Uniso-FECSSA
Waa Pagga Rasmiga ah ee Midowga Ardayda Faculty of Enginnering and Computer Science ee Jamacadda Soomaliya Fadlan Like Dheh
F.G. Si share garee
page-kaan waxaa loogu tala galay ardayda jaamacdda soomaliya gaar ahaan arday dhigata KULIYADDA CABIRAADA IYO CILMIGA AALADA
18/12/2025
๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐!
Guddoomiyaha, Guddoomiye ku-xigeennada, iyo dhammaan ardayda Ururka Ardayda Kulliyadda Injineerinka & Cilmiga Kombiyuutarka (FECSSA) waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Eng. Mukhtar Ibey Omar iyo Ustaad Osman Ibey Omar, oo ka tirsan howl-wadeenada jaamacadda, geerida ku timid hooyadood Caasha Cali Maxamed, oo ku geeriyootay deegaanka Ceelasha Biyaha.
Waxaan Alle uga baryeynaa inuu marxuumadda u naxariisto, Jannatul Firdowsa ka waraabiyo, ehelka iyo qaraabadana samir iyo iimaan ka siiyo.
Aamiin Aamiin.
โจ Maxaad ka ogtahay Taariikhda Artificial Intelligence (AI)?
Artificial Intelligence (AI) maanta waa maskaxda ka dambeysa horumarka casriga ahโrobots, chatbots, cod aqoonsi, iyo xitaa baabuurta iswadda. Laakiin ma ogtahay in safarka AI uu ka bilowday fikrado iyo riyooyin fog?
๐ง 1950-meeyadii โ Aabaha AI, Alan Turing, wuxuu keenay fikradda ah in mashiinku u fakari karo sida aadanaha.
๐ก 1956 โ Waxaa lagu dhawaaqay magac ahaan โArtificial Intelligenceโ shirkii caanka ahaa ee Dartmouth.
๐ 1970โ2000 โ AI waxay martay marxalado hoos u dhac iyo kor u kac, balse hal-abuurka saynisyahannadu ma istaagin.
๐ 2010 ilaa maanta โ AI waxay noqotay mid aad u awood badan: codka Siri & Google Assistant, ChatGPT, iyo barnaamijyo aqoonsada sawirrada iyo wajiyaasha.
Maanta, AI waxay saamayn ku yeelatay:
โ Caafimaadka
โ Waxbarashada
โ Ganacsiga
โ Amniga
โ Nolol maalmeedka qof walba
โ Adiga maxaad ka aaminsan tahay mustaqbalka AI?
Hoos ka dhiibo fikradaada ๐โจ
10/12/2025
โจ HAMBALYO โ DHAGAX DHIGGA XARUNTA CUSUB EE JAAMACADDA SOOMAALIYA โจ
Maanta waa maalin ka mid ah maalmaha lagu xasuusan doono taariikhda waxbarashada dalka. Jaamacadda Soomaaliya waxay qaaday talaabo horumarineed oo weyn iyadoo la dhagax dhigay xarunta cusub ee casriga ah, taasoo noqon doonta hoyga aqoonta, hal-abuurka iyo kobaca mustaqbalka ardayda Soomaaliyeed.
Dhismahan cusub wuxuu astaan u yahay:
โข Horumar aan hakad lahayn
โข Ballan-qaad dhab ah oo waxbarasho
โข In la dhiso jiil mustaqbal leh oo xirfad iyo aqoon isku dheer
Waxaan hambalyo u dirayaa maamulka UNISO, macallimiinta, ardayda iyo dhammaan bulshada kaalin ka qaadatay hirgelinta himiladan quruxda badan.
Guul iyo barwaaqo ha ku sii socdaan Jaamacadda Soomaaliya! ๐ธ๐ดโจ
27/11/2025
๐ธ Siminaarka โDigital Skills for Youth Entrepreneurshipโ
Waxaa si rasmi ah u soo dhammaaday siminaarka ciwaankiisu ahaa โDigital Skills for Youth Entrepreneurshipโ, kaas oo muddo labo maalin ah si gaar ah loogu qabtay Ardayda Kulliyadda Engineering and Computer Science ee Jaamacadda Soomaaliya, Campus-ka 21 January.
Siminaarkan oo ay soo qaban-qaabiyeen Midamawga Ardada Jaamacada Soomaalia iyo Macadka Somali Academy , wuxuu ku wajahnaa sidii ardayda loogu xoojin lahaa xirfadaha dijitaalka ah ee lagama maarmaanka u ah hal-abuurka, ganacsiga casriga ah, iyo adeegsiga teknoolojiyadda si loo abuuro fursado shaqo iyo kuwo ganacsi oo cusub.
