MIMA FOUNDATION
Striving for Excellence
19/04/2026
Our School inter competition Ball Games
08/04/2026
Shaley, Talaado, 7-da Abriil,2026 iyada oo ay fududeysay IDEA Hub Somalia, qaar ka mid ah ardaydii h**e ee Mogadishu Integrated Model Academy (MIMA) ayaa ka qeyb galay kulan is-dhaafsi fikrado leh oo si rasmi ah loogu aasaasay Ururka Qalin-jabiyeyaasha MIMA (MAA).
Kulanka waxaa lagu ansixiyay Guddi ku-meel-gaar ah oo ka kooban 9 xubnood oo hoggaanka fulinta ah (magacyadooda waxaa lagu soo bandhigi doonaa qoraal kale). Sidoo kale ka-qeybgalayaasha waxaa loo aqoonsaday xubnihii aas-aaska u ahaa ururkan.
Mahad gaa IDEA Hub Somalia IDEA Hub Somalia
xubnaha waxay sidoo kale ka faa’iideysteen cashar muhiim ah oo uu bixiyay Dr. MN Warsame, oo ahaa maamulihii ugu horreeyay ee aasaasay MIMA sanadkii 2009, isla markaana ah Aasaasaha iyo CEO-ga IDEA HUB Somalia. Dr-ku wuxuu dhalinyarada ku baraarujiyay xirfadaha muhiimka ah ee looga baahan yahay suuqa shaqada, horumarinta waddada xirfadeed, iyo fursadaha jira sida tababarrada (internships) iyo iskaa-wax-uqabso (volunteering) si ay waayo-aragnimo u helaan inta ay waxbarashada jaamacadeed ku jiraan.
Dhanka kale, Dr. Abdwahid Ahmed oo ka mid ah hormuudka Ururka Qalin-jabiyeyaasha Peace University ayaa bixiyay tababar ku saabsan doorka xubnaha alumni-ga iyo masuuliyadaha gaarka ah ee hoggaanka fulinta.
Tani waa guul muhiim ah oo xoojinaysa xiriirka qalin-jabiyeyaasha MIMA isla markaana dhiirrigelinaysa horumarka dhalinyarada.
07/04/2026
Welcome One welcome All
part 2 Mima Reporters
Future journalists at MIMA School – Sumayo introduces the Journalism Club, and AbdiKafi reports on a school event.
MIMA FOUNDATION
Su’aal iyo jawaab ku saabsan Siirada Nabiga ﷺ – ardayda MIMA
MIMA FOUNDATION
Masha allah
Ardaygeenna Abdirahin abdulahi Ahmed oo ah fasalka 5aad-B wuxuu si qurux badan u akhriyaa Qur’aanka Kariimka ah.
Waxbarasho tayo leh, Diini ,Maadi ,akhlaaq wanaagsan, iyo daryeel joogto ah.
📍 Nagala soo xariir hada 61 4976605 si aad ubadkaaga ugu dhisto mustaqbal wanagsan.
Ku soo dhawoow Qaybta Xanaanada Caruurta ee Mima Foundation
Goob ilmahaagu ka heli doono adeeg daryeel oo buuxa, aqoon diini iyo maadi lagu bari doono ubadkaga
MIMA School waxay ku balan qaadaysa in carruurtaadu helaan fursad ay ku noqdaan kuwo isku kalsoon, masuul ah, oo diyaar u ah mustaqbalkooda."
MIMA FOUNDATION
Call Us
61 4976605
17/02/2026
🌙Ramadaan kareem Dhamaan musliminta🌙
Allaha naga Aqbalo Soonka,Salaada,Sadaqada Iyo Ducada .
Hana naga dhigo kuwii ka Faa iidaysta bisha barakaysan ee Ramadaan
Family Mima Foundation🌙
22/01/2026
22/01/2026
Waxaa maanta oo qamiisTar: 22 Jan 2026 u soo idlaaday ardayda Fasalada F4 iyo Grade 8 ee Dugsiyada MIMA imtixaan Term-ka oo mideysan-joint schools Exam- oo ay ka qayb galeen 4 school oo kala ah:
1.MIMA
2.SOS.HG School
3. MOONLIGHT
4.BONDHERE ORPHAN GIRLS CENTER
Imtixaanka oo lagu qabtay xaruunta schoolka SOS ayaa ku soo idlaaday guul.
Guul iyo Natiijo wanaagsan Eebe idinkii.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Hodan
Mogadishu
Opening Hours
| Monday | 08:00 - 17:00 |
| Tuesday | 08:00 - 17:00 |
| Wednesday | 08:00 - 17:00 |
| Thursday | 09:00 - 12:00 |
| Saturday | 08:00 - 17:00 |
| Sunday | 08:00 - 17:00 |