Jobkey Training and Development Center
Xaruunta Tababarada iyo Hormarinta Aadanahay, waxaad ka heli kartaa Koorsooyin aad ku hormarin karto.
Xaruunta Tababarada iyo Hormarinta Jaamacadda Jobkey waxaa ay bixineysaa tababaro iyo Diploma-yin kala duwan oo aad ku heli karto hab Online ama Class ah, kala xariir wixii faahfaahin 0614417474/0617600010.
" Success Starts Here "
28/08/2023
Waxaan uga duwanahay Jaamacadaha kale:
1. Khibrada Macaliminta oo aad u sareysa
2. Tababara joogto ah ardayda isbuuc kasta
3. Ka qeyb qaadashada arimha Bulshada sida Abaaraha iyo Barakaca yaasha
4. Isku xirka Bulshada sida Tababarada Macaliminta, Tartan Aqoonedka, Dod cilmiyed
5. Bixinta Deeq waxbarasho joogto ah
6. Isku xirka ardayda sida Aqoon isweydarsi, Sports, Dhaqanka iyo Fanka.
7. Fursad Waxbarasho Xaruumaha gobolada jaamacadda.
8. Xariirka Jaamacadaha dibada sida Africa, Asia iyo Europe.
9. Xubin ka mid ah midowga Jaamacadaha Africa.
10. Jaamacadda kaliya aqoonsi ka haysata United Nations Academic Impact.
11. Qalab Practical joogto ah sida Medical Laboratory, iyo Computer Lab. Dhameystiran
12. Practical joogto ah dhamaan Isbitaalada ku yaala Mogadishu kuwooda ugu waaweyn.
14. Takhasusyo khaas u ah Jaamacadda.
15. Soo saarista arday ka dhisan cilmi baarista.
13/05/2023
Xaruunta Tababarada iyo Hormarinta waxaa ay qaadaneysaa Macaliin Luqada English-ka ah. Fadlan CV-gaada iyo shahaadooyinkaada ku dir emailka [email protected].
08/10/2022
Our new new students of Jobkey University. Please welcome we hope your journey of your success started here today.
09/09/2022
::::::::::::::::::::::: Jobkey University::::::::::::
Aqoon, xirfad iyo practical joogta ah ayad ka heli kartaa Isbitaalka Takhasusiga Somali Syrian Hospital dhamaan ardayda caafimaadka barata Jaamacadda Jobkey.
Diiwaan galinta waa ay socaa kala xariir 0615119191/0616774499
26/08/2021
Fadlan buuxi form-ka Scholarships-ka oo hel minxo waxbarasho. Nasiib wacan
Scholarships Form Registration Form( Fadlan buuxi foomkaan)
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the university
Telephone
Website
Address
Tarbunka Street Taleh Hodan District
Mogadishu
252