Inta lagu guda jiray tababarka, ardaydu waxay barteen:
๐ก Fahamka xirfadaha dijitaalka ee ganacsiga casriga
๐ป Sida loo adeegsado digital tools kor u qaada wax-soo-saarka
๐ Farsamooyin hal-abuur iyo business innovation ah oo ku socda dunida maanta
Waxaan si gaar ah ugu mahadcelineynaa:
๐ Qaban-qaabiyeyaasha
๐ Macallimiintii tababarka bixisay
๐ Ardaydii ka faaโiideysatay barnaamijkan
Siminaarkan wuxuu ahaa tallaabo muhiim ah oo kor u qaadaysa aqoonta iyo hal-abuurka dhalinyarada Jaamacadda Soomaaliya.
๐ ๐ถ๐ฑ๐ผ๐๐ด๐ฎ ๐๐ฟ๐ฑ๐ฎ๐๐ฑ๐ฎ ๐๐ฎ๐ฎ๐บ๐ฎ๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐ฆ๐ผ๐ผ๐บ๐ฎ๐ฎ๐น๐ถ๐๐ฎ (๐ ๐๐๐ฆ๐ข) ayaa qabanaya tababar heer sare ah oo cinwaankiisu yahay โ ๐๐ถ๐ด๐ถ๐๐ฎ๐น ๐ฆ๐ธ๐ถ๐น๐น๐ ๐ณ๐ผ๐ฟ ๐ฌ๐ผ๐๐๐ต ๐๐ป๐๐ฟ๐ฒ๐ฝ๐ฟ๐ฒ๐ป๐ฒ๐๐ฟ๐๐ต๐ถ๐ฝ.โTababarkan waxa uu qayb ka yahay dadaallada ๐ ๐๐๐ฆ๐ข ee lagu horumarinayo aqoonta iyo xirfadaha ardayda jaamacadda.
Tababarku wuxuu diiradda saari doonaa xirfadaha muhiimka u ah dhijitaalka oo ay dhalinyaradu u baahan yihiin si ay ๐ ๐ฎ๐ฏ๐๐๐ฟ๐ฎ๐ฎ๐ป ๐ณ๐๐ฟ๐๐ฎ๐ฑ๐ผ ๐๐ต๐ฎ๐พ๐ผ, ๐ฎ๐บ๐ฎ ๐ ๐ธ๐ฎ๐๐ฏ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฎ๐ป ๐
๐ถ๐ฟ๐ณ๐ฎ๐ฑ๐ผ ๐ฐ๐ฎ๐๐ฟ๐ถ ๐ฎ๐ต ๐ผ๐ผ ๐น๐ฎ ๐ท๐ฎ๐ฎ๐ป๐พ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐๐ฎ ๐๐๐๐พ๐ฎ ๐บ๐ฎ๐ฎ๐ป๐๐ฎ . Waxaa lagu falanqayn doonaa fursadaha dhijitaalka, hal-abuurka ganacsiga, iyo sida loo dhisto xirfado suuq-geyn dhijitaal ah.
Tababarkan waxaa si wadajir ah u qabanaya ๐ ๐๐๐ฆ๐ข ๐ถ๐๐ผ ๐ฆ๐ผ๐บ๐ฎ๐น๐ถ ๐๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฒ๐บ๐ (๐ฆ๐ผ๐ฑ๐ฒ๐บ๐) , iyadoo labada hayโadood ay ka goโan tahay isku xirka aqoonta, kobcinta xirfadaha ardayda, iyo dhiirrigelinta hal-abuurka dhallinyarada Soomaaliyeed.
๐ Ma Ogtahay?
Maanta wax walba oo nagu xeeran โ laga bilaabo telefoonkaaga, baabuurta caqliga leh, ilaa dayuuradaha โ waxaa dhisay aqoonta Computer Science & Engineering.
Dunida casriga ah waa natiijo ka dhalatay hal-abuurka iyo garaadka injineerada tiknoolajiyada.
Engineering-ku waa maskaxda dhisaysa qalabka tiknoolajiyada:
Microchips
Server-yada
Satelaytyada u wareega cirifka dunida
Qalabka aan nolol maalmeedkeena ku tiirsannahay
Waxay hubiyaan in tiknoolajiyadaas oo dhan ay si ammanaan, hufan, oo la isku halayn karo u shaqeyso.
