Oog Creative
hada dalbo oo hada hel
13/10/2025
Last week posters
Oog Creative
18/09/2025
✨ Ku Soo Dhawoow! ✨
Waxaan ku faraxsanahay inaan safarkan cusub wada bilowno.
Tani waa bilow iskaashi adag oo lagu dhisay kalsooni iyo guul wadajir ah.
Aan mustaqbal ifaya wada dhisno!
Oog Creative
14/09/2025
Hambalyo!
Waxaan jirsaney hal sano taas oo ka soo wareegtey aas-aaskii Oog Creative
waxaan rumeyney ganacsato badan riyadooda digital
11/09/2025
New brand of oog creative
Oog Creative
07/09/2025
hel booqashooyin badan
Xayeysiinta Baraha Bulshada
Oog Creative Rumeynta riyadaada
13/03/2025
Logo folio last week
Oog Creative
06/03/2025
Erayga BRANDING waxaa loo kala qaaday xaraf-xaraf iyadoo xaraf walbana lagu qeexay macno gooni ah
B → Build (Dhisid)
R → Relatable (La xiriira)
A → Attention (Dareen-gelin)
N → Niche (Goobo gaar ah)
D → Desire (Rabitaan)
I → Interesting (Xiiso leh)
N → Notable (Mudnaan leh)
G → Growth (Koboc)
Tani waxay muujinaysaa in "Branding" yahay hab dhisid sumad taariikh leh, xiiso leh, oo dadku dareemi karaan.
Oog Creative follow us
Kusoo dhawoow bajaajle.com
Waxaan ubaahanahy 30 bajaajle nala shaqeeya oo dalabaadka qaado sida delivery iyo qof laqadayo
Shuruudaha
Bajaajle bajaaj wato
Bajaajle liisan leh
Muqdisho jooga
codso hada👇👇👇
https://wa.link/gccfqn
0616203329
Oog Creative//soo gudbiye
Oog Creative hada dalbo oo hada hel
23/02/2025
Ogeysiis Bajajle.com waxaa ka banaan Fursad shaqo oo ah 5 marketing
Sharuudaha waa inuu Mogadishu joogaa oo rag waa inuu heystaa shahaado jaamacadeed
Codso hada 👇
https://wa.link/bw2vq9
61 6203329
Oog Creative soo gudbiye
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Garasbaaley
Mogadishu