Mogadishu Tech Summit
The Mogadishu Tech Summit is annual gathering that connects Somalia tech industry players to the rest of the world. #MTS2019
Maxaa keenay in aan wax walba dibadda ka soo dhoofsano?
Panel #2 Discussion: Equipping the Future: Improving TVET Curriculums to Meet Somalia's Employ ment Needs.
13/07/2024
AI iyo Mustaqbalka Shaqada & Waxbarashada AI sida ay u badashay suuqa shaqada iyo waxbarashada caalamka. Waa qayb ka mid ah Cashar uu kasoo jeediyay Maxamed Muuse oo ah Aasaasaha Simad iLab Shirwayni...
Maanta, shahaado keliya wax micno ah ma sameyneyso. Waa inaad la timaadid xirfad iyo waayo-aragnimo!"
In today's world, a degree alone is not sufficient. Success requires both skills and experience."
Wadada kaliya ee caqabadaha looga gudbi karo, shaqana lagu abuuri karo waa waxbarasho iyo horumarin dhanka xirfadaha ah.
04/07/2024
Waxaan u mahadcelineynaa Aleelo pixel, oo innaga haqabtirtay dhanka shaashadaha ama led screens-ka ee Mogadishu Tech Summitt.
AI sida ay u badashay suuqa shaqada iyo waxbarashada caalamka. Waa qayb ka mid ah Cashar uu kasoo jeediyay Maxamed Muuse oo ah Aasaasaha Simad iLab Shirwaynihii Tecknoloojiyadda Muqdisho (MTS2024).
How AI Has Changed the Global Job Market and Education. This is part of a lecture by Mohamed Muse, the Founder of Simad iLab, at the Mogadishu Technology Summit (MTS2024).
02/07/2024
Waxaa mahad-celin naga mudan saaxiibbadii inagala shaqeeyay dhanka warbaahinta, soona bandhigay billicda Mogadishu Tech Summitt.
Astaan TV iyo Five Somali TV
02/07/2024
Waxaan si mug iyo miisan leh ugu mahad-celineynaa taabageliyaasha shirweynihii Tignoolojiyadda ee Muqdisho, Mogadishu Tech Summitt 2024.
01/07/2024
Ahmed Siyad, CEO of Somali Research & Education Network (SomaliREN), joined us yesterday at the Mogadishu Tech Summit virtual and presented ‘Future Ready Education: Building a Second Version of the Resilient Next-generation Education Network.
01/07/2024
Seven girls from UNFPA Somalia's Empower Her Innovation Challenge showcased solutions against harmful practices like FGM and early marriage at Mogadishu Tech Summit. Congrats to the winners:
1. Kaafi Center
2. Empower Rise Hub
3. Hanti Dumar
4. Ficaneey Hair Oil
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Address
Mogadishu