๐ Computer Science & Engineering
Ma aha oo kaliya cilmiga kombiyuutarkaโฆ
Waa hal-abuurka nolosha, waa mustaqbalka suuqa shaqada, waa aaladda dhiseysa horumarka berrito.
๐ช๐ฎ๐ฎ ๐บ๐ฎ๐
๐ฎ๐ ๐๐ฎ๐
๐ฎ ๐ฑ๐ต๐ฎ๐ป๐๐ฎ ๐ฎ๐ต ๐ฒ๐ ๐ฏ๐ฎ๐ฟ๐๐ฎ๐ฎ๐ป ๐๐ฟ๐ฑ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐๐น๐ถ๐๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ต๐ฎ ๐๐ผ๐บ๐ฝ๐๐๐ฒ๐ฟ ๐ฆ๐ฐ๐ถ๐ฒ๐ป๐ฐ๐ฒ & ๐๐ป๐ด๐ถ๐ป๐ฒ๐ฒ๐ฟ๐ถ๐ป๐ด? ๐ป๐
Ardayda dhigata Computer Science & Engineering waxay bartaan xirfado muhiim u ah maalmaha casriga maanta. Kuwaas oo ay ka mid yihiin:
๐ง Programming (C++, Java, Python, PHP)
โ๏ธ Software Development (Sidee loo sameeyaa app ama website)
๐ฅ๏ธ Computer Hardware & Architecture
๐ Networking & Cyber Security (Sida loo ilaaliyo xogta & shabakadaha)
๐ Data Structures & Algorithms
๐ค Artificial Intelligence & Machine Learning
๐จ UI/UX & System Design
๐พ Database Management (SQL, MongoDB iwm)
Waxaas oo dhan waxay ka caawiyaan ardayga inuu noqdo:
โ
Programmer
โ
Software Engineer
โ
System Analyst
โ
Network Engineer
โ
Cyber Security Specialist
Waa xirfad mustaqbal leh, fursado shaqo oo badan, iyo mushaar fiican ๐ผ๐ฅ
Haddii aad jeceshahay fikir, hal-abuur & xalinta dhibaatooyinka, waa kuliyad kugu habboon โ
๐ก
---
Maxaa ka taqaan taariikhda email, Kumuu ahaa shaqsigii ugu h**eeyay ee farriin ku dira email?
hadaba kaga bogo halkaan, Kunasoobiir si aad ula socotid taariihkda Tech.
Dunidu waxay wajahaysaa caqabado waaweyn: cudurro halis ah, isbeddel cimilo, iyo kala duwanaansho waxbarasho. Laakiin maanta, xal kasta oo casri ah waxaa horseedaya injineerada tiknoolajiyada.
๐ท Caafimaadka: AI iyo Data Analysis ayaa badbaadinaya nolosha malaayiin qof iyagoo kuwa h**e u ogaada cudurrada.
๐ท Waxbarashada: E-learning platforms waxay gaarsiisay waxbarasho carruurta ku nool meelaha fog fog.
๐ท Deegaanka: Computer simulations iyo smart systems ayaa xakameynaya isticmaalka tamarta, ilaalinta biyaha, iyo la dagaalanka isbeddelka cimilada.
๐ก Haddii aad rabto inaad noqoto qayb ka mid ah dadka mustaqbalka dunida badalayaโฆ Computer Science & Engineering waa furaha!
Ku soo dhawaada ardayda cusub ee ku biirtay Kulliyadda Engineering and Computer Science ee Jaamacadda Soomaaliya! ๐
Waxaan idinku soo dhoweynaynaa gacmo furan, annagoo rajeynayna in safarkan aqooneed uu idiin noqdo mid barwaaqo, dhiirrigelin iyo guul leh.
Kulliyadeenu waxay bixisaa takhasusyo casri ah sida:
๐ป Computer Science โ Baro sirta tiknoolajiyadda iyo software-ka!
๐๏ธ Civil Engineering โ Dhis magaalooyin iyo mustaqbal adag!
โก Electrical Engineering โ Maamul tamarta iyo korontada casriga ah!
๐ก Telecommunication โ Xidhiidhka iyo isgaarsiinta dunida!
๐๏ธ Construction Management โ Hogaami mashruucyada dhismaha iyo qorsheynta!
๐ก๏ธ Cyber Security โ Difaac xogta iyo amniga dijitaalka ah!
Ku soo biira safka hal-abuurka, horumarka, iyo mustaqbal ifaya! ๐
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Mogadishu