajibaadyada kala duwan ee ay leedahay, sidoo kale waxaa tusaalooyin ficil ah ardayda laga tusay sida xogta loo aruuriyo, loo nadiifiyo ama loo hagaajiyo, loo naqshadeeyo iyo ugu danbeyn loogu dhiso go'aamo masiiri ah.
Bahda Datifay oo soo agaasintay tababarkaan qiimaha badan, waxay halkaan uga mahadcelinaysaa Bare Sare ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐ ๐๐๐ ๐ก๐ oo kasoo qeybgalayaasha u gudbiyay sharraxaad iyo aqoon ku dhisan khibrad iyo waayo aragnimo, sidoo kale halkaan waxaan uga mahadcelinaynaa kasoo qeyb galayaasha tababarka oo muujiyay sida ay diyaar ugu yihiin fahamka Culuumta Xogta iyo ka faa'iideysigeeda.
18/11/2024
Waxaa sharaf iyo karaamo inoo ah inaad nagala soo qeyb gashaan tababar la xiriira ๐๐ฎ๐ฅ๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐ญ๐ ๐๐จ๐ ๐ญ๐ (๐๐๐ญ๐ ๐๐๐ข๐๐ง๐๐) oo aan ku sharxi doono muhiimadda ay leedahay, sida loo isticmaalo iyo qeybaha kala duwan ay saameynta ku leedahay.
Waxaa marti inoogu ah barnaamijka ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐ ๐๐๐๐ ๐ oo ๐๐๐ซ๐ ๐ฌ๐๐ซ๐ ka ah jaamacadda ๐๐๐ญ๐ซ๐จ๐ฉ๐จ๐ฅ๐ข๐๐ง ๐๐ญ๐๐ญ๐ ๐๐ง๐ข๐ฏ๐๐ซ๐ฌ๐ข๐ญ๐ฒ, gobolka ๐๐ข๐ง๐ง๐๐ฌ๐จ๐ญ๐ ee dalka ๐๐๐, sidoo kale khibrad dheeraadna u leh Culuumta Xogta (Data Science).
Waxaad iska diiwaan gelin kartaa linkiga hoos ku xusan. Mahadsanidiin.๐
https://forms.gle/1mR8xrxrHwya82u4A
๐
๐๐๐ญ๐: ๐๐จ๐ฏ๐๐ฆ๐๐๐ซ ๐๐, ๐๐๐๐
โฐ ๐๐ข๐ฆ๐: ๐๐๐ญ๐๐ซ ๐๐ฌ๐ก๐๐ ๐๐:๐๐๐๐
๐ ๐๐จ๐๐๐ญ๐ข๐จ๐ง: ๐๐จ๐จ๐ ๐ฅ๐ ๐๐๐๐ญ๐ข๐ง๐
Data Science Workshop Registration Welcome to the Data Science Workshop Registration! Weโre excited to have you join us on this journey into the dynamic world of data science. This registration form is designed to help us understand your interests and needs so we can tailor the workshop experience just for you. By completing this f...
09/11/2024
Unlock Insight's, Drivce Success
Data tells a story. We help you understand it.
03/11/2024
Guusha ganacsi walba waxaa laf dhabar u ah sida looga faa'iideysto xogta ceyriinka ah ee uu ganacsigaas heysto, waxaan awoodnaa inaan xogtaada kaaga soo saarno go'aano saameyn ku leh kobaca ganacsigaaga.
01/11/2024
Waxaa si qurux badan inoogu qabsoomay ๐ฐ๐จ๐ซ๐ค๐ฌ๐ก๐จ๐ฉ aan diirada ku saareynay ๐๐ซ๐ญ๐ข๐๐ข๐๐ข๐๐ฅ ๐๐ง๐ญ๐๐ฅ๐ฅ๐ข๐ ๐๐ง๐๐-๐ ๐. Workshop-ka ayaa waxaan ku falanqeeynay isbedeladii u dambeeyay ee AI-ga, Fursadaha hadda ka jira, iyo isbedellada mustaqbalka dhaw oo uu AI-ga sababta u noqon doono.
#
26/10/2024
Saddexda farac ee ugu waaweyn ee falanqaynta xogta waa:
๐. ๐๐๐ฌ๐๐ซ๐ข๐ฉ๐ญ๐ข๐ฏ๐ ๐๐ง๐๐ฅ๐ฒ๐ฌ๐ข๐ฌ (๐
๐๐ฅ๐๐ง๐ช๐๐ฒ๐ง๐ญ๐ ๐๐ก๐๐ซ๐๐ฑ๐๐๐๐๐):
- Waxay ka caawisaa in la fahmo waxa dhacay iyada oo la adeegsanayo jaantusyo iyo tirakoobyo si loo soo bandhigo xogta hadda jirta.
๐. ๐๐ซ๐๐๐ข๐๐ญ๐ข๐ฏ๐ ๐๐ง๐๐ฅ๐ฒ๐ฌ๐ข๐ฌ (๐
๐๐ฅ๐๐ง๐ช๐๐ฒ๐ง๐ญ๐ ๐๐๐๐๐๐๐ฌ๐ก๐):
- Waxay isticmaashaa xogo iyo tirakoobyo h**e si loo saadaaliyo dhacdooyinka mustaqbalka.
๐. ๐๐ซ๐๐ฌ๐๐ซ๐ข๐ฉ๐ญ๐ข๐ฏ๐ ๐๐ง๐๐ฅ๐ฒ๐ฌ๐ข๐ฌ (๐
๐๐ฅ๐๐ง๐ช๐๐ฒ๐ง๐ญ๐ ๐๐ข๐ฅ๐ฆ๐๐๐ง๐ญ๐):
- Waxay bixisaa talooyin ku saabsan sida loola dhaqmo xogta iyadoo la adeegsanayo saadaalin heer sare ah si loo gaaro natiijooyinka ugu wanaagsan.
22/10/2024
Waxaan kugu casuumeynaa inaad nagalasoo qeyb gasho ๐ฐ๐จ๐ซ๐ค๐ฌ๐ก๐จ๐ฉ diirada lagu saari doono ๐๐ซ๐ญ๐ข๐๐ข๐๐ข๐๐ฅ ๐ข๐ง๐ญ๐๐ฅ๐ฅ๐ข๐ ๐๐ง๐๐-๐ ๐ innaga oo kula wadaagi doonna, isbadalladii udanbeeyay, fursadaha hadda kajira, iyo weliba isbadallada mustaqbalka dhaw dhici doona Inshaa allaah.
Hadii aad daneeneyso workshop-kaan qiimaha badan, fadlan iska diiwaan geli halkaan, Mahadsanid: ๐๐
https://forms.gle/MRfHt2QYLf82V4bi6
๐
๐๐๐ญ๐: 31/10/2024
โณ๐๐ข๐ฆ๐: After Isha 8:30 PM
๐๐๐จ๐: Zoom Meeting
Website
Address
Somalia
Mogadishu
Opening Hours
| Monday | 08:00 - 17:00 |
| Tuesday | 08:00 - 17:00 |
| Wednesday | 08:00 - 17:00 |
| Thursday | 08:00 - 17:00 |
| Saturday | 08:00 - 17:00 |
| Sunday | 08:00 - 17:00 |