SOGHA
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from SOGHA, Non-Governmental Organization (NGO), Aaran Plaza, Next Hayat Supermarket Taleh Road, Hodan District, Mogadishu.
Somali Girls Hope Association (SOGHA) is a non-profit organization dedicated to empowering girls promoting their development, and fostering intellectual growth.
“Hope Begins here”
10/05/2026
“Gabadh waxbaratay waa bulsho waxbaratay”
“Aqoontu waa iftiin, jahligana waa mugdi”
Doodo wax dhisa, caawinta kuwa mudan iyo wacyigelinta maan-dhiska Gabdhaha waa Waxqabadka SOGHA mudadii ay jirtay.
22/04/2026
Booqashadii 14aad Ee Barnaamijka Tusmo iyo Tacliin.
Waxaa inoo qabsoomay kulan wacyigelin ah oo soo jeedinaysay Macallimad Xafsa Maxamed Cusmaan Ciwaankiisuna ahaa "Xariirka ka dhaxeeya Akhlaaqda iyo Aqoonta” Waxaana ka faa’ideystay wacyigelintaas ardayda dhigata Dugsiga Sare ee 21-ka oktoobar.
Ururka Rajada Gabdhaha Soomaaliyeed wuxuu mar walba u taagan yahay wacyigelinta, taageerida, la talinta, tababarida, waxbarida gabdhaha, iyo garab siinta waayeelka caruurta, dadka baahiyaha gaarka qaba.
"HADDAAN GABADHI KULA JIRIN NOLOSHU GUUL MALEH"
action week for education- GAWE 2026.
04/04/2026
19/03/2026
Dhammaan ummada muslimiinta ah gaar ahaan bulshada soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeyneynaa munaasabada 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐮𝐥 𝐅𝐢𝐭𝐫𝐢𝐠𝐚.
كل عام وانتم بخير
تقبل الله منا ومنكم صالح الاعمال
08/03/2026
Waxaa si wanaagsan inoogu soo idlaaday madal aragti wadaag ah aan ku xuseynay maalinta haweenka anagoo ciwaan ka dhignay sanadkaan “Haweenka barta sharciga iyo hoggaaminta dadweynaha ee soomaaliya, ka gudbidda caqabadaha iyo horumarinta dalka”
Maanta waxaan u dabaaldegaynaa xoogga, geesinimada iyo dulqaadka haweenka, gaar ahaan haweenka Soomaaliyeed. haweeneyda soomaaliyeed waa laf-dhabarta qoyska, bulshada iyo horumarka dalka. Inkastoo ay jiraan caqabado badan, haddana haweenkeennu waxay mar walba muujiyaan adkeysi, karti iyo hoggaamin.
Aan sii xoojino taageerada, fursadaha iyo qadarinta dhexdeena ah si haweenka soomaaliyeed ay u gaaraan awooddooda buuxda.
Hambalyo maalinta haweenka adduunka si gaar ah haweenka soomaaliyeed.💐
"HADDAAN GABADHI KULA JIRIN NOLOSHU GUUL MALEH"
07/03/2026
On the occasion of International Women’s Day, we are pleased to host an engaging Panel Discussion on “Women, Law, and Public Leadership in Somalia: Overcoming Barriers and Advancing Development.”
This important conversation brings together distinguished women leaders and legal professionals to share their experiences, insights, and perspectives on the role of women in shaping law, governance, and public leadership in Somalia.
The discussion will explore the challenges women face in legal and leadership spaces, the progress that has been made, and practical pathways to empower more women to participate in decision making and nation building.
📅 Date: 8-March-2026
⏰ Time: 12:30 PM
📍 Venue: SIMAD University, Town Campus, Mogadishu
🔗 Registration: https://forms.gle/jUMUYgXB7UUz8f1a6 Please register through this form to secure your seat. Seats are limited.
We welcome students, professionals, and aspiring leaders to join this meaningful dialogue as we celebrate women’s contributions to law, leadership, and development.
# falassomaliachapter
Qeyb kamid ah hadal-jeedinta Sawda Xasan Xuseen madasha aan uga hadleynay “Cusboonaysiinta nafta, dhisidda anshaxa iyo caaddooyinka wanaagsan ee waara”
Qeyb kamid ah hadal-jeedinta Dr Xafsa Axmed madasha aan uga hadleynay “Cusboonaysiinta nafta, dhisidda anshaxa iyo caaddooyinka wanaagsan ee waara”
18/02/2026
يا باغي الخير أقبل, ويا باغي الشر أقصر
رمضان مبارك 1447هـ
15/02/2026
Ururka Rajada Gabdhaha Soomaaliyeed, rajo ayuu abuuraa rajo wanaagsan ayuuna wadaa.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Contact the organization
Telephone
Website
Address
Aaran Plaza, Next Hayat Supermarket Taleh Road, Hodan District
Mogadishu
Opening Hours
| Monday | 08:00 - 15:00 |
| Tuesday | 08:00 - 15:00 |
| Wednesday | 08:00 - 15:00 |
| Thursday | 08:00 - 15:00 |
| Saturday | 08:00 - 15:00 |
| Sunday | 08:00 - 15:00 |