Somlink Telecom
SomLink Telecom is a Somalia's leader in integrated communication. We target to be the preferred last-mile solutions provider in the country.
We Are Licensed Mobile Network Operator By National Communications Authority To Provide Data, Voice And Connectivity Services In Somalia, With Over 10 Years Of Service In the Region. To be a leader in the wireless broadband industry in Somalia, by providing one-stop cost effective data, voice, video and other value added services for all your communication needs. By identifying trends and opportun
01/08/2026
๐ฆ๐ผ๐บ๐๐ถ๐ป๐ธ ๐๐ถ๐๐ฎ๐๐ถ๐ฏ๐ฒ๐ฟ Dhameystirka farxadda Gurigaaga.
Maanta soo gasho gurigaaga ama goobtaada shaqo fiber optic internet ugu xawaaraha sareeya soomaaliya.
Soo gelinta waa bilaash !
Faahfahin Dheeri ah nagala soo xiriir 153 ama 640 000 153
30/07/2026
Farxad weyn ayay noo tahay maanta inaan ka qayb qaadanno hirgelinta fursad cusub oo u horseedi karta dhallinyarada Soomaaliyeed inay helaan fursado waxbarasho oo dibadda ah.
Munaasabad ballaaran oo lagu daah-furayay Kastan Mentoring Scholarship Program ayaa maanta ka qabsoontay magaalada Muqdisho. Barnaamijkan ayaa ujeeddadiisu tahay inuu dhallinyarada Soomaaliyeed ka taageero helidda fursadaha waxbarasho ee dibadda, isagoo siinaya hagid, wacyigelin, iyo taageero ay ku gaari karaan himilooyinkooda waxbarasho.
SomLink Telecom waxay ku faraxsan tahay inay taageerto madashan muhiimka ah, taasoo qayb ka ah dadaalladeeda joogtada ah ee lagu horumarinayo laguna awood siinayo dhallinyarada Soomaaliyeed.
๐ฆ๐ผ๐บ๐๐ถ๐ป๐ธ ๐๐ถ๐๐ฎ๐๐ถ๐ฏ๐ฒ๐ฟ Dhameystirka farxadda Gurigaaga.
Maanta soo gasho gurigaaga ama goobtaada shaqo fiber optic internet ugu xawaaraha sareeya soomaaliya.
Soo gelinta waa bilaash !
Faahfahin Dheeri ah nagala soo xiriir 153 ama 640 000 153
25/07/2026
Ma doonaysaa internet aad u dheereeya oo aan go'ayn?
SomLink waxay kuu haysaa adeegga GigaFIBER Internet dhameystiraya farxadda gurigaaga!
Qiimo jaban: Kaliya $25 bishii Xawaaraha 45Mbps UNLIMITED ah
Soo gelinta guriga waa BILAASH (FREE installation)
Waxaad kaloo helaysaa FREE 4G LTE Mobile internet naga soo wac 640 000 153 ama help line 640 000 153
Hobรฉ adรฉ deggรฉntรฉ beldaamo Baydhowรฉ iyooney Mogdishรฉ fursรฉ wiinga haaysรฉtรฉ.!!
Ogada ini Somlink king diyaaridi hirmiyaal asrรฉ eh o faddiyooda eh.
$1 ke hel 48sa'a internet eh umbo $1 ke hel 6GB.
Kuku shuboy *544 # umbo ha noo weer 640 000 153
21/07/2026
Guuleystaha Saadaalinta Haleelay Ciyaarta Finalka u dhaxeysay Argentine Vs Spain Cabdullahi Nuur Shariif hambaliyo waxaad ku guuleysatay Adeeg internet bilaash ah iyo saacad smart
waxayna ku idlaatay 0 - 1
oo sidaas guusha ay ku raacday Spain oo gudambey ku guuleystay world Cup 2026
Muugaal kooban oo ka tarjumaya daawashadii ciyaartii k**a dambaysta ahayd ee Koobka Adduunka 2026 taasoo dhex martay Spain iyo Argentina.
Wacdarihii xalay ee isku imaatinkii daawashada ciyaartii k**a dambaysta ahayd ee ๐๐๐๐ ๐ช๐ผ๐ฟ๐น๐ฑ ๐๐๐ฝ ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฒ, oo dhex martay ๐๐ฟ๐ด๐ฒ๐ป๐๐ถ๐ป๐ฎ iyo ๐ฆ๐ฝ๐ฎ๐ถ๐ป, halkaas oo ay bulshada caasimaddu si wadajir ah ugu daawanayeen ciyaarta jawi xamaasad, farxad iyo isdhexgal leh.
๐ฆ๐ผ๐บ๐๐ถ๐ป๐ธ waxay mar walba ka goโan tahay in ay bulshada, gaar ahaan dhalinyarada, u fududeyso ka qaybgalka munaasabadaha waaweyn iyo waayo-aragnimada dhijitaalka ah, iyada oo bixisa adeegyo isgaarsiineed oo casri ah iyo internet xawaare sare leh.
Waxaan ku faraxsanahay in aan qayb ka noqonno isu keenidda bulshada iyo xoojinta isku xirnaanta xilliyada farxadda iyo dabaaldegyada noocan oo kale ah.
"Ciil ma qabo spain hambaliyo"
By by Argentine.
Taageere muujiyey taageeeridiisa
"SomLink kulankaan in ay nala joogto aad ayaan ugu faraxsanahy deg.howwadaag waan u mahadcelinayaa ciyaartaan cad oo kaliya ayey leedahay"
Midkamid ah taageerayaasha nala jooga caawa fagaaraha Deg.Howlwadaag Bakaro
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Wadada Taleex, Hodan
Mogadishu
252