Shaafi Technology

Shaafi Technology

Share

Shaafi Technology
Transform your idea into digital

04/10/2025

πŸš€ MaamulTole System – Version Cusub Ayaa Soo Baxay! πŸŽ‰
Waxaan ku faraxsanahay inaan ku wargelino in MaamulTole System uu helay cusboonaysiin weyn oo leh features cusub iyo horumarro badan oo fududaynaya maamulka xarqamanka/dawaarlayasha.
Version 1.1.1

28/09/2025

✨ MaamulTole – Xalka Rasmiga ah ee Xarqaamanka! ✨

Ma ku daashay buugaag badan, waraaqo qasan, iyo xisaab aan dhammaaneyn?
MaamulTole wuxuu kaa dhigayaa shaqada fudud, habeysan, iyo casri ah πŸš€

βœ… Ku maamul dalabyada macaamiisha hal meel
βœ… La soco lacagaha la bixiyay iyo kuwa ku hadhay
βœ… Hel warbixin degdeg ah oo kugu hageysa go’aan sax ah
βœ… Ku keydi xogtaada si ammaan ah

πŸ˜“ Kahor: Jahwareer iyo buuq badan
😊 Kadib: Farxad, nidaam, iyo kalsooni

πŸ‘‰ Hada iska diiwaangeli oo ka mid noqo xarqaamanka isticmaala System-ka MaamulTole πŸ’»πŸ‘”

27/09/2025

πŸ˜“ Kahor MaamulTole = Jahwareer iyo buuq
😊 Kadib MaamulTole = Farxad iyo nidaam

πŸ‘‰ Hada kamid noqo xarqaamanka casriga ah ee isticmaala System-ka MaamulTole πŸ’»βœ¨

24/09/2025

πŸš€ Wax Cusub Ayaan Soo Waddnaa!
Shaafi Technology mar walba waxaannu diiradda saarnaa sidii aan bulshada ugu keenilahayn xalal casri ah oo fududeynaya maamulka iyo tiknoolajiyada.

πŸ“± Adeeg cusub oo casri ah ayaa soo socda – la soco si aad ugu horreeyso inaad ka faa’iidaysato!

πŸ’‘ La soco Shaafi Technology – halka mustaqbalka tiknoolajiyada casriga ahi ka bilowdo.

12/08/2025

πŸš€ Ku Xooji Ganacsigaaga WhatsApp Marketing!
Shaafi Technology waxay ku siinaysaa adeeg WhatsApp Marketing casri ah oo kaa caawinaya inaad si degdeg ah u gaarto boqolaal ama kumannaan macaamiil ah hal mar! πŸ“²

βœ… Fariimo Degdeg ah – Ogaal, dalacsiin, iyo xayeysiis isla markiiba gaara telefoonka macmiilka.

βœ… Xiriir Shakhsi ah – Abuur kalsooni iyo xiriir toos ah oo lala yeesho macaamiisha.

βœ… Sawirro, Muuqaal & Links – Samee fariimo soo jiidasho leh oo ka turjuma sumcada ganacsigaaga.

πŸ’‘ Fursad Dahabi ah! Haddii aad leedahay dukaamo, makhaayad, adeeg ama shirkad, adeeggan ayaa kuu noqonaya aaladda ugu awoodda badan ee kor u qaadaysa iibka iyo magacaaga.

πŸ“ž Nala Xiriir: 61 5612138
🌐 Shaafi Technology – Hal-abuurnimo Kuu Adeegaysa!

01/08/2025

πŸ›’ TufaaxOnline – Suuqaaga Online-ka ah!
πŸš€ Goob Online ah oo Iibsasho & Gadasho ah ayaa hadda la daahfuray!
Shaafi Technology waxay si rasmi ah u dhistay website-ka cusub ee casriga ah ee: TufaaxOnline.so

πŸ’Ό Waa suuq online ah oo kuu suurta gelinaya:
βœ… Inaad wax iibiso ama gadato meel kasta & waqti kasta
βœ… Naqshad qurux badan oo ku shaqeysa mobile & computer
βœ… Nidaam lacag bixin ammaan ah
βœ… Ganacsatada waxay abuuran karaan dukaamo online ah

TufaaxOnline.so waa suuq casri ah oo Soomaali u gaar ah, Shaafi Technology-na waa maskaxda ka dambeysa horumarkiisa!

πŸ“² Ma rabtaa inaad adigana yeelato website ganacsi online ah?
La xiriir Shaafi Technology maanta oo aan kuu hirgelino riyadaada ganacsi!

31/07/2025

πŸŽ‰ Another Project Delivered!
Shaafi Technology is proud to announce the successful launch of the new official website for Miltonbridge University!

βœ… Modern and responsive design
βœ… Student-friendly interface
βœ… Fast loading
βœ… Modern look

We’ve built a platform that makes education more accessible, organized, and digital-first.

πŸ’Ό Looking for a powerful, clean, and functional website for your school or institution?
πŸ“² Let Shaafi Technology bring your vision to life.

πŸ‘‰ Visit the site: https://miltonbridg.so

31/07/2025

Exciting News!

We’re thrilled to announce that Hubaal Advertising is now Shaafi Technology!

Our new name reflects our expanded focus on ICT solutions and branding identity, while continuing to deliver the same quality and dedication you’ve come to expect.

Please update your contacts and follow us as Shaafi Technology for all future updates and services.

Thank you for your continued support!

Want your business to be the top-listed Computer & Electronics Service in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


Masjid Roodo
Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 05:00
Tuesday 09:00 - 05:00
Wednesday 09:00 - 05:00
Thursday 09:00 - 05:00
Saturday 09:00 - 05:00
Sunday 09:00 - 05:00