AQAL
AQAL waa shirkad ku xeel dher iibinta & kiraynta Guryaha iyo Dhulalka. AQAL waxay ka cawinaysa helid
09/08/2022
Boos banaan oo iib ah.
Waxuu kuyaalaa: Hilo Xerta, Xaafada Hilaac Magalada Beledweyne, Hiiraan.
Documentka Booska waa Siyaad bare sabarloogo Original ah
Wixii faah faahin kala xiriir:
Tel: 0615887239 ama
WhatsApp: +252 61 4923202
09/08/2022
Guri nusboos ah oo iib ah. Waxuu ku yaalaa Xaafada Kaamka indhoolayasha, Siliga, Madina, Wadajir.
Waxii faah faahin ah kala xiriir
Tel: 0614923202
Ama
WhatsApp: +252 61 4923202
18/01/2022
Dhul iib ah oo ka kooban 10 boos. Halkii Boos cabirkiisana yahay 20×20 m2. Totalka Cabirka dhulka waa 4000 m2 ( Afar Kun oo Mitir iskuweer).
Waxuu kuyaalaa Sarakuus ayuu dhimac Galmudug ka soo xigaa.
Documentiga Dhulka waa Siyaad Bare Sabarlooko Originaal ah.
Hadaad danaynayso ama cid rabto hayso fadlan Number ka hoose nalaga soo xiriir wixii faah faahin ah:
tel: 00252 61 4923202.
ama WhatsApp: 00252 61 4923202
11/12/2021
kiro ah waxu ku yalaa Wadajir wadda 4aad wa cusub ka kooban qeybo kala duwan:
2suli iyo jiko leh Balakoono kirada wa $380
2suli iyo jiko kirada wa $350
2suli jiko leh Balakoona kirada wa $280
2suli iyo jiko kirada wa $250
wa $250
: naga so wac 0612226642
Guri iib ah oo ku yaalo Lootad 4 aad, Macruuf, Buula xubeey, Wadajir. Cabirka booska waa: 20×20 m2.
Faafaahin wac ama WhatsApp: +252 61 4923202
waxa idin heyna Guri kiro ah Qol jiif musqul Fadhi iyo jiko oo firaashan , dabaq cusub ah leh qiimaha wa $550 waxu ku yaala Buulxubey Macruuf
: naga so wac 0612226642
21/11/2021
Macaamil waxa idin heyna Guri kiro ah ku yaala
2musqul iyo jiko kirada bishi wa $400
2musqul iyo jiko kirada bishi wa $300
musqul iyo jiko kirada bishi wa $200
musqul iyo jiko kirada bishi wa $250 waxu ku yala
2musqul iyo jiko kirada bishi wa $600
waxi faafaahin ah : naga so wac 0612226642
20/11/2021
Macaamil waxa idin heyna Guri kiro ah ku yaala
2musqul iyo jiko kirada bishi wa $400
2musqul iyo jiko kirada bishi wa $300
musqul iyo jiko kirada bishi wa $200
waxi faafaahin ah : naga so wac 0612226642
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Darutowhid Building, Second Floor, Makkah Almukarramah Ave3
Mogadishu